Shan Sarkaal Boolis ah oo lagu dilay Weerar Al Shabaab ka fulisay Lamu, Kenya
NAIROBI, Kenya, May 2 — Shan sarkaal oo ka tirsan ciidamada gaarka ah ayaa lagu dilay halka shan kalena ay ku dhaawacmeen weerar dhabar-jab ah oo ay Al Shabaab ku qaadeen ciidanka Kenya gudaha kaynta Boni ee gobolka Lamu.
Weerarka ayaa ka dhacay deegaanka Lehelo, halkaas oo ay ciidanku ku raad-joogeen koox argagixiso ah oo la tuhunsan yahay. Boolisku waxay...
Five Police Officers Killed, 5 Injured in al Shabaab Ambush in Lamu’s Boni Forest
NAIROBI, Kenya, May 2 – Five police officers were killed and five others injured in an ambush by al Shabaab militants in Boni Forest.
The officers, all from the elite Special Operations Group (SOG), were pursuing a group of suspected terrorists in the Lehelo area when they came under heavy gunfire. The ambush occurred after the team had spent two...
Somali Forces, Local Clan Militia Repel Militant Attacks in Hiran Region
MOGADISHU, Somalia — The Federal Government of Somalia on Friday praised the courage of local heroes in the Hiran region, who, alongside Somali National Army forces, successfully repelled coordinated attacks by al-Shabab militants in the areas of Muqliga Cali, Ceelhareeri, Hareeri Madoobe, and Garas-Magan, all within the Hiran region of the Hirshabelle State, a statement said.
The local fighters and...
Dowladda Soomaaliya Oo Bogaadiyay Guusha Dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan
MUQDISHO, Soomaaliya - Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay soo saartay qoraal ay ku bogaadisay dagaalkii shalay ka dhacay gobolka Hiiraan, kaasoo ay sheegtay inay khasaaro ku gaarsiisay Al-Shabaab.
Macwiisleyda oo gacan ka helaya Ciidamada Qalabka Sida ayaa kahor tagay weerarro ay galinkii dambe ee shalay xoogaga Al-Shabaab kusoo qaadeen deegaannada Muqliga Cali, Ceelhareeri, Hareeri Madoobe, iyo Garas-Magan oo...
AU picks five countries to contribute troops to new Somalia mission
ADDIS ABABA, May 3 — The African Union (AU) Peace and Security Council has officially endorsed Djibouti, Egypt, Ethiopia, Kenya and Uganda as the troop-contributing countries (TCCs) for its new stabilization mission in Somalia, AUSSOM, the council said in a statement Friday.
The AU-led mission will involve the deployment of nearly 12,000 personnel aimed at supporting Somalia’s ongoing fight against...
Midowga Afrika oo Ansixiyay Shanta Waddan ee Ciidamadooda ka howlgalaya Soomaaliya
Addis Ababa – Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika ayaa si rasmi ah u ansixiyay in waddamada Jabuuti, Masar, Itoobiya, Kenya, iyo Uganda ay noqdaan dalalka rasmiga ah ee ciidamo u dira hawlgalka cusub ee nabad-ilaalinta Soomaaliya oo lagu magacaabo AUSSOM (African Union Support and Stabilization Mission in Somalia).
War-murtiyeed rasmi ah oo kasoo baxay golaha ayaa lagu sheegay...
Senatarro Mareykan ah oo Dadaal Ku Bixinaya In la Hakiyo Maalgelinta Howlgalka AUSSOM
Washington, D.C. – Saddex senatar oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga ee Mareykanka ayaa diyaariyay hindise sharciyeed cusub oo lagu joojinayo dhaqaalaha ay dowladda Mareykanka ku bixiso howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya.
Xildhibaanada ayaa sheegay in Mareykanka uusan bixin doonin wax lacag ah ilaa ay dalalka Midowga Yurub, Midowga Afrika, iyo Qaramada Midoobay bixinayaan qaybtooda kharashaadka hawlgalka. Waxay intaas ku dareen...
Republican senators move to block Somalia funding until allies pay ‘fair share’
WASHINGTON - Fox News Digital has learned that the U.S. could withhold funding for the war against Islamist terror in Somalia until Europe, the African Union (A.U.), and the United Nations (U.N.) pay more of their "fair" share toward the cost of striking out and keeping the peace in the conflict-torn country.
These plans to "prohibit" the use of U.S....
China Praises Somalia’s Ban on Taiwanese Passports, Affirms “One China” Policy
Beijing, May 2, 2025 – China has praised Somalia’s recent decision to ban the entry of Taiwanese passport holders, acknowledging the move as a strong demonstration of Somalia’s adherence to the "One China" policy.
In a statement at a press briefing, Chinese Foreign Ministry spokesperson Guo Jiakun said that the decision reflects Somalia’s firm commitment to the principle of China’s...
Shiinaha oo soo dhaweeyay Go”aan kasoo baxay dowladda Soomaaliya
Shiinaha ayaa Soomaaliya ku ammaantay mamnuucidda ay ku soo rogtay dadka wata baasaboorka Taiwan oo laga joojiyay Soomaaliya, iyadoo Soomaaliya ay u aqoonsan tahay Taiwan inay tahay gobol kamid ah dalweynaha Shiinaha.
Go'aanka Muqdisho "wuxuu ka tarjumayaa sida adag ee ay Soomaaliya ugu dheggan tahay mabda'a midnimada Shiinaha ah, kaasoo Shiinuhu aad u bogaadinayo," afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Guo Jiakun...







