Amnesty demands release of Somali activist ‘Sacdiya Bajaj’
The Rights watchdog Amnesty International on Tuesday demanded the "immediate and unconditional" release of a Somali social activist and rickshaw driver detained in Mogadishu without charge for over two weeks.
Sacdiya Moalim Ali, 27, popularly known as "Sadiya Bajaj," was arrested on April 12 in the capital’s Hodan district by officers from the National Intelligence and Security Agency (NISA), according...
Amnesty International oo Dalbatay in si Degdeg ah loo Sii Daayo Sacdiya Bajaj
Ururka u dooda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa si adag uga dalbaday dowladda Federaalka Soomaaliya inay xabsiga si degdeg ah oo shuruud la’aan ah uga sii dayso Sacdiya Macallin Cali, oo loo yaqaanno "Sacdiya Bajaj." Saadiya oo ah 27-jir kaxaysa mooto bajaj, isla markaana ah u dhaqdhaqaaqa arrimaha bulshada, ayaa ku xiran magaalada Muqdisho iyadoo aan ilaa hadda...
SoDMA iyo Qaramada Midoobay oo Ka Wada Hadlay Xaaladda Bani’aadannimo ee Soomaaliya
Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta xarunta hay’adda ku qaabilay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha bani’aadannimada, Tom Fletcher, oo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho.
Kulanka labada masuul, oo ay wehliyeen madax ka socota hay’adaha ka shaqeeya gargaarka bani’aadannimada, ayaa diiradda lagu saaray xaaladda bani’aadannimo ee dalka iyo sidii...
Somali president hosts traditional elders, reaffirms commitment to elections
MOGADISHU — Somali President Hassan Sheikh Mohamud hosted a banquet at the presidential palace in Mogadishu for traditional leaders drawn from across the country, praising their role in peacebuilding and national unity, Villa Somalia said.
During the gathering, the president commended the elders for their longstanding contributions to reconciliation efforts, state-building and maintaining social cohesion in Somalia.
He also briefed them...
Somalia vows stronger protection for commercial shipping amid maritime security concerns
UNITED NATIONS — Somalia has pledged to strengthen security for commercial vessels passing along its coastline as concerns grow over the safety of key international shipping routes, officials said Monday.
Somalia’s ambassador to the United Nations, Abukar Baalle, stressed the importance of safeguarding the country’s territorial waters, saying Somalia’s maritime security has implications far beyond its borders.
With the longest coastline...
Soomaaliya iyo Cumaan oo ka wada hadlay horumarinta dekedaha iyo maalgashiga saadka
MUSCAT, Cumaan – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada Muscat ee dalka Cumaan kula kulmay hoggaanka sare ee shirkadda dowladeed ee ASYAD Group si ay uga wada hadlaan iskaashi ku saabsan horumarinta dekedaha, saadka isku dhafan iyo maalgashi istaraatiiji ah.
Kulanka ayaa waxaa hoggaaminayay Agaasimaha Guud ee ASYAD Group, Cumar bin...
Somalia seeks port investment partnership with Oman’s ASYAD Group
MUSCAT, Oman — Somalia’s Foreign Affairs and International Cooperation Minister Abdisaalan Abdi Ali held talks in Muscat with senior executives of Oman’s state-owned ASYAD Group on strengthening cooperation in port development, integrated logistics and strategic investment, officials said Monday.
The meeting brought together the Somali minister and ASYAD Group’s Director General, Omar bin Mahmoud Al-Mahrazi, along with other senior officials...
Diyaarad Ku Burburtay Suudaanta Koonfureed iyo 14 Qof oo Ku Dhintay
Juba – Diyaarad yar oo nooca Cessna ah ayaa Isniintii ku burburtay meel u dhow caasimadda Juba ee dalka Koonfurta Suudaan, waxaana ku dhintay dhammaan 13 rakaab ahaa iyo duuliyihii diyaaradda, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta duulista hawada.
Diyaaradda ayaa ka duushay garoonka caalamiga ah ee Juba International Airport, iyadoo ku burburtay qiyaastii 20 kiiloomitir u jirta magaalada. Warbixin horudhac ah...
Qaramada Midoobay Oo Ka Hadashay Weerarro Ka Dhacay Mali
New York – Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Guterres, ayaa si adag u cambaareeyay rabshado ka dhacay dalka Mali, kadib markii kooxo hubeysan oo argagixiso ah iyo kooxo gooni u goosad ah oo Tuareg ah ay qaadeen weerarro is daba joog ah oo lagu beegsaday ciidamada dowladda.
Afhayeenkiisa Stéphane Dujarric ayaa sheegay in Guterres uu aad uga walaacsan yahay wararka...
Soomaaliya oo Xoojineysa Amniga Maraakiibta Ganacsiga ee Xeebaheeda
Muqdisho – Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inay ka go’an tahay xoojinta amniga maraakiibta ganacsiga ee mara xeebaha dalka, xilli ay sii kordhayaan walaacyada la xiriira amniga marin-biyoodka caalamiga ah.
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay, Mudane Abuukar Baalle, oo carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay ilaalinta badaha Soomaaliya.
Danjiraha ayaa sheegay in Soomaaliya ay leedahay xeebta ugu dheer dalalka dhul-weynaha Afrika,...










