Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay mucaaradka iyo madaxii hore ee dalka
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, isagoo si gaar ah u soo hadal qaaday mucaaradka iyo madaxii hore ee dalka.
Madaxweynaha ayaa sheegay in xilligii uu ku jiray mucaaradka aanay jirin wax wadatashi iyo la-tashi siyaasadeed oo dhab ah oo lala yeesho dowladdii uu hoggaaminayay Madaxweynihii hore, Mudane Maxamed...
Russia oo sheegtay in la fashiliyay isku day afgambi oo ka dhacay Mali
Moscow – Wasaaradda Difaaca ee Russia ayaa ku dhawaaqday in cutubyo ka tirsan ciidamadeeda ka hawlgala Mali ay fashiliyeen isku day afgambi oo dhacay 25-kii Abriil 2026.
Bayaan rasmi ah oo ay soo saartay wasaaraddu ayaa lagu sheegay in kooxo hubeysan oo sharci darro ah ay isku dayeen inay afgambi ku qabsadaan talada dalka, balse ciidamada ayaa si degdeg ah...
Wasiirka Gaashaandhigga oo ka qaybgalay kulan dib-u-eegis ah oo ku saabsan maamul-wanaagga hay’adaha amniga
Muqdisho –Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta ka qaybgalay kulanka dib-u-eegista hannaanka dowladnimada iyo maamul-wanaagga ee la xiriira hay’adaha amniga dalka, kaas oo ay ka soo qaybgaleen mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, Bangiga Adduunka, iyo Saaxiibbada Caalamka.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta maamul-wanaagga, isla-xisaabtanka, iyo dib-u-habeynta hay’adaha amniga dalka, gaar ahaan: qaab-dhismeedka sharciga, hannaanka maamulka...
Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka oo Muqdisho ku martigelisay wafdi ka socday IOM, Midowga Yurub iyo GIZ
Muqdisho – Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka ayaa xarunta lagu soo dhoweeyo muwaadiniinta dib ugu soo laabanaya dalka ku martigelisay wafdi heer sare ah oo ka socday Midowga Yurub, IOM iyo hay’adda GIZ, kuwaas oo booqasho shaqo ku yimid xarunta.
Wafdiga ayaa kormeer rasmi ah ku sameeyay adeegyada kala duwan ee ay xaruntu bixiso, iyagoo si gaar ah u qiimeeyay...
Somalia prison chief, Chinese ambassador discuss prison reform cooperation
MOGADISHU – Somalia’s Custodial Corps Commander, Major General Mohamed Sheikh Hassan Haamud, held talks in Mogadishu with China’s ambassador to Somalia, Wang Yu, on efforts to strengthen cooperation in prison reform, prison equipment and officer training, officials said on Tuesday.
The meeting focused on expanding collaboration between the Somali Custodial Corps and the Chinese government, particularly in improving prison infrastructure,...
Somalia reaffirms commitment to stronger state institutions in talks with UN mission
MOGADISHU – Somalia’s State Minister for Foreign Affairs and International Cooperation, Ali Mohamed Omar, on Tuesday received a delegation from the United Nations Transitional Assistance Mission in Somalia (UNTMIS), led by Acting Head of Mission Raisedon Zenenga.
During the meeting, Omar underscored the Somali government’s commitment to strengthening state institutions in order to accelerate development, peace and stability across the...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo kulan la qaatay Danjiraha Shiinaha
Muqdisho – Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, S/Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Wang Yu.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u dhexeeya labada dhinac, gaar ahaan dhinacyada qalabaynta xabsiyada, horumarinta isgaarsiinta, iyo tababaridda saraakiisha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.
Labada masuul ayaa sidoo kale ka wada hadlay taageerada agoonta ku...
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay wafdi ka socday UNTMIS
Muqdisho – Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa maanta qaabilay wafdi sare oo ka socday Hawlgalka Kala-guurka ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS), kaas oo uu hoggaaminayay Ku-simaha Madaxa Hawlgalka, Mudane Raisedon Zenenga.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay, gaar...
Somali President Meets UN Humanitarian Chief to Discuss Aid Response
MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Tuesday received U.N. Assistant Secretary-General for Humanitarian Affairs and Emergency Relief Coordinator Tom Fletcher at the presidential palace in Villa Somalia to discuss the country’s worsening humanitarian situation.
According to an official statement posted by Villa Somalia on X, the meeting focused on urgent humanitarian needs facing communities across Somalia and...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabiley wafdi ka socda QM
MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta Madaxtooyada Qaranka ee Villa Somalia ku qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Bani’aadantinimada iyo Isuduwaha Gargaarka Degdegga ah, Tom Fletcher, sida lagu sheegay qoraal rasmi ah oo lagu daabacay barta X (Twitter) ee Villa Somalia.
Kulanka labada dhinac ayaa si gaar ah diiradda loogu...











