Madaxweynaha Soomaaliya oo dib ugu laabtay Furimaha dagaalka Al-Shabaab
RAAGA-CEELA, Soomaaliya - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dib ugu laabtay deegaanada uu ka socdo abaabulka howlgallada ka dhanka Khawaarijta, kaddib markii uu caasimadda Muqdisho kulammo kula qaatay Guddoomiyaha Cusub ee Midowga Afrika.
Madaxweynaha ayaa magaalada Raaga Ceelle ee Gobolka Shabeelada dhexe kula hadlay, boqolaal ka mid ah halyeeyada xaq u dirirka ah ee...
Heads of State from EAC and SADC Hold Virtual Summit on DRC Security
NAIROBI, Kenya โ The second joint summit of the East African Community (EAC) and the Southern African Development Community (SADC) Heads of State convened virtually on March 24, 2025, to address the ongoing security situation in eastern Democratic Republic of the Congo (DRC).
The meeting, conducted in a warm and cordial atmosphere, reviewed a report from the joint EAC-SADC Ministers...
Dowladda oo Guulo ka sheegatay howlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe
JOWHAR - Ciidamada qalabka sida ee dowladda ayaa horumaro balaaran ka sameeyay howlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda gobolka Shabeellaha Dhexe oo dhawaan qeybo kamid ah ay soo galeen dagaalyahano ka tirsanaa Al-Shabaab.
Ciidamada ayaa howlgalo balaaran waxa ay ka sameeyeen deegaano dhowr ah oo hoostaga degmada Masaajid Cali Gaduud iyaga oo bur buriyay fariisimooyin Al-Shabaab ay...
Daacish oo weerartay saldhig Ciidanka Puntland leeyihiin
BOOSAASO - Wararka Laga helayo gobolka Bari ayaa sheegaya in dagaalyahano ka tirsan kooxda Daacish ay weerar ku qaadeen saldhig ciidamada Puntland ay ku leeyihiin gobolka Bari.
Daacish ayaa u muuqanaysa mid dagaalkeeda u badashay weeraro gaadma ah kadib markii looga adkaaday dagaalka Tooska ah ee ay la galeen ciidamada Puntland.
Wararka ayaa sheegaya in Dagaalyahano ka tirsan kooxda Daacish,...
Somali Prime Minister Attends Joint Summit on Eastern and Southern Africa Security Issues
MOGADISHU, Somalia - The Prime Minister of the Federal Government of Somalia, Mr. Hamza Abdi Barre, participated in a joint summit tonight held virtually between the countries of the East African Community (EAC) and the Southern African Development Community (SADC).
The summit focused on the security situation in the eastern part of the Democratic Republic of the Congo (DRC). In...
๐ฅ๐ฎโ๐ถ๐ถ๐๐๐น ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ซ๐ฎ๐บ๐๐ฎ ๐ผ๐ผ ๐ธ๐ฎ ๐พ๐ฎ๐๐ฏ ๐ด๐ฎ๐น๐ฎ๐ ๐ธ๐๐น๐ฎ๐ป ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ ๐ฒ๐ฒ๐ฑ ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ท๐ถ๐ฟ ๐ฎ๐ต ๐ผ๐ผ ๐ฎ๐ ๐๐ฒ๐ฒ๐๐ต๐ฒ๐ฒ๐ป ๐๐๐ ๐ถ๐๐ผ ๐ฆ๐๐๐
MUQDISHO - Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa ka qaybgalay kulan madaxeed wadajir ah oo ay yeeshaan dalalka xubnaha ka ah urur gobolleedyada Bariga iyo Koonfurta Afrika ee EAC iyo SADC.
Kulanka oo ahaa mid ku dhacay aaladda fogaan-aragga, ayaa looga hadlay xaaladda amni darro ee ka taagan bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo. Raโiisul...
Deputy Prime Minister of Somalia Bids Farewell to African Union Chairperson
MOGADISHU, Somalia โ Somalia's Second Deputy Prime Minister, Abdissalam Abdulle Ali, today bid farewell to African Union Chairperson, Mohamud Ali Yusuf, at Aden Adde International Airport, following a two-day visit to the country.
During his stay in Mogadishu, the African Union Chairperson held meetings with Somalia's top government officials, where they discussed strengthening relations between Somalia and the African Union,...
Somali Government Successfully Repatriates 145 Citizens from Libya
MOGADISHU, Somalia โย The Somali government has successfully repatriated 145 citizens who had endured significant hardships in Libya, continuing its efforts to support citizens facing difficulties abroad.
Of the returnees, 37 arrived at Hargeisa International Airport, while the remaining 108 landed at Aden Adde International Airport in Mogadishu.
In the capital, they were greeted by Hon. Isak Mohamud Mursal, Deputy Minister of...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo sogaatiyay Maxamuud Cali Yuusuf
MUQDISHO, Soomaaliya - Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalam Cabdi Cali, ayaa maanta garoonka caalamiga ah ee Aadan Cabdulle ka sagootiyey Guddoomiyaha Midowga Afrika, Mudane Maxamuud Cali Yuusuf, oo soo gabagabeeyay booqasho labo maalmood ah oo uu ku joogay dalka.
Guddoomiyaha Midowga Afrika, ayaa Intii uu ku sugnaa Muqdisho, kullamo la yeeshay madaxda ugu sarreysa...
ICCโs Double Standards: A Court for the Powerful or Against the Weak?
The International Criminal Court (ICC) was established to prosecute individuals responsible for war crimes, crimes against humanity, and genocide. However, since its inception, the court has faced mounting criticism for its alleged double standards, particularly its disproportionate focus on leaders from the Global South, especially Africa, while ignoring crimes committed by powerful Western nations. This selective justice raises questions...











