Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali President Holds High-Level Talks with Turkish Counterpart in Antalya Diplomacy Forum

ANTALYA, Turkey (SMN) — Somali President Hassan Sheikh Mohamud met with Turkish President Recep Tayyip Erdoğan on the sidelines of the Antalya Diplomacy Forum, in what officials described as a "fruitful and forward-looking" discussion aimed at strengthening bilateral ties.   During the meeting, held in the Turkish resort city of Antalya, the two leaders exchanged views on the longstanding relationship between Somalia...

Xasan Sheekh iyo Erdogan oo labo qodob uga hadlay kulankoodii Turkiga

ANTALYA - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Madaxweynaha Türkiye Mudane Recep Tayyip Erdoğan, inta lagu guda jiray Madasha Diblumaasiyadda Antalya.   Labada Madaxweyne ayaa iska xog waraystay xiriirka qotada dheer ee u dhexeeya labada dal iyo sidii loo sii horumarin lahaa iskaashiga dhinacyada amniga, ganacsiga iyo maalgashiga. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Cuba says US yet to clarify fate of two doctors abducted in Kenya 6 years ago

Cuba has once again pointed a finger at the US over the prolonged delays in clarifying the fate of two doctors kidnapped in Madera in 2019 and suspected to have been in an area bombed by the US African Command (AFRICOM) last year.   Cuban Foreign Affairs Minister Bruno Rodriguez has, however, revealed that the efforts continue to clarify the situation...

Somali PM Vows Commitment to Peace, Unity in Meeting With SSC-Khaatumo Elders

LAS ANOD, Somalia — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre met Saturday evening with traditional elders from the SSC-Khaatumo regions in the city of Las Anod to discuss peace, unity and the expansion of government services. The meeting focused on strengthening national cohesion, advancing reconciliation efforts and enhancing stability in the region. The elders shared recommendations on rebuilding the country and...

𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢 𝐁𝐚𝐫𝐫𝐞, 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐈𝐬𝐢𝐦𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐒𝐂-𝐊𝐡𝐚𝐚𝐭𝐮𝐦𝐨

Laascaanood — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa magaalada Laascaanood kulan muhiim ah kula yeeshay Isimada deegaannada SSC-Khaatumo.   Kulanka ayaa diirrada lagu saaray sidii loo xoojin lahaa midnimada iyo geeddi-socodka nabadda, dib-u-heshiisiinta iyo xasilloonida dalka, isaga oo ka dhagaystay tallooyin dhaxal-gal ah oo ku aaddan dib-u dhiska dalka, iyo sidii deegaannada SSC-Khaatumo looga hirgalin lahaa...

Shabelle Media Network director and deputy Released After Unlawful Detention in Mogadishu

MOGADISHU, April 12 (SMN) - The director and deputy of Somalia's Shabelle Media Network were released on Saturday after their unlawful detention by police in Mogadishu, raising fresh concerns about press freedom in the Horn of Africa nation.   Abukar Sheikh Mahmoud, director general, and Mahmoud Abdinair Sofeysane, his deputy, were detained without charges in the capital’s Hamarweyne district, according to...

Agaasimaha Warbaahinta Shabelle iyo Ku-xigeenkiisa oo Dib u Helay Xorriyadooda Kadib Xabsi Sharci-darro ah

Muqdisho – Agaasimaha guud ee Warbaahinta Shabelle, Abuukar Sheekh Maxamuud (SKY), iyo ku xigeenkiisa Maxamuud C/naasir Soofeysane ayaa maanta dib u helay xorriyadooda kadib markii ay booliska degmada Xamarweyne si sharci darro ah ugu xireen saldhigga degmada saacadihii hore ee saakay.   Labada mas'uul ee sare ee warbaahinta Shabelle ayaa la xiray iyadoo aan wax eed ah loo soo jeedin,...

Somali Authorities Escalate War on Media Freedom with Arrest of Two Senior Journalists

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) strongly denounces the arbitrary arrest of two senior journalists from Shabelle Media Network, Director Abukar Sheikh Mohamud and Deputy Director Mohamud Abdinasir Soofeysane. This deeply troubling action amounts to a direct assault on media freedom and reflects a dangerous and intensifying campaign to suppress independent journalism in Somalia.   On Wednesday, officers from the...

Booliska Soomaaliya oo xiray Agaasimaha Shabakadda Warbaahinta Shabelle

MUQDISHO, Soomaaliya - Ciidamada Booliska Saldhiga Degmadda Xamarweyne ayaa goordhow xiray Agaasimaha Guud ee Shabakadda warbaahinta Shabelle Abuukar Sheekh Maxamuud Abuukar SKY.   Agaasimaha ayaa looga yeeray Saldhiga degmada Xamarweyne kadibna ciidamada ayaa xabsiga dhigayWaxyar ka hora yay ahayd markii agaasime ku xigeenka Shabelle Maxamuud Cabdinaasir Soofeysane Ciidamada Booliska ay dhigeen xabsiga saldhiga degmada Xamarweyne kadib markii loogu yeeray Su”aalo...

Somali Police Detain Shabelle Media Network Director and Deputy, Raising Concerns Over Press Freedom

MOGADISHU, Somalia (SMN) — Police in the Hamarweyne district of Mogadishu have detained Abukar Sheikh Mahmud, the Director-General of Shabelle Media Network, a prominent independent media outlet based in Somalia's capital, Mogadishu. The Network's CEO was arrested after being summoned to the local police station, adding to growing concerns about the safety of journalists in the country.   The arrest came...

WARAR KALE

Madaxweyne Xasan Sheekh oo mashaariic daah-furay Caasimadda HirShabeelle

MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta si diirran loogu soo dhoweeyey magaalada Jowhar ee...

Somali President Inaugurates Development Projects During Visit to Hirshabelle Capital

JOWHAR, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Thursday inaugurated a series of development projects and government facilities in the central town of...

SouthWest State Leader Sheikh Aden Madobe Formally Assumes Office in Baidoa

BAIDOA, Somalia – The newly elected leader of Somalia's South West State, Sheikh Aden Mohamed Nur, widely known as Aden Madobe, formally assumed office...