Wasiir Fartaag oo saraakiil boolis ah tababar ugu soo xiray Serbia + Sawirro
BELGRADE (SMN) – Wasiirka Amniga Gudaha ee XFS, mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Serbia, ayaa tababar xirfadeed ugu soo xiray saraakiil Ka tirsan Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo la barey Baarista Dambiyada.
Saraakiishan oo laga soo xulay dhammaan maamul-goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir, ayaa muddo tababar sare ku qaadanayay kuliyadaha Booliska Serbia ee Goć.
Tababarka...
Wasiiru-dowlaha Cadaaladda oo la kulmay Axmed Aboul Gheit
QAAHIRA (SMN) - Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Ambassador Ilyaas oo Qaahira uga qaybgalay Shirka 40-aad ee Wasiirrada Cadaaladda Carabta ayaa kulan doceed la qaatay Xoghayaha guud ee Ururka Jaamacadda Carabta, mudane Axmed Aboul Gheit.
Ambassador Ilyaas ayaa Xoghayaha guud uga warbixiyay horumarka Soomaaliya ay ku tilaabsaneyso gaar ahaan xaaladihii ugu dambeeyay ee dalka, si gaar ah in...
Somalia’s New Ambassador to Uganda Presents Credentials in Kampala
KAMPALA, Uganda — On Thursday, Fardowsa Mohamed Qanyare, Somalia's newly appointed ambassador to Uganda, presented a copy of her credentials to Oryem Henry Okello, Uganda's State Minister for Foreign Affairs.
The ceremony, held at the Foreign Ministry in Kampala, was a significant event in the ongoing efforts to bolster diplomatic ties between the two East African neighbors.
The presentation of credentials...
Jubaland Cuts Supends Cooperation with Somali Government Amid Tension
KISMAYO, Somalia — Jubaland state has officially severed relations with the Federal Government of Somalia. The decision was announced following a meeting of Jubaland's cabinet in Kismayo, where the regional administration accused the central government of violating the national constitution, abusing power, and undermining Somalia's unity.
Jubaland's leadership, headed by President Ahmed Mohamed Islam "Madobe," stated that the move was...
Guddiga doorashooyinka oo qaaday tallaabadiisii ugu horreysay + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Xubnaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Sohdimaha oo ku kulmay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa yeeshay Guddoomiyaha ku meel-gaar ah ee Guddiga.
Marwo Aamina Shiekh Cismaan Maxamed oo ah qofka ugu da’da weyn xubnaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Sohdimaha ayaa noqotay Guddoomiyaha Ku Meel-gaarka ah ee Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Sohdimaha,...
Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray dalka Jarmalka + Sawirro
BERLIN (SMN) - Wafdi uu hogaaminayo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo kulamo la qaatay Madaxda Wasaaradda Arrimaha Guddaha, Booliiska Federaalka iyo mas’uuliyiinta Garoonka caalimga ee Berlin Brandenburg ee dalka Jarmalka.
Agaasimaha Guud HSJ Mudane Axmed Siciid Maxamed iyo wafdigiisa oo safar shaqo ku jooga dalka Jarmalka iska markaana uu wehlinayo Safiir kuxigeenka JFS ee dalka Jarmalka ayaa...
Jubbaland oo ku dhawaaqday go’aanno kale oo ka dhan ah dowladda Soomaaliya
KISMAAYO (SMN) - Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa maanta si rasmi ah ugu dhowaaqday in ay joojisay xiriirkii iyo wada-shaqeyntii kala dhaxeysay Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Go’aan ka soo baxay Golaha Wasiirada Jubaland oo maanta ku shiray Kismaayo uuna Shir guddoominayayey Madaxweynaha Dib loo doortay Axmed Maxamed Islaa (Axmed Madoobe) ayaa Xukuumadda Federaalka ku eedeyay inay ku tumatay dastuurka dalka.
Go’aanada kasoo baxay...
Safiirka Soomaaliya ee Uganda oo laga guddoomay waraaqadaha aqoonsiga
KAMPALA ((SMN) - Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u magcaawday dalka Uganda Amb Fardowso Maxamed Qanyare ayaa maanta nuqul ka mid ah waraaqadaha danjirinimo u gudbisay Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Uganda Hon. Okello Henry Oryem.
Kulan kooban oo ka dhacay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda dowladda Uganda ayaa waxaa looga hadlay xariirka labada dal iyo sidii loo sii xoojin lahaa,...
Airstrikes Hit Al-Shabaab in Somalia’s Middle Shabelle Region After Militant Attack on Army Base
HAWADLEY, Somalia — Warplanes launched a series of airstrikes in the Hawadley area of Somalia's Middle Shabelle region late last night, targeting known Al-Shabaab strongholds. The attacks resulted in the destruction of multiple vehicles used by the militant group, according to local reports.
The airstrikes were a direct response to an earlier assault by Al-Shabaab on a Somali government military...
Somalia, Serbia Ink Security Cooperation Deal
BELGRADE, Serbia — The Federal Government of Somalia's Minister of Internal Security, Abdullahi Sheikh Ismail (Fartaag), and Serbian Deputy Prime Minister and Minister of Internal Affairs, Ivica Dačić, have signed a significant cooperation agreement aimed at bolstering security ties and enhancing the training of the Somali Police Force.
During the signing ceremony, Minister Fartaag highlighted the agreement's potential to transform...











