Somalia’s Security Ministry DG Attends Serbia-Africa Summit In Belgrade
BELGRADE, Serbia — The Director General of the Ministry of Internal Security of the Federal Republic of Somalia, Dr. Yusuf Ali Mohamed, is currently on an official visit to Belgrade, Serbia, where he attended the annual Serbia-Africa Integrity Conference.
During the conference titled "The Honor of Serbia and Africa," Dr. Yusuf held both general and private meetings with the Heads...
Masar oo Eritrea kala hadashay difaaca Madax-banaanida Soomaaliya
ASMARA (SMN) - Wasiirka arrimaha dibadda Masar Abdelatty iyo dhiggiisa Ereteriya Osman Saleh waxay mar kale xaqiijiyeen inay taageerayaan madax-bannaanida, midnimada, iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya oo lagama maarmaan u ah ilaalinta amniga iyo xasilloonida Geeska Afrika.
Labada wasiir ayaa wadahadal ku yeeshay khadka taleefoonka oo uga wada hadleen sidii kor loogu qaadi lahaa iskaashiga labada dal ee dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha,...
Safiirka Soomaaliya ee Uganda oo kulamo ka bilowday magaalada Kampala
KAMPALA (SMN) - Safiirka Soomaaliya ee dalka Uganda Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa booqasho ugu tagtay Safiirka u jooga Uganda Dowladda aan dariska nahay ee Kenya Amb. Joash Maangi.
Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda dalalka Bariga Afrika guud ahaan iyo xariirka labada dal ee Soomaaliya iyo Kenya, iyadoo labada safiir isku raaceen in dalalka Soomaaliya iyo Kenya ay yihiin labo dal...
Xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu dilay howlgal ka dhacay Sh/Hoose
AFGOOYE (SMN) - Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA oo kaashanaya Ciidanka Xoogga Dalka ayaa xubno ka tirsanaa Al-Shabaab ku dilay howlgal ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose.
Howlgalkaan oo si qorsheysan looga fuliyay duleedka tuulada Jambaluul ee Degmada Afgooye,waxaa lagu dilay afar xubnood oo ka tirsanaa kooxda, kuwaas oo qaabilsanaa uruurinta lacagaha laga qaado shacabka.
Xubnaha la dilay...
Wafdi ka socda DFS oo shir uga qeyb galay dalka Serbia + Sawirro
Belgrade (SMN) –Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Dr. Yuusuf Cali Maxamed oo shaqo ku jooga Belgrade, ayaa ka qeyb gelay shirka sanadlaha ah ee Serbia-Africa Integrity.
Wuxuu sidoo kale kulamo guud iyo mid gaar ahba la yeeshay Madaxda Amniga Dowladda Serbia iyo kasoo qeyb-galayaasha shir-weynaha la magac-baxay Sharafta Serbia iyo Africa.
Shirkan oo sanadkiiba mar la...
Egypt, Eritrea FMs reaffirm support for Somalia sovereignty and stability in Horn of Africa
CAIRO - Egypt Minister of Foreign Affairs Badr Abdelatty and his Eritrean counterpart Osman Saleh reaffirmed supporting Somalia's sovereignty, unity, and territorial integrity as a necessity for maintaining security and stability in the Horn of Africa.
This came during a phone call to discuss enhancing cooperation between the two countries in political, economic, and commercial fields, and consulting on regional issues, read...
Somalia Repatriates 161 Stranded Youth from Libya in Humanitarian Effort
MOGADISHU, Somalia — The Federal Government of Somalia has successfully brought back 161 Somali youths from Libya under the Voluntary Humanitarian Return (VHR) program, marking a significant step in tackling irregular migration.
The operation, orchestrated by the Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation, was led by Foreign Minister Ambassador Ahmed Moalim Fiqi.
The youths, who had been stranded in Libya,...
Somali PM Chairs Cabinet Meeting on National Plan, Security, and Tax
MOGADISHU, Somalia — Prime Minister Hamza Abdi Barre on Thursday presided over a significant cabinet session in Mogadishu, focusing on the nation's ongoing development and security strategies.
The meeting included detailed presentations on the progress of the National Transformation Plan, recent security operations, and the rollout of the Value Added Tax (VAT) system which was launched at the beginning of...
DF Soomaaliya oo dalka kusoo celisay dhalinyaro laga keenay Liibiya + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga oo uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Danjire Axmed Macalin Fiqi, ayaa ku guuleysatay fududeynta in 161 dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo ku xayiranaa dalka Libiya si iskood ah dalkooda loogu soo celiyo, iyadoo loo marayo barnaamijka Is-xilqaan ee Bani’aadantinimada (VHR).
Muwaadiniita dalka dib ugu soo laabatay ayaa 74 kamid ah waxaa ay...
Golaha wasiirada oo loo gudbiyay warbixinta ciidamada la geeyay Raaskambooni
MUQDISHO (SMN) - Shirka Golaha Wasiirrada oo uu guddoominayey Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu soo bandhigay Warbixinno kala duwan oo la xiriira, amniga, qorshaha isbeddelka Qaranka iyo heerka ay mareyso canshuurta iibka oo tan iyo muddaddii la bilaabay sameeyey sare-ukac ballaaran.
Golaha ayaa warbixin la xiriirta ciidanka Qaranka ee la geeyey deegaanka Raaskamboni...









