Soomaaliya iyo Shiinaha oo Xoojinaya Iskaashiga Aqoonta iyo Cilmi-baarista
Muqdisho – Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha ayaa si rasmi ah u daah-furay Xarunta Cilmi-baarista iyo Casriyeynta Shiinaha, taas oo laga hirgeliyay Machadka Diblomaasiyadda ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah.
Munaasabadda daah-furka waxaa ka qeyb galay Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mudane Xamza Haadow, Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya Mudane Wang Yu, iyo marti...
Former Somali President Raises Concerns Over Government Term Dispute
MOGADISHU — Former Somali president Sharif Sheikh Ahmed voiced concern Wednesday over the dispute surrounding the mandate of the Federal Government of Somalia, warning of uncertainty over the country’s political direction.
Speaking after holding meetings in Mogadishu with elders from clans seen as close to President Hassan Sheikh Mohamud, Sharif said opposition figures believe the government’s term expires on May...
Somali President Opens New Ports Ministry Headquarters
MOGADISHU — Hassan Sheikh Mohamud on Wednesday inaugurated the new headquarters of the Ministry of Ports and Marine Transport, saying the government is prioritising modernization of the country’s ports and protection of maritime resources.
The president said the Federal Government of Somalia aims to strengthen maritime security, safeguard natural resources and preserve the marine environment to ensure sustainable use of...
Somalia to Intensify Anti-Terror Operations, Defence Minister Says
MOGADISHU — Somalia’s Defence Minister, Ahmed Moallim Fiqi, said Wednesday that the Federal Government of Somalia will intensify operations against militants while expanding stabilization efforts in newly recovered areas.
Speaking at a national stabilization coordination forum in Mogadishu, Fiqi highlighted what he described as progress in liberating territories, improving security and accelerating stabilization programmes, adding that military operations would continue...
Sheekh Shariif oo ka hadlay muddada xilka dowladda
Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa ka hadlay muranka ka taagan muddada xilka dowladda Federaalka, isagoo muujiyey walaac ku saabsan jihada siyaasadeed ee dalka.
Sheekh Shariif, oo maalmahan kulamo kula lahaa magaalada Muqdisho qaar ka mid ah beelaha ku dhow Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in mucaaradku aaminsan yahay in muddada xilka dowladda ay ku...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray Xarunta dhexe ee Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in dowladda Federaalku ay ahmiyad gaar ah siinayso casriyeynta dekadaha dalka, horumarinta iyo ilaalinta arrimaha badda, iyadoo mudnaan la siinayo sugidda amniga badda, dhowrista kheyraadka dabiiciga ah iyo ilaalinta bay’adda badda...
Wasiirka Gaashaandhigga oo sheegay in la dardargelinayo hawlgallada iyo xasillinta dalka
Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in dowladda ay sii xoojinayso hawlgallada ka dhanka ah argagixisada iyo dadaallada lagu xasillinayo deegaannada laga xoreeyey.
Wasiirka oo ka hadlayay Madasha Qaran ee Isku-dubbaridka Xasillinta ayaa tilmaamay horumarrada ay dowladda ka samaysay xoreynta deegaanno badan, sugidda amniga, iyo dardargelinta geeddi-socodka xasillinta, isagoo xusay in hawlgalladu ay si...
Puntland Launches Campaign Against Illegal Fishing
GAROWE — The fisheries ministry in Somalia’s semi-autonomous Puntland has announced a wide-ranging campaign to strengthen the fight against illegal fishing along its coastline.
In a statement, the Puntland Ministry of Fisheries and Marine Resources said protecting marine resources was vital for the economic growth of coastal communities, food markets and the long-term development of the region’s blue economy.
The ministry...
Somalia Says Intelligence Operation Kills 33 Al-Shabaab Fighters
MOGADISHU — Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA), working with international partners, carried out a planned operation in the Guulane area of the Middle Shabelle region that killed more than 33 members of Al-Shabaab.
In a statement, NISA said the first strike targeted a house where commanders and fighters were gathered, killing 15 militants on the spot and destroying...
Somali Opposition Rejects Any Term Extension for President
MOGADISHU — Somalia’s opposition groups issued a firm warning on Wednesday against any attempt to extend the mandate of the federal government, following a series of meetings held in Mogadishu with clans seen as close to President Hassan Sheikh Mohamud.
The talks focused on the country’s political situation, particularly concerns over what the opposition described as a possible one-year term...









