Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Soomaaliya oo gashay wejiga tijaabada nidaamka lacag-bixinta duulista hawada

Muqdisho - Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Faarax Nuux, ayaa si rasmi ah u shaaciyay in dalku galay wejiga tijaabada ee Nidaamka Xisaab-xirka iyo Lacag-bixinta, kaas oo ay iska kaashadeen Dowladda Soomaaliya iyo Ururka Caalamiga ah ee Gaadiidka Cirka.   Tallaabadan ayaa timid ka dib markii uu soo xirmay kulankii heerka sare ahaa ee looga hadlayay...

Safiirka Ingiriiska oo sheegay in Muqdisho ay kamid tahay goobaha ugu Khatarta Badan Caalamka

Muqdisho - Safiirka dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Charles King, ayaa maqaal uu qoray ku faahfaahiyey caqabadaha amni iyo nolosha adag ee uu ku haysto magaalada Muqdisho.   Danjiraha ayaa qiray in caasimadda Soomaaliya ay tahay mid ka mid ah goobaha ugu halista badan ee uu diblamaasi ka shaqeeyo dunida, isagoo xusay in subax kasta uu ku soo tooso guuxa diyaaradaha...

Pakistan army says 13 militants killed in northwest operations near Afghan border

Islamabad - Pakistan’s army said Thursday it killed 13 militants in two separate operations in the country’s northwest area near the Afghanistan border.   In Mohmand district of Khyber Pakhtunkhwa province, security forces detected the movement of a group attempting to infiltrate from across the Pakistan-Afghanistan border and engaged them, killing eight militants, the military said in a statement. Five more militants...

Ciidamada Pakistan oo Dilay 13 Dagaalyahan ka dib Hawlgallo ka Dhacay Xadka Afghanistan

Islamabad – Ciidamada Pakistan ayaa sheegay inay dileen 13 dagaalyahan kadib laba howlgal oo kala duwan oo ka dhacay waqooyi-galbeed ee dalka, meel u dhow xadka ay la wadaagaan Afghanistan.   Sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay militariga, siddeed dagaalyahan ayaa lagu dilay degmada Mohmand ee gobolka Khyber Pakhtunkhwa, kadib markii ciidamada ammaanku ay ogaadeen koox isku dayaysay inay ka...

British police named a man arrested in connection with London stabbing attack

LONDON - British police have named a man arrested in connection with a stabbing attack that injured two Jewish men in the Golders Green neighborhood of north London on Wednesday.   The man has been identified as Essa Suleiman, 45, a British citizen of Somali origin. Police say the attack is being treated as a terrorist attack with the intention of...

Over 80 Congolese soldiers face trial for fleeing battles against rebels

Kinshasa - Eighty four Congolese soldiers accused of fleeing battles against AFC/M23 rebels in eastern Democratic Republic of Congo are facing trial on multiple charges, including violating military orders, the army said Thursday.   According to the army, a group of soldiers who were deployed in Walikale territory withdrew from the front line in the Rutoboko area in the face of...

In ka badan 80 askari oo Congo ah oo maxkamad la soo taagay

Kinshasa – Maxkamad milatari oo ku taalla bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo ayaa la soo taagay 84 askari oo lagu eedeeyay inay ka baxeen jiidda hore ee dagaalka ay  dowlada kula jireen fallaagada AFC/M23.   Sida ay sheegeen saraakiisha milatariga, askartan ayaa ka cararay dagaallo ka socday gobolka bari, halkaas oo ciidamada dowladda ay wajahayaan cadaadis xooggan oo uga imanaya...

Nin Soomaali ah oo weerar ka fuliyay Caasimada dalka Ingiriiska

LONDON - Booliska Ingiriiska ayaa shaaciyay magaca nin loo qabtay inuu fuliyay weerar mindi oo lagu dhaawacay laba nin oo Yuhuud ah kaasoo ka dhacay Arbacadii lasoo dhaafay xaafadda Golders Green ee waqooyiga London.   Ninka ayaa lagu magacaabaa Essa Suleiman, oo 45 jir ah, kaasoo asal ahaan kasoo jeeda dalka Soomaaliya islamarkaana muwaadin Britain ah. Boolisku waxay sheegeen in weerar loo...

Three civilians killed in Somalia eviction clash in Mogadishu

MOGADISHU — At least three civilians were killed on Thursday during a brief clash in the Hamar Jajab district of Somalia’s capital after tensions erupted over a government-led eviction operation, officials and witnesses said.   The confrontation broke out in the “Waa Yaabee” neighbourhood, where Somali police were carrying out an operation linked to the removal of residents from disputed land. The...

Iska hor imaad ka dhacay degmada Xamar Jajab oo sababay khasaare dhimasho ah

Muqdisho – waxaa degmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir saakay ka dhacay iska hor imaad kooban oo salka ku hayay arrimo la xiriira fulinta qorshe dowladeed ee barakicinta dhulalka ay sheeganeyso.   Iska hor imaadka ayaa yimid kadib markii ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya ay ka howlgalayeen xaafad lagu magacaabo “Waa Yaabee”, halkaas oo ay ka socotay barakicin la xiriirta qorshe...

WARAR KALE

Somali Special Forces Raid Al-Shabaab Positions in Bay Region

MOGADISHU, Somalia – Somalia's elite Danab Special Forces carried out a planned operation in the El Bashiir area near Buur Hakaba district in the...

AUSSOM Chief, EU Ambassador Discuss Security and Stabilisation Efforts in Somalia

MOGADISHU, Somalia – The head of the African Union Support and Stabilisation Mission in Somalia (AUSSOM), El Hadji Ibrahima Diene, met the European Union's...

Somalia, China Discuss Expanding Defence and Security Cooperation

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Minister of Defence, Ahmed Moallim Fiqi, met with China's ambassador to Somalia, Wang Yu, in Mogadishu on Monday to discuss...