Hay’adda SoDMA oo WFP kala hadashay gargaarkii lagu dhacay SSC-Khaatumo
MUQDISHO (SMN) - Madaxda hay'adda SoDMA iyo mas’uuliyiin ka titsan WFP ayaa magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay kaas oo diirada lagu saaray dhibaatadii dhawaanta soo wajahday howlaha gargaarka ee ka socda maamulka SSC-Khaatumo.
Dhinacyada ayaa isku raacay in ay si wada jir ah uga shaqeeyaan badbaadinta gargaarka bani,aadanimo iyo sidii dib loogu bilaabi lahaa qeybinta gargaarka iyo caawinaada dadka tabaaleysan.
Gargaar...
Mucaaradka dalka Suuriya oo qabsaday Dimishiq iyo Bishaar Al Asad oo baxsaday
DIMISHIQ (SMN) - Kooxda fallaagada Suuriya ayaa aroornimada hore ee saakay oo Axad ah sheegatay, in ay Suuriya ka xoreeyeen Bashar Al Asad oo dalkaasi soo xakumayay muddo dheer, kaddib marki ay gudaha u galeen magaalada caasimadda ah ee Dimishiq.
Wararka ayaa sheegaya in Bashar Asad uu ka cararay waddanka isla markaana aanan la ogeyn halka ay u duushay diyaarad...
Somalia’s President Says He Is Committed To Hold Direct Elections
MOGADISHU, Somalia - Somali President Hassan Sheikh Mohamud announced plans to implement one-person-one-vote elections, describing the initiative as crucial for the country's future, in a speech following Friday prayers at the Presidential Mosque.
Mohamud sharply criticized Ahmed Madobe, the president of the semi-autonomous Jubbaland region, accusing him of maintaining power for 13 years through undemocratic means. He said Madobe had promised...
Burcad-badeeda oo afduubatay markab laga leeyahay dalka Shiinaha
MUQDISHO (SMN) - Koxoaha Burcad-badeeda Soomaaliya ayaa afduubay markab kalluumeysi oo laga leeyahay wadanka Shiinaha xili uu marayay xeebaha maamulka Puntland, sida ay xaqiijiyeen Saraakiisha Howlgalka Midowga Yurub ee la dagaalanka burcad-badeeda.
Markabka oo la socda 18-shaqaale ah, ayaa afduubkiisa wuxuu ka dhacay xeebaha degmada Xaafuun oo ku taalla waqooyi bari ee Puntland. Kooxaha burcad badeedda ee qabsaday markabkan ayaa ku hubeysnaa qoryaha...
Jubaland Forces Fire on Plane Amid Tensions with Somali Government
KISMAYO, Somalia — Jubaland authorities escalated their confrontation with the Somali federal government by claiming they targeted a plane suspected of carrying weapon supplies to Raskamboni, a key town in the Lower Juba region.
The incident, which occurred on Friday, has significantly heightened tensions between the semi-autonomous state of Jubaland and the central government in Mogadishu.
Sources familiar with the matter...
Somalia’s PM unveils new justice strategy for 2025-2029
Mogadishu, Somalia - Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Saturday launched a comprehensive justice sector strategy aimed at reforming and expanding legal services for the years 2025-2029, during a ceremony in Mogadishu.
The initiative, introduced in the nation's capital, seeks to overhaul the judicial system to make it more transparent, effective, and accessible to all citizens.
Barre underscored the government's...
Somali President Launches Verbal Attack On Ahmed Madobe, Vows Direct Elections by 2026
MOGADISHU, Somalia — In a bold statement delivered at a mosque within the presidential palace after Friday prayers, Somali President Hassan Sheikh Mohamud pledged his administration's unwavering commitment to holding direct, one-person, one-vote elections across the nation by 2026. This promise comes amid ongoing political tensions and security challenges in the Horn of Africa country.
Mohamud sharply criticized the recent...
Xamza oo oo daahfuray Istaraatiijiyadda Bahda Caddaaladda ee 2025-2029
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daahfuray Istaraatiijiyadda Bahda Caddaaladda Soomaaliya ee 2025-2029 oo halku-dheggeedu yahay "Dhismaha Nidaam Caddaaladdeed oo Loo Simanyahay, lehna Daahfurnaan, Helitaan, iyo isla Xisaabtan."
Istaraatiijiyaddu waxey salka ku heysaa mabda’a cadaaladda muwaadinka ay u adeegayso uu aasaas ka yahay, iyadoo u hiilineysa shacabka qaybihiisa nugul sida haweenka,...
Al-Cadaala “Juxa labo taariikhood buu leeyahay, mid anshax xumo uu sameeyay”
MUQDISHO (SMN) - Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafita Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Yusuuf Al-Cadaala ayaa u jawaabay wasiirka arrimaha gudaha Puntland, Cabdi Faarax Saciid (Juxa) oo maalmahaan jeedinayayo hadallo ka dhan dowladda dhexe.
Wasiir Al-Cadaala ayaa shaaca ka qaaday in Juxa uu yahay odeyn wayn oo haddana u dhaq-maya si anshax darro ah, isaga oo aad u dhaliilay hadalladiidsa.
"Juxa labo taariikhood...
Chinese-owned fishing vessel hijacked off Somalia’s northeastern coast
NAIROBI - A Chinese-owned fishing vessel with 18 crew members aboard was hijacked last week off the coast of northeastern Somalia, authorities confirmed on Friday. The ship is currently being held in the semi-autonomous state of Puntland.
An official from Xaafuun district, where the vessel is being detained, revealed that the hijackers included the ship’s security guards, who reportedly joined...












