Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali President Visits Frontlines as Government Forces Battle Al-Shabaab

MOGADISHU, Somalia (SMN) – Somali President Hassan Sheikh Mohamud visited frontline positions on Monday to show support for government forces and local militias fighting against Al-Shabaab insurgents.   During his visit, the President assessed the condition of the troops and received updates from commanders and military leaders who have faced multiple attacks in recent days from the Al-Qaeda-linked group. General Odwaa, the...

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaarey jiida hore ee dagaalka Al-Shabaab

MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaarey jiidaha hore ee dagaalka Al-Shabaab, si uu garab-istaag ugu muujiyo Ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka.   Inta uu Madaxweynuhu ku sugan yahay furimaha dagaalka waxa uu u kuur-gali doonaa xaaladda ciidamada, isaga oo warbixinno ka dheggeysan doona talisyada iyo hoggaannada horkacaya dagaalka, kuwaas oo maalmihii la soo dhaafay la kulmay...

Agaasime cusub oo loo magacaabey Wasaaradda Difaaca Soomaaliya

MUQDISHO, Soomaaliya - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa u magacaabay, Cabdinaafic Axmed Cabdullaahi inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda JFS.   Magacaabista agaasimaha cusub ayaa kusoo beegmaysa xili xilka laga qaadey wasiirkii difaaca C/qaadir Maxamed Nuur, oo ku dhawaad 3 sano xafiiska joogay. Wasiirka ayaa isaga iyo xubno kale oo kamid ah Xukuumadda...

Ra’iisul Wasaare Xamza oo ka tacsiyadeeyay geerida Cabdullaahi Jaamac Barre (Cascasey)

MUQDISHO — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee, marxuum Cabdullaahi Jaamac Barre (Cascasey) oo ku geeriyooda dalka UK.   Ra’iisul Wasaaraha, ayaa ku sifeeyey marxuumka muwaadin dalkiisa iyo dadkiisa ugu soo adeeggay xilalkii kala duwanaa ee...

Somali Forces Clash with Al-Shabaab Militants in Middle Shabelle Region

GUULANE, Somalia – Somali National Army (SNA) forces, alongside local militias, launched an operation against Al-Shabaab militants in the Laba-garas area of the Middle Shabelle region on Tuesday.   The military operation, which began in the early hours of the morning, successfully targeted the militant group, killing several fighters. SNA officials confirmed that the operation is still ongoing as forces continue...

Ciidanka dowladda iyo Al-Shabaab oo ku dagaalamaya G/Shabeellaha Dhexe

GUULANE, Soomaaliya - Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka Guullane ayaa weerar ku qaaday xubno katirsan Al-Shabaab oo ku sugnaa aagga deegaanka Laba-garas ee gobolka Shabeellaha Dhexe.   Saraakiisha Ciidanka Qaranka ayaa xaqiijiyey in weerarkan oo bilowday waaberigii hore ee saakay ay ku laayeen Al-Shabaab ee bartilmaameedku ahaa. Saraakiisha ayaa sidoo kale sheegay in weli ay la dagaalamayaan Al-Shabaab kadib markii ay ku...

A Yemeni fishing vessel hijacked off Somalia coast

In the latest of a series of pirate hijackings off Somalia this year EUNAVFOR ATALANTA reported a suspected hijacking of Yemini dhow, or fishing vessel, on 16 March in the vicinity of Eyl, Northern coast of Puntland.   EUNAVFOR ATALANTA said the incident had been classified as a hijacking with seven hijackers remaining on board. The dhow has a crew of...

Safaaradda Jabuuti oo Afur u sameysay Madax katirsan dowladda Soomaaliya

MUQDISHO - Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan DFS iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa ka qeyb galay kulan Afur ah oo lagu qabtay Safaarada Dowladda Jabuuti ee Magaalada Muqdisho.   Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti Amb. Maxamed Ibraahim Yuusuf...

Ra’iisul Wasaaraha oo dardargeliyay arrimaha doorashooyinka dalka

MUQDISHO - Ra’iisul Wasaraaha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir looga hadlayey dardargelinta arrimaha doorashooyinka dalka, kaas oo u dhexeeyey Xukuumadda xubnaha Guddiga Doorashooyinka iyo Soohdimaha dalka.   Ra’iisul Wasaaraha, ayaa xusay muhiimadda ay leedahay in dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah, si talada dib loogu celiyo dadka, una soo doortaan hoggaankooda,...

Somalia’s Prime Minister Chairs Meeting on Election Preparations

MOGADISHU, Somalia — Somalia's Prime Minister, Hamza Abdi Barre, chaired a critical meeting today focused on accelerating the country's election process. The meeting, which brought together government officials, members of the National Electoral Commission, and stakeholders from across the nation, emphasized the urgency of moving forward with the upcoming elections.   During the session, Prime Minister Barre stressed the importance of...

WARAR KALE

Turkish Shipping Firm Akkon Lines Launches Operations in Somalia Through Mogadishu Port

MOGADISHU – Somalia's main seaport hosted a ceremony to welcome Turkish shipping company Akkon Lines, which has officially launched operations in the Horn of...

Somali Referee Omar Artan to Officiate UEFA Super Cup in Historic First for Somalia

MOGADISHU – Somali international referee Omar Abdulkadir Artan has etched his name into football history after being appointed to officiate the 2026 UEFA Super...

Somali Intelligence Seizes Over 100 Barrels of Bomb-Making Chemicals Allegedly Bound for Al-Shabaab

MERCA – Somali intelligence forces, backed by local militia fighters, have seized more than 100 barrels of chemical substances allegedly destined for the Al-Shabaab...