Sheekh Aadan Madoobe maalintii 2aad ka qeybgalaya Shirka Algeria
Algiers-Algeria - Shirweynaha Guddoomiyaasha Baarlamaanadda Carabta ayaa shalay si rasmi ah uga furmay Magaaladda Algiers ee caasimadda wadanka Algeria, waxaana shirka sanadkan looga hadli doonaa arrimaha wadamada Carabta gaar ahaan xaaladda Falastiin.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan wadanka Algeria ayaa Soomaaliya ku matalaya shirkaas...
SSC-Khaatumo oo ka jawaabtay hadalkii Deni ee ku saabsanaa xiriirkooda DFS
LAASCAANOOD, Soomaaliya – Maamulka SSC-Khaatumo ayaa Sabtidii si rasmi ah uga falceliyay hadal dhawaan kasoo yeeray Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, kaasoo ahaa in Puntland ay ka xuntahay xiriirka SSC-Khaatumo ay la yeelatay dowladda Federaalka Soomaaliya.
Wasiirka Warfaafinta ee SSC-Khaatumo, Najiib Barkhadle Warsame, ayaa sheegay in maamulkoodu aanu waajib ku ahayn inuu Puntland kala tashado xiriirka uu la leeyahay dowladda dhexe,...
SSC-Khaatumo responds to Puntland President’s criticism over federal government ties
LAS ANOD, Somalia – The SSC-Khaatumo on Saturday issued its first official response to recent remarks by Puntland President Said Abdullahi Deni, who criticised SSC-Khaatumo for what he described as growing alignment with the Federal Government of Somalia.
Speaking to reporters, SSC-Khaatumo’s Minister of Information, Najiib Barkhadle Warsame, rejected Deni’s claims, saying his administration was under no obligation to consult...
UN Envoy convinced Puntland leader to attend NCC – Sources
BOSASO, Somalia – The United Nations Special Representative for Somalia, James Swan, has launched a fresh diplomatic initiative aimed at resolving the ongoing political impasse between Somalia’s federal government and regional state leaders.
On Saturday, Swan held talks in Bosaso with Puntland President Said Abdullahi Deni, persuading him to participate in the upcoming National Consultative Council summit set to open...
Madaxweynaha Puntland oo lagu qanciyay in uu yimaado Muqdisho
BOOSAASO, Soomaaliya - Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan, ayaa wada dadaal diblomaasiyadeed oo lagu xallinayo ismariwaaga siyaasadeed ee u dhaxeeya Madaxda DFS iyo kuwa Maamul Goboleedyada dalka.
James Swan ayaa maanta la kulmay Madxaweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni, isagoona ku qanciyay in uu ka qeyb galo shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo maalinta Isniinta ka furmaya Muqdisho. Todobaadkii hore,...
NUSOJ’s Flagship State of the Media Report Reveals Relentless Media Repression and Urges Immediate Action to End Attacks on Journalists in Somalia
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) marks World Press Freedom Day with the launch of its State of the Media Report, laying bare the harsh and deeply entrenched repression faced by journalists in Somalia.
This annual report, now in its 14th year, provides the most comprehensive and credible documentation of media freedom violations such as attacks on journalists and...
Fiqi oo shaaciyay sababta dowladda Soomaaliya u mamnuucday baasaboorka Taiwan
MUQDISHO, Soomaaliya - Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa shaaca ka qaaday in go’aanka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ay ku mamnuucday baasaboorka Taiwan uu salka ku hayo qorshe ay wateen mas’uuliyiin sare oo ka socota Taiwan oo booqasho ku tegi lahaa Somaliland iyagoo aan oggolaansho ka haysan dowladda dhexe.
Fiqi oo ka hadlayay xafladdii xil...
Somalia banned Taiwanese passport over planned high-level visit to Somaliland, says outgoing FM
MOGADISHU, Somalia - Former Somali Foreign Minister Ahmed Moalim Fiqi has said the government’s recent decision to stop recognizing Taiwanese passport was directly linked to a planned visit by a senior Taiwanese delegation to the breakaway region of Somaliland.
Speaking during a handover ceremony in Mogadishu today, Fiqi said the move followed reports that Taiwan’s Foreign Minister was expected to...
Somali PM Oversees Handover of Foreign Affairs Ministry to New Minister
MOGADISHU, Somalia, May 3 — Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre on Saturday presided over the handover ceremony of the Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation, officially transferring responsibilities from outgoing minister Ahmed Moallim Fiqi to newly appointed minister Abdusalam Omer Dhaay.
The ceremony took place at the Ministry’s headquarters in Mogadishu and was attended by senior government officials,...
Ra’iisul Wasaaraha oo Xilka U Kala Wareejiyay Wasiirka Cusub ee Arrimaha Dibadda iyo Wasiirkii Hore
MUQDISHO, Soomaaliya — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah xilka ugu kala wareejiyay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay, iyo Wasiirkii hore, Mudane Axmed Macallin Fiqi.
Munaasabadda xil-wareejinta oo si rasmi ah looga dhigay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee magaalada Muqdisho, ayaa waxaa...








