Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Senatorada Golaha Aqalka Sare oo galay fasax laba bilood ah

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa iclaamiyay xiritaanka kalfadhiga 5-aad ee Aqalka Sare Baarlmaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaas oo ka billaaban doonna 01 Diseembar 2024 kuna eg 02 Febraayo 2025.   Labada gole ee baarlamaanka ayaa qorshuhu ahaa in la soo xiro fadhiyadooda bishii hore, balse Madaxweyne Xasan Shiikh...

Somali President Appoints Hani Abdi Gas as Youth and Sports Advisor

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud has appointed Hani Abdi Gas as his Advisor on Youth and Sports Affairs, the Somali government announced.   According to Villa Somalia statement, Gas brings a wealth of experience, knowledge, and expertise in youth affairs. She has worked for numerous international and local organizations, where she has represented Somali youth in various forums. Her...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magacaabis sameeyay – Akhriso

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Marwo Hani Cabdi Gaas in ay noqoto La-Taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Dhallinyarada iyo Cayaaraha.   Marwo Hani Cabdi Gaas oo khibrad, aqoon iyo xirfad durugsan u leh Arrimaha Dhallinyarada ayaa muddo dheer ka soo shaqeysay hay’ado caalami ah iyo kuwo maxali ah, iyada oo dhallinyarada Soomaaliyeed ku...

Jubbaland oo ka hadashay ciidamadii saaka iska dhiibay Raaskambooni

KISMAAYO (SMN) - Warsaxaafadeed lagu baahay bogga Jubbaland Tv ayaa waxaa looga hadlay ciidamada saaka iska dhiibtay deegaanka Raaskambooni ee gobolka Jubbada Hoose.   Qoraalka ayaa waxaa lagu sheegay in ciidamadaasi aanay ahayn kuwo ka tirsa  Daraawiishta Jubbaland, isla markaana ay yihiin ciidamadii diyaaradaha lagu geeyay halkaasi. Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidatan:- Goor hore oo saaka ah ayaa baraha bulshada lagu baahiyay muuqaal...

Soomaaliya iyo Faransiiska oo ka wada-hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

MUQDISHO (SMN) - Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Maxamed Cumar, iyo Danjire Yoonis Xaashi, Agaasimaha waaxda Yurub iyo Ameerika, iyo Masuuliyiin kale ayaa la kulmay Mudane Thani Maxamed Soilihi, Wasiiru-dawlaha Faransiiska ee Francophonie iyo Iskaashiga Caalamiga ah. Kulanka ayaa lagu faaqiday iskaashiga xooggan ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo...

Somalia, France Strengthen Ties in Paris Meeting

PARIS — The State Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Government of Somalia, H.E. Ali Mohamed Omar, was officially welcomed by Mr. Thani Mohamed-Soilihi, France's State Minister for Francophonie and International Partnerships, during a significant meeting in Paris aimed at bolstering the long-standing partnership between the two nations.   The discussions focused on advancing Somalia's sovereignty, stability,...

Jubaland Soldiers Reportedly Defect to Somali National Army Amid Tensions

RASKAMBONI, Somalia — A significant shift in the political and military landscape of southern Somalia has unfolded as reports confirm that several soldiers from the Jubaland state have defected, arriving in Raskamboni town aboard four boats to join the ranks of the Somali National Army (SNA).   This defection comes on the heels of escalating tensions between the semi-autonomous Jubaland region...

Somalia Stands Firm on Ethiopia-Somaliland MoU, Calls for Recognition of Sovereignty

MOGADISHU, Somalia — Somalia has expressed appreciation for regional leaders' initiatives aimed at fostering peace, security, and stability across the Horn of Africa.   However, the country's stance on the contentious Memorandum of Understanding (MoU) signed on January 1, 2024, between Ethiopia and Somaliland remains unwavering. Somali Ambassador to Tanzania, Ilyas Ali Hassan, reiterated Somalia's demand that the MoU be declared null...

Ciidamo ka tirsan kuwa Jubbaland oo ku biiray ciidanka jooga Raaskambooni

KISMAAYO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in maanta ciidamo ka tirsan kuwa Jubbaland oo watay illaa 4 doomood ay ku biireen ciidamada qalabka sida ee ku sugan deegaanka Raaskambooni ee gobolka Jubbada Hoose.   Ciidamadan ayaa waxaa soo dhaweyn ballaaran u sameeyay ciidamada dowladda ee la geeyay halkaasi iyo saraakiishooda, sida ay muujinayaan muuqaallo la...

DF oo war cusub kasoo saartay wadahadallada Soomaaliya iyo Itoobiya

ARUSHA (SMN) - Safiirka Soomaaliya ee dalka Tanzania, Ilyaas Cali Xasan oo warsaafadeed soo saaray ayaa ka hadlay wararka soo baxaya ee sheegaya inay kulmayaan madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo ra'iisul wasaaraha Itoobiya Abiya Axmed.   Ilyaas ayaa shaaca ka qaaday in dowladda fedetaalka ay soo dhaweyneyso dadaallada madaxda gobolka ee ku aadan ilaalintada amniga iyo xasiloonida gobolka, balse waxa...

WARAR KALE

African Union chief welcomes US-Iran peace deal, praises diplomacy

ADDIS ABABA, June 18 – African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Thursday welcomed a peace agreement reached between the United States and...

South West State leader meets Chinese ambassador to discuss development cooperation

MOGADISHU, June 18 – South West State President Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Madoobe, held talks in Mogadishu with China's ambassador to Somalia,...

Somalia condemns Somaliland leader’s Israel visit, approves rights commission member

MOGADISHU, June 18 – Somalia's cabinet on Thursday condemned a visit by Somaliland leader Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Cirro, to what it described as...