Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweynaha Soomaaliya oo Taliyaha AFRICOM kala hadlay Dagaalka Al-Shabaab

MUQDISHO, Soomaaliya – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la yeeshay General Michael E. Langley, Taliyaha AFRICOM ee Mareykanka, Talaadadii magaalada Muqdisho, kadib booqasho hal maalin ah oo ku yimid Caasimadda.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa iskaashiga amniga ee Soomaaliya iyo Mareykanka, iyadoo si gaar ah loo xoogga saaray kor u qaadista hawlgallada...

Somali President Meets US Military Commander to Discuss Al-Shabaab Fight

MOGADISHU, Somalia – Somali President Hassan Sheikh Mohamud held a key meeting on Tuesday with General Michael E. Langley, Commander of the U.S. Africa Command, in Mogadishu during his one-day unannounced visit.   The discussions centered on bolstering the security partnership between Somalia and the United States, with a strong emphasis on advancing joint counter-terrorism operations and improving coordination within a wider...

Somalia: NCC Opens in Mogadishu Under President’s Chairmanship

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s National Consultative Council conference opened Tuesday in the capital, Mogadishu, with President Hassan Sheikh Mohamud presiding over discussions focused on national security, anti-terror operations, economic development, humanitarian conditions, and the country’s electoral process.   The summit brings together leaders from the federal government, regional states, including Galmudug, Hirshabelle, South West, and SSC-Khatumo, as well as the...

Shirkii Gollaha Wadatashiga Qaranka oo Ka Furmay Muqdisho

Muqdisho – Talaado, 6-da May 2025: Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, iyadoo uu shir guddoominayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.   Shirka oo horay labo jeer dib loo dhigay sababo la xiriira khilaafaad ku saabsan qaybinta awoodaha iyo ka qeybgal la’aanta qaar ka mid ah dhinacyada, ayaa hadda si rasmi ah...

SSC-Khaatumo Leader pays a courtesy call on Galmudug President Ahead Of NCC Talks

MOGADISHO, Somalia – The leader of the SSC-Khaatumo regional government, Abdiqadir Ahmed Aw-Cali (Firdhiye), visited the President of Galmudug, Ahmed Abdi Karie (Qoor Qoor), in a meeting that served as both a courtesy call and a political consultation.   During the meeting in Mogadishu, the two regional leaders engaged in an in-depth discussion on key national issues, particularly the upcoming National...

Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo oo Booqasho Ugu Tagay Madaxweynaha Galmudug

MUQDISHO, Soomaaliya – Hoggaamiyaha Dawlad Goboleedka SSC-Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa booqasho sharafeed ku tagay Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Galmudug,  Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor), iyadoo kulankaasi uu ahaa mid salaan, is xogwaraysi iyo wada tashi siyaasadeed isugu jira.   Intii kulanku socday, labada masuul ayaa si qoto dheer uga wada hadlay arrimaha muhiimka ah ee dalka, gaar ahaan ka qeybgalka...

Qabyaaladu waa Cadowga Koowaad ee Soomaaliya

Soomaaliya waa dal leh taariikh fac weyn, dhaqan hodan ah iyo dad isku af ah, balse nasiibdarro waxaa si xoog leh u hor istaagay horumarkii iyo midnimadii ummadda arrimo badanoo u badan kuwa gudaha ah. Midda ugu weyn ee halista ku ah jiritaanka dawladnimo dhabah waa qabyaaladda, eexda, nin jecleysiga iyo fahamka khaldan ee siyaasadda, gaar ahaantan siyaasiyiinta Soomaaliyeed...

Somali Prime Minister Expresses Condolences Over the Death of Traditional Elder 

MOGADISHU, Somalia – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre has expressed his heartfelt condolences following the death of Ugaas Cabdullaahi Ugaas Faarax, a prominent traditional leader who played a key role in fostering peace and nation-building in Somalia.   In a statement released on Monday, Prime Minister Barre extended his sympathies to the family, relatives, and the Somali community at large,...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo tacsiyeeyay geerida Ugaas Cabdullaahi Ugaas Faarax

Muqdisho, Soomaaliya — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Alle ha-u-naxariistee, Ugaas Cabdullaahi Ugaas Faarax, oo ka mid ahaa Ugaasyada dhaqanka Soomaaliyeed ee kaalinta weyn ka soo qaatay nabadda iyo dowlad-dhiska Soomaaliya.   Ra’iisul Wasaaraha, ayaa qoyska, qaraabada iyo guud ahaan dhaqanka Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay geerida naxdinta leh ee ku timid...

Soomaaliya iyo Mareykanka oo kawada hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga

MUQDISHO, 6 May 2025  – Wasiirka cusub ee Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Maalim Fiqi, ayaa Isniintii kulan muhiim ah kula yeeshay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Richard H. Riley, magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga amni ee muddo dheer u dhexeeya Soomaaliya iyo Mareykanka.   Warbixin ka soo baxday Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa sheegtay in labada mas'uul ay ka wada hadleen...

WARAR KALE

US to end UN logistics support for AU mission in Somalia

MOGADISHU, Somalia — The United States plans to end support for the U.N. logistics mission in Somalia, citing Somalia’s failure to defeat al-Shabab and...

Somalia marks 66th Independence anniversary with celebration in South Sudan

JUBA, South Sudan – Somalia's embassy in South Sudan held a ceremony in Juba to commemorate the 66th anniversary of Somalia's independence and unification,...

Mareykanka oo taageerada AUSSOM u joojinaya fashilka dagaalka Al-Shabaab iyo horumar la’aanta amniga Soomaaliya

MUQDISHO - Dowladda Mareykanka ayaa si rasmi ah ugu wargelisay Midowga Afrika inay joojin doonto taageerada ay siiso Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya...