Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

William Ruto oo xaqiijiyay in ay kulmayaan Xasan Sheekh iyo Abiy Axmed

ARUSHA (SMN) - Madaxweynaha Kenya William Ruto oo ka hadlayay meertada 24aad ee Shirka Ururka Bulshada Bariga Afrika ayaa shaaciyay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu kulan la qaadanayo Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed.   Wuxuu Ruto sheegay in isaga iyo Museveni, Madaxweynaha Uganda ay kulanka dhex-dhexaadinayaan, si loo qaboojiyo xiisadda diblomaasi ee u dhaxaysa Soomaaliya iyo Itoobiya taasoo uu sheegay inay...

Somali President to meet with Ethiopia’s PM on Horn of Africa tension

Arusha, Tanzania - Kenyan President William Ruto announced on November 30, 2024, that leaders from Somalia, Ethiopia, Kenya, and Uganda are set to convene in a bid to reduce tensions in the Horn of Africa. Speaking at the 24th Ordinary Summit of the East African Community (EAC) Heads of State in Arusha, where he assumed the role of the...

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qayb galay shirweynaha Ururka EAC

ARUSHA (SMN) - Madaxwweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb galay shirweynaha 24 ee caadiga ah oo ay yeelanayaa dalalka ku bahoobay Urur gobolleedka iskaashiga dhaqaalaha bariga Afrika,shirkan ayaa ka socda magaalada Caruusha ee dalka Tanzania.   Madaxweyne Xasan iyo wafdigiisa ayaa shalay ka qayb galay xuska 25-sano guurada ka soo wareegatay aas-aaska...

Agaasimaha hay’adda Socdaalka oo la kulmay madaxa booliska dalka Jarmalka

BERLIN (SMN) - Wafdiga uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud HSJ Mudane Axmed Siciid Maxamed oo safar shaqo ku jooga dalka Jarmalka isla markaana ay wehlinayaan Safiirka iyo Safiir kuxigeenka JFS ee dalkaas ayaa kulan gaar ah kula qaatay xafiiskiisa Madaxwaynaha ugu sarreeya booliiska federaalka ee wadanka Jarmalka.   Labada mas'uul ayaa kulankooda waxa ay kaga wadahadleen arrimo muhiim ah oo la xiriira...

Tirada ganacsatada Muqdisho ee loo dilay Kaamirooyinka oo korortay

MUQDISHO (SMN) - Warbixin cusub oo soo baxday maanta ayaa lagu sheegay inay Al-Shabaab kordhisay weerarada Muqdisho, iyadoo beegsanaysa goobaha ganacsiga iyo shaqsiyaadka u hoggaansamay amarka dowladda Soomaaliya ee xirashadda kaamirooyinka CCTV-ga.   ACLED oo ah hay'ad fadhigeedu yahay Mareykanka oo qiimeysa saameynta dagaallada waxay sheegtay in 37 qof lagu dilay weerarada Al-Shabaab labadii ee lasoo dhaaf, kuwaasoo lala beegsaday xarumo...

Jubbaland oo soo saartay amar culus oo ku socda shirkadaha diyaaradaha

KISMAAYO (SMN) -  Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Jubbaland ayaa soo saartay amar ku socdo shirkadaha diyaaradaha ee ka shaqeeya deegaanada maamulkaasi.   Warqad kasoo baxday wasaaradda ayaa waxaa lagu faray dhamaan shirkadaha bixiya adeegga duulimaadyada in ay la shaqeeyaan Maareeyeyaasha Wasaaradda u idmatay  Garoomada Diyaaradaha ee deegaanada Jubbaland. Sidoo kale shirkadaha ayaa looga digay inay la shaqeeyaan cid aan ahayd maareeyeyaasha...

Al-Shabaab Attacks in Mogadishu Over CCTV Mandate Kills 37 – Report

MOGADISHU, Somalia - Al-Shabaab militants have escalated their violence against civilians in Mogadishu, specifically targeting businesses and individuals who have adhered to the Somali government's directive to install CCTV cameras.   This mandate, part of an urban security push, has triggered a fierce response from the extremist group, illustrating the precarious balance between security enhancements and civilian safety in Somalia's capital. Since...

Daawo: Wararkii ugu dambeeyay ee xiisadda DF Soomaaliya iyo Jubbaland

MUQDISHO (SMN) - Waxaa weli sii xoogeysanayo khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeyo dowladda federaalka iyo maamul goboleedka Jubbaland oo kasii daray kadib dib u doorashadii madaxweyne Axmed Madoobe.   Labada dhinac ayaa sii wada dhaq-dhaqaaqyo xoogan oo laga dareemay deegaannada Jubbaland, kadib markii ay ciidamo gaysay dowladda federaalka Soomaaliya. Axmed Madoobe oo shalay ka hadlay masjid ku yaalla Kismaayo, ayaa muddo 15...

Somali President Joins EAC Leaders at 25th Anniversary Event

ARUSHA, Tanzania — Somali President Hassan Sheikh Mohamud joined other East African Community (EAC) leaders in Arusha for a high-level side event celebrating the 25th Anniversary of the EAC on Thursday. The gathering was not only a celebration but also a forum for strategic reflection on the past and future of regional cooperation.   The event brought together heads of state...

Somali Security Minister Visits Vlatacom Institute in Belgrade

BELGRADE, Serbia — Somalia's Minister of Internal Security, Abdullahi Sheikh Ismail Fartaag, visited the Vlatacom Institute for the Study of Global Security, Economic Policy and Technology here on Saturday, aiming to enhance bilateral cooperation in security and technology.   During his tour, Minister Fartaag was briefed by Dr. Vladimir Cizelj, the institute's director, on a range of activities that Vlatacom engages...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...