Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia’s president says open to opposition dialogue amid political tensions

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud said he is ready to listen to opposition politicians with differing views on his government, as political tensions rise ahead of the end of the administration’s constitutional term.   Speaking in Mogadishu, Hassan Sheikh said that during his time in opposition there had been no genuine political consultation or dialogue with the government...

Somalia pushes security sector reforms to strengthen governance and accountability

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Defence Minister Ahmed Moallim Fiqi on Wednesday took part in a high-level review meeting on governance and institutional reforms within the country’s security agencies, as the government seeks to strengthen accountability and long-term sustainability in the security sector.   The meeting brought together senior officials from the federal government, the World Bank and international partners to assess...

Humanitarian crisis deepens in Somalia as hunger, drought and displacement worsen

MOGADISHU, Somalia — Somalia is facing a worsening humanitarian crisis as millions struggle with hunger, repeated droughts and widespread displacement, with aid agencies warning that reduced international funding is pushing vulnerable communities closer to famine.   The United Nations Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) said seasonal Deyr rains that began in September worsened conditions in several parts of...

Soomaaliya oo wajahaysa xaalad bini’aadantinimo oo sii xumaanaysa oo ay sababeen abaaro

Muqdisho – Guud ahaan Soomaaliya waxaa ka taagan xaalad bini’aadantinimo oo sii xumaanaysa, iyadoo bulshooyin badan ay la ildaran yihiin gaajo, abaaro isdaba joog ah iyo barakac baahsan.   Sida ay sheegtay OCHA, roobabkii Deyrta ee bishii Sebtembar ayaa sii xoojiyay dhibaatada, iyagoo burburiyay nolosha xoolo-dhaqatada iyo beeraha, isla markaana kordhiyay heerka barakaca iyo khatarta macaluusha. Ilaa hadda, in ka badan 500,000...

Hogaamiyaha Koonfur Galbeed oo qaabilay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada

Baydhabo – Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Baydhabo ku qaabilay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada iyo Isku-duwaha Gargaarka Degdegga ah, Mudane Tom Fletcher.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u dhexeeya Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed iyo Qaramada Midoobay, gaar ahaan dhinacyada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay mucaaradka iyo madaxii hore ee dalka

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, isagoo si gaar ah u soo hadal qaaday mucaaradka iyo madaxii hore ee dalka.   Madaxweynaha ayaa sheegay in xilligii uu ku jiray mucaaradka aanay jirin wax wadatashi iyo la-tashi siyaasadeed oo dhab ah oo lala yeesho dowladdii uu hoggaaminayay Madaxweynihii hore, Mudane Maxamed...

Russia oo sheegtay in la fashiliyay isku day afgambi oo ka dhacay Mali

Moscow – Wasaaradda Difaaca ee Russia ayaa ku dhawaaqday in cutubyo ka tirsan ciidamadeeda ka hawlgala Mali ay fashiliyeen isku day afgambi oo dhacay 25-kii Abriil 2026.   Bayaan rasmi ah oo ay soo saartay wasaaraddu ayaa lagu sheegay in kooxo hubeysan oo sharci darro ah ay isku dayeen inay afgambi ku qabsadaan talada dalka, balse ciidamada ayaa si degdeg ah...

Wasiirka Gaashaandhigga oo ka qaybgalay kulan dib-u-eegis ah oo ku saabsan maamul-wanaagga hay’adaha amniga

Muqdisho –Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta ka qaybgalay kulanka dib-u-eegista hannaanka dowladnimada iyo maamul-wanaagga ee la xiriira hay’adaha amniga dalka, kaas oo ay ka soo qaybgaleen mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, Bangiga Adduunka, iyo Saaxiibbada Caalamka.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta maamul-wanaagga, isla-xisaabtanka, iyo dib-u-habeynta hay’adaha amniga dalka, gaar ahaan: qaab-dhismeedka sharciga, hannaanka maamulka...

Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka oo Muqdisho ku martigelisay wafdi ka socday IOM, Midowga Yurub iyo GIZ

Muqdisho  – Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka ayaa xarunta lagu soo dhoweeyo muwaadiniinta dib ugu soo laabanaya dalka ku martigelisay wafdi heer sare ah oo ka socday Midowga Yurub, IOM iyo hay’adda GIZ, kuwaas oo booqasho shaqo ku yimid xarunta.   Wafdiga ayaa kormeer rasmi ah ku sameeyay adeegyada kala duwan ee ay xaruntu bixiso, iyagoo si gaar ah u qiimeeyay...

Somalia prison chief, Chinese ambassador discuss prison reform cooperation

MOGADISHU – Somalia’s Custodial Corps Commander, Major General Mohamed Sheikh Hassan Haamud, held talks in Mogadishu with China’s ambassador to Somalia, Wang Yu, on efforts to strengthen cooperation in prison reform, prison equipment and officer training, officials said on Tuesday.   The meeting focused on expanding collaboration between the Somali Custodial Corps and the Chinese government, particularly in improving prison infrastructure,...

WARAR KALE

Turkish Shipping Firm Akkon Lines Launches Operations in Somalia Through Mogadishu Port

MOGADISHU – Somalia's main seaport hosted a ceremony to welcome Turkish shipping company Akkon Lines, which has officially launched operations in the Horn of...

Somali Referee Omar Artan to Officiate UEFA Super Cup in Historic First for Somalia

MOGADISHU – Somali international referee Omar Abdulkadir Artan has etched his name into football history after being appointed to officiate the 2026 UEFA Super...

Somali Intelligence Seizes Over 100 Barrels of Bomb-Making Chemicals Allegedly Bound for Al-Shabaab

MERCA – Somali intelligence forces, backed by local militia fighters, have seized more than 100 barrels of chemical substances allegedly destined for the Al-Shabaab...