Jubaland Cuts Off Federal Troops in Raskambooni, Issues 48-Hour Evacuation Ultimatum
KISMAYO, Somalia — Tensions in the Lower Jubba region of Somalia are on the brink of boiling over as Jubbaland's Deputy Minister of Security, Adan Ahmed Haji, declared Monday that federal government troops stationed in Raskambooni are now isolated, with both sea and air routes sealed off.
In a press conference held in Kismayo, Haji gave a stark warning to...
Somali MP Suspended for Assault on Police Officer in Parliament
MOGADISHU, Somalia — The leadership of the House of People in Somalia's Federal Parliament has suspended MP Hassan Abdi for two consecutive months following an assault on a police officer within the parliament hall on November 27, 2024.
Abdi was accused of physically attacking an officer during a heated session, leading to immediate action by parliamentary authorities. The incident reportedly...
Jubbaland oo sheegtay inay go’doomisay ciidamadii la geeyay Raaskambooni
KISMAAYO (SMN) - Wasiir ku xigeenka wasaaradda amniga Jubbaland, Aadan Axmed Xaaji oo Wariyeyaasha kula hadlay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in la go'doomiyay ciidamada ay dowladda ku daabushay aagga Raaskambooni ee gobolka Jubbada Hoose.
Wasiirka ayaa sheegay in badda iyo cirka laga xiray ciidamadaasi, ayna ku jiraan xaalad adag oo go'doon ah, sida uu hadalka u dhigay.
Aadan Axmed ayaa sidoo...
Guddoonka BF Soomaaliya oo tallaabo culus ka qaaday xildhibaan Xasan Yare
MUQDISHO (SMN) - Warqad kasoo baxday xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa lagu sheegay in laba bilood oo xiriir ah laga joojiyay fadhiyadda Golaha Shacabka Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil oo fal gacan qaad ah 27-kii Bishii November u geystay Askari ka tirsan ilaalada xarunta Golaha Shacabka.
Sidoo kalena waxaa...
Jubbaland oo beenisay in ciidankeedii ku sugnaa Beledxaawo ay isku dhiibeen DF
BELEDXAAWO (SMN) - Wasiirka Wasaradda amniga gudaha Jubbaland sareeye Gaas YuUsuf Xuseen Cismaan Dhumaal ayaa beeniyay warar saacadihii lasoo dhaafay lagu baahinayay baraha bulshada kaas oo ahaa in Ciidamo Jubaland ka tirsan oo ku sugnaa Dagmada Baladxaawo Ee Gobolka Gedo ay isku dhiibeen DFS.
Qoraal kooban oo uu soo saaray Wasiirka Amniga Gudaha JubBaland ayaa uqornaa sidatan:-
"Waxaan si cad u...
Madaxweynaha maamulka PUNTLAND oo maanta sameeyay magacaabis
GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 25 ee 08-da December, 2024, kuna saabsan magacaabid Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Raas Casayr.
Madaxweynaha Puntland.
Markuu arkay: Dastuurka Puntland Qodobkiisa 80-aad.
Markuu arkay: Aqoontiisa, kartidiisa iyo waayo aragnimadiisa Ciidanimo.
Wuxuu xeeriyey:
Waxaa G/sare Mahad Cali Car- Car loo Magacaabay Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Raas casayr.
Xeerkani wuxuu dhaqan...
Xiisadda Jubbaland iyo DFS oo laga cabsi qabo in ay saameyso dalalka deriska
KISMAAYO (SMN) - Dagaal ka dhaca Jubbada Hoose ayaa la rumeysanyahay in uusan kaliya ku ekaandoonin gobolkaasi ee uu saameyn doono Geeska Afrika, sida ay aamnsanyihiin falanqeeyeyaasha u dhuun daloolo xiisada sii xoogaysanay ee Jubbaland.
Tan iyo markii ay bilaabatay xiisadda Jubbaland ee ka dhaxaysa Dowladda Federaalka iyo gobolka waxaa jiray ciidan aad u fara bdan oo ka socda dalka...
SoDMA, WFP Address Aid Disruption in Somalia’s SSC-Khatumo Region
MOGADISHU, Somalia — The Somalia Disaster Management Agency (SoDMA) and the World Food Programme (WFP) met urgently Sunday to tackle a significant disturbance in humanitarian operations in the SSC-Khatumo region.
The incident has cut off thousands from life-saving food aid, worsening an already critical situation. The agencies are concerned about the security of their staff and the supply chain necessary...
Opposition fighters declare Damascus ‘free’ as President Assad flees Syria
DAMASCUS - Syrian rebels said on Sunday that they have ended Bashar al-Assad's 24-year authoritarian rule, in their first announcement on state television following a lightning offensive that took the world by surprise.
Syria's army command notified officers on Sunday that Assad's regime had ended, a Syrian officer who was informed of the move told Reuters news agency.
But the Syrian...
Sheekh Aadan Madoobe oo la kulmay guddiga xeer-hoosaadka BF Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Gudddiga Xeerhoosaadka, Anshaxa, Xasaanadda iyo Daryeelka ee Golaha Shacabka oo xal ka gaaray dhacdo 27-kii Bishii November ka dhacday Golaha Shacabka ka dib markii Xildhibaan Xasan Yare oo ka tirsan mudanayaasha Golaha Shacabka uu gacan u qaaday askari...











