Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Maxay ka wada-hadleen dowladaha Masar iyo Soomaaliya?

QAAHIRA (SMN) - Wasiirka Gaashaandhiga XFS Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo booqasho shaqo ku jooga Magaalada Qaahira ayaa la kulmay dhigiisa dalka Masar  Abdul Majeed Saqr.   Labada wasiir ayaa ka wada hadlay sii adkeynta iskaashiga dhanka ciidanka iyo kan amni ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Masar. Masuuliyiinta ayaa sidoo kale ka wada hadlay howlgalka cusub ee midowga Africa ee AUSSOM kaaas oo...

Somalia oo ka qaybgashay Shirka Gudiga Machadka Qorsheynta Carabta

KUWAIT (SMN) - Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamed Cabdulqaadir Cali ayaa Shirka Guddiga Sare ee Machadka Qorsheynta Carabta (Arab Planning Institute) ee 2025, uga qayb galay Kuwait.   Shirka ayaa lagu gaaray go’aamo muhiim ah oo kor u qaadaya awoodda machadka taasoo ku aaddan daboolidda baahida qorsheynta ee dalalka Carabta. Waxaa sidoo kale kulanka lagu ansixiyay miisaaniyadda iyo...

Somalia Announces Bid for AU Peace and Security Council Seat

MOGADISHU - Somalia has put forward its candidacy for a position on the African Union Peace and Security Council (AU PSC) for the 2025-2028 term, aiming to play a significant role in Africa's peace and security landscape, officials announced on Tuesday.   Somalia, which has hosted the African Union Mission for over 17 years, sees this candidacy as an opportunity to...

Somalia Cabinet Endorses Penal Code Overhaul, New Legal Institute

MOGADISHU - Somalia's Cabinet of Ministers has approved substantial amendments to the Penal Code and ratified a policy to establish a Higher Institute for Legal Training and Development, officials said on Wednesday.   In a meeting chaired by Prime Minister Hamsa Abdi Barre, the government outlined its commitment to modernizing the legal framework. The changes, initiated by the Ministry of Justice and...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay duqa Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay guddoomiyaha cusub ee Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir.   Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ugu hambalyeeyay xilka guddoomiyanimo isaga oo kula dardaarmay inuu xooga saaro sidii shacabka caasimadda ay...

Sawirro: Maxaa kasoo baxay shirka golaha wasiirada Soomaaliya?

MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa lagu ansixiyey wax ka beddelka Xeerka Habka Ciqaabta iyo Siyaasadda Qaran ee Dhismaha Machadka Sare ee Tababbarka iyo horumarinta Sharciga oo ay soo gudbisay Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka.   Shirka Golaha oo uu guddoominayey Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa...

Somalia oo isku soo sharaxday Kursiga Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee M/Afrika

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday musharaxnimadeeda Kursiga Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (AU PSC) ee muddo-xileedka 2025–2028 kadib war saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS.   Muhiimadda uu kursigan u leedahay Soomaaliya ayaa ah in ay door muuqda ka qaadato ajendaha nabadda iyo ammaanka ee Afrika, taas oo ka tarjumeysa safarkeeda dib-u-habaynta iyo sida...

Maxamuud Macallin oo xarunta SoDMA kusoo dhaweeyay agaasime Dhuxulow

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku soo dhaweeyay Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Md. Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow.   Masuuliyiinta ayaa ka wada hadlay sidii labada Hay’adood ee SoDMA iyo Socdaalka u sii adkeyn lahayeen xariirka wada shaqeyn iyo iskaashiga guud ee ka dhaxeeya hay’adaha Dowladda. Halkan hoose ka...

Somalia’s Foreign Minister Tours Embassy in Kampala During AU Summit

KAMPALA, Uganda — Somalia's Foreign Minister Ahmed Moalim Fiqi, attending the African Union Summit on the Comprehensive Africa Agriculture Development Programme (CAADP) in Uganda, visited the Somali Embassy in Kampala on Wednesday.   Fiqi, who landed in Kampala earlier in the week, was greeted with enthusiasm by Somalia's Ambassador to Uganda, Fardowsa Mohamed Kanyare. The embassy visit was not only ceremonial...

Ethiopian Forces Arrest Civilians in Bay Region Amidst Al-Shabaab Attacks

BAIDO, Somalia - In an escalation of security operations, Ethiopian forces have conducted targeted raids in several areas of Somalia's Bay region, leading to the arrest of an unspecified number of civilians. The operations unfolded within the last few hours and were initiated following a mine explosion in Qansaxdhere district, which Ethiopian troops were investigating.   The individuals arrested are primarily...

WARAR KALE

Safiirka Soomaaliya ee Liibiya oo Gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo

TRIPOLI - Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Liibiya, Mudane Cabdifataax Sheekh Axmed Cabdulmanaan, ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo u gudbiyay Guddoomiyaha Golaha Madaxtooyada...

Taliyaha Ciidanka XDS oo Guddoomiyay Shirka Dardargelinta Howlgalada iyo U Diyaargarowga Amniga Qaranka

MUQDISHO – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta guddoomiyay shirka subaxlaha ee Taliska Guud ee Ciidanka XDS,...

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed iyo Jaamacadda Ruwaanda oo Kala Saxiixday Heshiis Iskaashi

KIGALI – Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) iyo Jaamacadda Ruwaanda (University of Rwanda) ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo lagu xoojinayo iskaashiga dhinacyada waxbarashada...