DF oo Itoobiya ku eedeysay inay hub ka dajisay magaalada Kismaayo
KISMAAYO (SMN) - Dawladda Soomaaliya waxay si dhow ula socotaa dhaq-dhaqaaqyada kasoo cusboonaaday xuduudaha ay la leedahay dalka Itoobiya iyo ficilada gurracan ee ay ka waddo dowladda Itoobiya.
Muqdisho, 08 December, 2024: Dawladda Soomaaliya waxay cambaaraynaysaa, isla markaasna ay si weyn uga soo horjeeddaa xad-gudubyada Dawladda Itoobiya ay ka waddo gudaha Soomaaliya oo ay ku carqaladaynayso Amniga iyo Xasiloonida, tallaabooyinkaas...
Somali Government Condemns Ethiopia’s Aggression, Vows to Protect Sovereignty
MOGADISHU, Somalia — The Somali government issued a strong condemnation of Ethiopia on Monday, describing its neighbor's recent actions as "irresponsible" and in blatant violation of international law and Somalia's sovereignty.
In an official statement, the government expressed its firm opposition to what it termed Ethiopia's "aggressions aimed at destabilizing Somalia." The statement underscored that such violations would not be...
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Dhuusamareeb + Sawirro
DHUUSAMAREEB (SMN) - Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka (SoDMA) Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta gaaray magaalada Dhusamareeb ee xarunta Dowlad goboleedka Galmudug.
Wafdiga oo ay qeyb ka yihiin qaar kamid ah Wasiirrada Wasaaradaha Gargaarka ee maamul gobaleedyada iyo gobolka Banaadir waxaa garoonka diyaaradaha Dhusamareeb ku soo dhaweeyey Wasiirka Gargaarka Galmudug Cabdiraxmaan Makaawi, Wasiirro kale oo State ah,...
Jubbaland Denies Its Troops In Border Town Surrendered to Federal Govt
BELED HAWO, Somalia—The Minister of Internal Security for Somalia's semi-autonomous Jubbaland state, Major General Yusuf Hussein Osman Dhumal, on Sunday dismissed social media reports that government forces in Baladhawo District of the Gedo Region had surrendered to the Federal Government of Somalia (FGS).
In a statement aimed at quelling the rumors, Dhumal made it clear that there was no capitulation...
Jubaland Cuts Off Federal Troops in Raskambooni, Issues 48-Hour Evacuation Ultimatum
KISMAYO, Somalia — Tensions in the Lower Jubba region of Somalia are on the brink of boiling over as Jubbaland's Deputy Minister of Security, Adan Ahmed Haji, declared Monday that federal government troops stationed in Raskambooni are now isolated, with both sea and air routes sealed off.
In a press conference held in Kismayo, Haji gave a stark warning to...
Somali MP Suspended for Assault on Police Officer in Parliament
MOGADISHU, Somalia — The leadership of the House of People in Somalia's Federal Parliament has suspended MP Hassan Abdi for two consecutive months following an assault on a police officer within the parliament hall on November 27, 2024.
Abdi was accused of physically attacking an officer during a heated session, leading to immediate action by parliamentary authorities. The incident reportedly...
Jubbaland oo sheegtay inay go’doomisay ciidamadii la geeyay Raaskambooni
KISMAAYO (SMN) - Wasiir ku xigeenka wasaaradda amniga Jubbaland, Aadan Axmed Xaaji oo Wariyeyaasha kula hadlay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in la go'doomiyay ciidamada ay dowladda ku daabushay aagga Raaskambooni ee gobolka Jubbada Hoose.
Wasiirka ayaa sheegay in badda iyo cirka laga xiray ciidamadaasi, ayna ku jiraan xaalad adag oo go'doon ah, sida uu hadalka u dhigay.
Aadan Axmed ayaa sidoo...
Guddoonka BF Soomaaliya oo tallaabo culus ka qaaday xildhibaan Xasan Yare
MUQDISHO (SMN) - Warqad kasoo baxday xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa lagu sheegay in laba bilood oo xiriir ah laga joojiyay fadhiyadda Golaha Shacabka Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil oo fal gacan qaad ah 27-kii Bishii November u geystay Askari ka tirsan ilaalada xarunta Golaha Shacabka.
Sidoo kalena waxaa...
Jubbaland oo beenisay in ciidankeedii ku sugnaa Beledxaawo ay isku dhiibeen DF
BELEDXAAWO (SMN) - Wasiirka Wasaradda amniga gudaha Jubbaland sareeye Gaas YuUsuf Xuseen Cismaan Dhumaal ayaa beeniyay warar saacadihii lasoo dhaafay lagu baahinayay baraha bulshada kaas oo ahaa in Ciidamo Jubaland ka tirsan oo ku sugnaa Dagmada Baladxaawo Ee Gobolka Gedo ay isku dhiibeen DFS.
Qoraal kooban oo uu soo saaray Wasiirka Amniga Gudaha JubBaland ayaa uqornaa sidatan:-
"Waxaan si cad u...
Madaxweynaha maamulka PUNTLAND oo maanta sameeyay magacaabis
GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 25 ee 08-da December, 2024, kuna saabsan magacaabid Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Raas Casayr.
Madaxweynaha Puntland.
Markuu arkay: Dastuurka Puntland Qodobkiisa 80-aad.
Markuu arkay: Aqoontiisa, kartidiisa iyo waayo aragnimadiisa Ciidanimo.
Wuxuu xeeriyey:
Waxaa G/sare Mahad Cali Car- Car loo Magacaabay Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Raas casayr.
Xeerkani wuxuu dhaqan...









