Jubaland President Ahmed Madobe Commits to Accepting Election Results
KISMAYO, Somalia — The incumbent President Ahmed Madobe, has publicly vowed to accept the results of the forthcoming presidential election, set for November 25 in the regional capital, Kismayo.
Madobe, who has been at the helm of Jubaland since its inception in 2013, made these remarks in an interview with Shabelle TV while receiving his candidacy certificate from the local...
Axmed Madoobe oo shaaciyay inuu aqbalayo natiijada hagdii laga guuleysto
KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo wareysi kooban siiyay Shabelle Tv ayaa ka hadlay doorashada uu galayo 25-ka bishaan ee ka dhaceysa magaalada Kismaayo.
Axmed Madoobe oo maanta is diiwaangeliyay ayaa shaaca ka qaaday inuu aqbalayo natiijada doorashada, haddii looga guuleysto.
“Haddii la iga guuleysto waa aqbalayaa natiijada doorashada” ayuu yiri Murashax madaxweyne Axmed Madoobe.
Sidoo kale...
Jubbaland oo war kasoo saartay shaqaaqadii ka dhacday Kismaayo
KISMAAYO (SMN) - Afhayeenka booliska Jubbaland Dhamme Shukri Faarax Ducaale oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay shaqaaqadii maanta ka dhacday magaaladaasi.
Afhayeenka ayaa xaqiijiyay in israaseyntii saaka ka dhacday Kismaayo uu ku dhintay hal askari oo ka tirsanaa ilaalada musharixiinta, dhankoodana ay ka dhaawacmeen 2 askari.
Shukri Faarax ayaa falkan ku eedeeyay musharixiinta mucaaradka, wuxuuna sheegay in...
BF Soomaaliya oo ansixiyay Hindisaha Xeerka Doorashooyinka Qaranka
MUQDISHO (SMN) - Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulankooda 10-aad ee wadajirka ah waxaana shir Guddoomiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo kuxigeennada labada aqal.
Ajendaha kulanka ayaa waxa uu ahaa akhrinta saddexaad iyo u codeynta Hindisaha...
Puntland Executes Man Convicted of University Official’s Murder
BOSASO, Somalia — In a stark display of justice, Puntland authorities executed Mohamed Abshir Muse on Saturday morning. The execution took place in a public square in Bosaso, the commercial hub of Puntland, where a somber crowd including court officials, district leaders, and relatives witnessed the event.
Muse was convicted of the brutal murder of Khalid Ali Khalid Aw-Muuse, the...
Kismayo Calms After Hotel Clash; One Dead, Two Injured
KISMAYO, Somalia — Calm has returned to the southern Somali city of Kismayo after a violent incident at the Agan Hotel earlier today.
The skirmish unfolded when security guards of opposition candidates attempted to gain unauthorized access to the hotel, resulting in a brief shootout with the hotel's security forces.
According to local reports, one individual was killed and two others...
Somali President Honors Somaliland’s Former Leader Silanyo in Mogadishu Memorial
MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud joined several key political figures in Mogadishu on Friday for a remembrance ceremony dedicated to the late Ahmed Mohamed Mohamud Silanyo, former president of Somaliland. The event aimed to tribute Silanyo's legacy of fostering peace and dialogue between Somalia and Somaliland.
During the ceremony, President Mohamud extolled Silanyo's peaceful nature and his...
Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda magaalada Kismaayo
KISMAAYO (SMN) - Xaalada Magaalada Kismaayo ayaa dagan kadib markii saaka ilaalada qaar kamid ah Musharaxiinta Mucaaradka ay isku dayeen inay xoog ku galaan Hotelka Agan ee Magaalada Kismaayo.
Ciidamada Amniga Hotelka iyo Ilaalada Musharaxiinta ayay is rasaasayn kooban dhex martay iyadoo hal qof uu ku dhintay shaqaaqadan labo kalana ay ku dhaawacmeen.
Xaalada ayaa hada ah mid dagan iyadoo si...
Airstrike Kills 12 Al-Shabaab Fighters in southern Somalia
MOGADISHU, Somalia — An airstrike conducted by allied forces in support of the Somali military resulted in the deaths of twelve Al-Shabaab fighters in the Haawaay area near Sablale town, Lower Shabelle region, late Friday.
The operation, which occurred around 10:48 p.m. local time on November 22, targeted a group of militants, including three high-ranking commanders. According to military sources,...
Puntland oo toogatay ninkii dilay guddoomiye ku xigeenkii jaamacadda Bariga Afrika
BOOSAASO (SMN) - Puntland ayaa saaka xukun dil toogasho ku fulisay xukmane Maxamed Abshir Muuse oo lagu helay dilka guddoomiye ku xigeenkii maamulka iyo maaliyadda jaamacadda Bariga Afrika, Khaalid Cali Khaalid Aw-Muuse oo horay loogu dilay magaalada Boosaaso.
Toogashada ayaa ka dhacday fagaare ku yaalla magaaladaasi, waxaana goobjoog ah saraakiil ka socoto maxkamadda, mas'uuliyiinta degmada iyo ehellada.
War kooban oo kasoo baxay...










