Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Shirweynaha Shanaad ee Ururrada Shaqaalaha Soomaaliyeed Oo Ka Furmay Muqdisho

MUQDISHO - Shirweynaha Shanaad ee Ururrada Shaqaalaha Soomaaliyeed (FESTU) ayaa maanta ka furmay Muqdisho, iyadoo uu daah-furey Ra'iisal Wasaare Kuxigeenka Labaad ee Xukuumadda Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay).   Shirka ayaa waxaa ka qayb galay 320 ergo, oo ka socda dowlad goboleedyada dalka, Gobolka Banaadir, iyo wakiillo matalaya 12 urur oo shaqaalaha Soomaaliyeed ah. Sidoo kale, Wasiirada Dastuurka iyo Shaqada...

Mogadishu Mayor Meets IOM Head to Discuss Solutions for Internally Displaced Persons

Mogadishu, Somalia — In a significant step towards managing the humanitarian crisis in Mogadishu, Mayor and Benadir Region Governor Mohamed Ahmed Amir convened with Manuel Marques Pereira, the head of the International Organization for Migration (IOM) for Somalia, on Monday.   The meeting, hosted at the mayor's office, aimed to strategize on the pressing issue of internally displaced persons (IDPs) in...

Duqa Muqdisho oo qaabiley Madaxa Hey’adda I.O.M ee Soomaaliya

Muqdisho - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa xafiiska ku qaabilay wafdi uu hogaaminayo Madaxa Hey’adda I.O.M u qaabilsan Soomaaliya Mr. Manuel Marques Pereira.   Waxay kawada hadleen dadargalinta sidii xalwaaro loogu heli lahaa maareeynta Barakacyaasha ku dhaqan degmooyinka Muqdisho. Kulankan oo ay goob joog ka ahaayeen xafiiska Xalka Waara (DSU) ee Gobolka Banaadir ayaa...

Somaliland will finalize trade and port deals with Ethiopia in this year, says President

DUBAI (SMN) - Somaliland President, Abdirahman Cirro, along with his delegation, participated in the 2025 World Governments Summit held in Dubai, United Arab Emirates.   During the summit, which saw the attendance of over 6,000 participants, President Cirro delivered an extended speech and responded to numerous questions from attendees. In his address, Cirro revealed that before the end of this year, Somaliland...

Cirro oo sheegay inay Somaliland dhamaystirayso heshiiska badda ay la gashay Itoobiya

DUBAI (SMN) - Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo waftigii uu hogaaminaayey ayaa ka qeyb galay Shir-weynaha Dawladaha Adduunka ee sanadka 2025, oo ka dhacay magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta.   Madaxweynaha ayaa shirkaasi oo ay ka soo qeyb galeen in ka badan 6,000 oo qof ka jeediyey khudbad dheer, su'aalo badana kaga jawaabey. Cirro ayaa sheegay in kahor inta...

Luuq District in Gedo Region Stabilizes After Two Days of Fighting

Luuq (SMN) – The situation in Luuq District, Gedo Region, has stabilized after two days of intense fighting. Government forces have been deployed throughout the district, and reports indicate that the militia groups who had fought in the area are now mainly stationed on the outskirts of the town. While some reports suggest that the militias remain near the town's...

Somali Minister of Foreign Affairs Meets Turkish Deputy Foreign Minister

Mogadishu (SMN) – Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Ambassador Ahmed Macallin Fiqi, received a delegation from Turkey led by the Deputy Minister of Foreign Affairs, Prof. Burhanettin Duran, at his office.   The meeting focused on strengthening the bilateral relationship between the two countries and developing a broader strategic partnership, with a special emphasis on the need for...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Wafdi Turki ah la Kulmay

MUQDISHO - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Turkiga oo uu hoggaaminayay Wasiir Kuxigeenka Arrimaha Dibadda ee Turkiga, Prof. Burhanettin Duran.   Kulanka waxaa looga hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dal, iyo sidii loo horumarin lahaa iskaashi istiraatiijiyadeed oo ballaaran, iyada oo xoog la saaray...

Xildhibaano Eedeeyey Xasan Sheekh iyo Xaaladda Siyaasadeed ee Soomaaliya oo sii xumaanaysa

MUQDISHO - Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeeyey Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud in uu nidaam caburin ah hirgeliyey, waxaana ay sheegeen in doorashooyinka mustaqbalka aysan u socon doonin si xor ah oo caddaalad ah.   Xildhibaan Maxamed Cumar Caana Nuug, oo ka tirsan Golaha Shacabka, ayaa la hadlay warbaahinta Shabelle, isagoo cambaareeyey weerar ciidamada...

Ciidamo lagu daadiyay wadooyinka degmada Luuq kadib dagaal ka dhacay

LUUQ - Kadib dagaaal laba Maalin ka socday Degmadda Luuq ee gobalka Gedo Xaalka degmadda ayaa ah saakay Mid aad u dagan Waxaana Saakay degmadda lagu arkyaa Ciidamo ka tirsan Dowladda oo gabi ahaanba lagu daadiyay waaxyaha ay ka koobantahay Degmaddaasi.   Inkastoo Wararka qaar ay sheegayaan in maleeshiyaadkii ku dagaalamay luuq ay haddda ku suganyihiin Daafaha magaaladda isla markaana...

WARAR KALE

Murusade Elders Issue Communiqué on June 3 Attack on Peace Meeting in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia -- Traditional elders and intellectuals from the Murusade community issued a strongly worded statement following a consultation meeting held in Mogadishu on...

Somaliland iyo Israa’iil oo gaarey heshiisyo cusub

QUDUS - Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog ayaa Axaddii si wadajir ah warbaahinta ula hadlay kaddib kulan ay...

Somaliland, Israel agree to deepen cooperation after presidential talks

JERUSALEM - Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro) and Israeli President Isaac Herzog on Sunday pledged to strengthen cooperation between their two sides following...