Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud oo gacanta ku haya gal-dacwadeedka Sacdiya Bajaaj
MUQDISHO – Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa shaaciyay in uu gacanta ku hayo gal-dacwadeedka la xiriira Sacdiya Macalin Cali Xasan , isagoo xusay in baarista kiiskaasi ay marayso heer gabagabo ah.
War kooban oo ka soo baxay xafiiska ayaa lagu sheegay in baaritaanka si dardar leh u socdo, isla markaana la filayo in dhowaan la soo afjaro, si...
Somalia, Qatar discuss boosting human rights cooperation
MOGADISHU, May 6, 2026 – The chairperson of Somalia’s National Independent Human Rights Commission, Maryan Qasim, held talks on Wednesday with Qatar’s ambassador to Somalia, Dr Abdullahi bin Salim Al-Nuaimi, focusing on strengthening cooperation in human rights and institutional development.
Discussions centered on enhancing collaboration between the two countries’ human rights bodies, including technical exchanges, capacity building, institutional management, human...
Soomaaliya iyo Qatar oo xoojinaya iskaashiga Arrimaha Xuquuqda Aadanaha
MUQDISHO, 6 May 2026 – Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed, Maryan Qasim, ayaa Arbacadii kulan la yeelatay danjiraha Qatar u fadhiya Soomaaliya, Dr Cabdullaahi bin Saalim Al-Nucaymi, iyagoo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga xuquuqda aadanaha iyo horumarinta hay’adaha.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray adkeynta wada-shaqeynta u dhexeysa guddiyada xuquuqda aadanaha ee labada dal, gaar ahaan dhinacyada is-dhaafsiga...
Masar oo mar kale xaqiijisay taageerada midnimada Soomaaliya
QAAHIRA – Wasiirka Arrimaha Dibadda, Iskaashiga Caalamiga ah iyo Muwaadiniinta Dibadda ee Masar, Badr Abdelatty, ayaa mar kale xaqiijiyay taageerada buuxda ee dalkiisa u hayo midnimada, madaxbannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya, kadib wada hadal telefoon oo uu la yeeshay dhiggiisa Soomaaliya, Cabdisalaan Cali, Talaadadii.
Abdelatty ayaa si cad u muujiyay diidmada adag ee Masar ka qabto tallaabo kasta oo...
Egypt reaffirms full support for Somalia’s sovereignty
CAIRO - Minister of Foreign Affairs, International Cooperation and Egyptian Expatriates Badr Abdelatty reaffirmed, Tuesday, May 5, 2026, Egypt’s full support for the unity, sovereignty, and territorial integrity of Somalia during a phone call on Tuesday with his Somali counterpart Abdisalam Ali.
Abdelatty stressed Egypt’s firm rejection of any unilateral actions that could undermine Somalia’s sovereignty or territorial unity.
The call...
Puntland vice president meets WFP delegation over drought and aid challenges
GAROWE, May 5 – Puntland’s Vice President Ilyas Osman Lugatoor on Tuesday met a senior delegation from the World Food Programme (WFP) to discuss worsening drought conditions and declining international aid, officials said.
The delegation was led by WFP Deputy Executive Director Matthew Hollingworth and included the agency’s regional director for Eastern and Southern Africa, its Somalia country head, and...
Somalia bids farewell to Djibouti ambassador after end of tenure
MOGADISHU – Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation on Tuesday received Djibouti’s Ambassador to Somalia, Mohamed Ibrahim Youssouf, for a farewell meeting marking the end of his diplomatic mission.
During the meeting in Mogadishu, the minister thanked the outgoing envoy for his role in strengthening the longstanding brotherly ties between Somalia and Djibouti, as well as advancing bilateral...
Hormuud Telecom, Get-Phone Launch Somalia’s Largest Smartphone Financing Program to Bridge Digital Divide
MOGADISHU, Somalia — Hormuud Telecom, the nation’s largest telecommunications provider, announced a strategic partnership Tuesday with Get-Phone to launch Somalia’s first structured smartphone financing program.
The initiative aims to provide millions of low-income Somalis with access to internet-ready devices for the first time, addressing the "affordability gap" that remains the primary barrier to digital inclusion in a country where 4G...
Mucaaradka oo shuruudo ku xiray kulanka uu ku baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh
Muqdisho – Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo ay ku mideysan yihiin qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha mucaaradka ayaa soo saaray warsaxaafadeed ay kaga hadleen casuumaadda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee ku aaddan wadahadal la qorsheeyay in la qabto 10-ka May 2026.
Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay in mucaaradku ay si taxaddar iyo masuuliyad leh u soo dhoweynayaan fursadda wadahadalka, hase yeeshee ay...
Safiirka Jabuuti u fadhiya Soomaaliya oo lagu sagootiyay Muqdisho
Muqdisho – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjire Maxamed Ibraahim Yuusuf, oo booqasho sagootin ah ku yimid kadib dhammaadka muddadii uu ahaa Safiirka Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya.
Wasiirka ayaa uga mahadceliyay Danjiraha doorkii uu ka qaatay xoojinta xiriirka walaaltinimo ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Jabuuti, iyo sidoo kale ka...










