Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Mogadishu Hosts Two-Day Disaster Management Consultation

MOGADISHU, Somalia - SoDMA Commissioner Mohamud Moalim on Tuesday inaugurated a crucial two-day consultation meeting in the Somali capital, focused on refining the nation's approach to disaster response.   The meeting aims at identifying triggers that could lead to emergencies and improving coordination among various agencies for a more effective shock response strategy. "Today's initiative is about bringing together experts and stakeholders...

Guddiga doorashada Jubbaland oo shaaciyay liiska xildhibaanada cusub

KISMAAYO (SMN) - Gudigga Madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubaaland ayaa maanta shaaciyay liiska xubnaha cusub ee Golaha Wakiilada maamulkaasi.   Liiska la shaaciyay ayaa ka kooban illaa 75 xubnood oo ay soo xuleen odayaasha dhaqanka ee Jubbaland. Doorashada madaxweynaha ayaa lagu wadaa inay dhacdo 25-ka bishan, waxaana Kismaayo ka socda qaban-qaabadii ugu dambeysay ee doorashada Jubbaland. Halkan hoose ka akhriso:- ...

Sawirro: Shir wadatashi ah oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka ee SoDMA, Md. Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir watashi ah oo muddo 2-cisho ah socon doona, kaas oo looga hadlaayo hagidda iyo iskuduwidda ka jawabista xaaladaha degdegga ah.   Kulankaan waxaa si wadajir ah u soo qaban-qaabiyay Hay'adda Maareeynta Musiibooyinka , Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS iyo Barnamaijka...

Muxuu madaxweyne Xasan Sheekh ka yiri natiijada doorashada Somaliland?

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si dhow ula socday doorashada dadweynaha Maamulka Soomaaliland ay codkooda ku dhiibanayeen ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha la doortay Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) iyo ku xigeenkiisa Mudane Maxamed Aw-Cali Cabdi.   Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa ugu hambalyeeyey xisbiyada kala ah; Waddani, Kaah iyo Kulmiye natiijada ay ka gaareen...

Somali President Congratulates New Somaliland Leadership, Reaffirms Unity Talks

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Tuesday extended his congratulations to Abdirahman Mohamed Abdullahi 'Irro' and his deputy, Mohamed Aw-Ali Abdi, following their election as President and Vice President of the Somaliland administration in northern Somalia.   In an official statement, Mohamud also recognized the significant role played by the political parties Waddani, Kaah, and Kulmiye in the...

Somalia’s Prime Minister Congratulates Somaliland’s New President

MOGADISHU, Somalia — Somalia's Prime Minister Hamsa Abdi Barre extended his congratulations to Abdirahman Mohamed Abdullahi Irro, who has been elected as the President of the Somaliland Administration.   "We congratulate my brother President Abdirahman Mohamed Abdullahi Irro who was elected as the President of Somaliland. I wish the President ease in carrying out the heavy duties he was elected to,"...

Ra’iisul wasaare Xamza oo u hambalyeeyay Cabdiraxmaan Cirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Madaxweynaha la doortay ee Maamulka Somaliland oo ku guulaystay doorashadii Madaxtinimada.   “Waxaan u hambalyeynaa Walaalkay Madaxweyne Cabdiraxman Maxamed Cabdullaahi Cirro oo loo doortay Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Waxaan u rajeynayaa Madaxweynaha inuu Alle u fududeeyo gudashada waajibaadka culus ee loo doortay. ayuu yiri...

Cabdiraxmaan Cirro oo ku guuleystay doorashadii ka dhacday Somaliland

HARGEYSA (SMN) -  Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay natiijada rasmiga ah ee doorashadii maamulkaasi ka dhacday 13-kii bishaan Novermber.   Guddoomiyaha guddiga dorashooyinka ayaa shaaciyay in doorashadan looga adkaaday madaxweyne Biixi oo markale u tartamay kursiga, waxaana madaxweynaha Somaliland ku guuleystay musharaxa xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullahi (Cirro). Cirro ayaa musharaxa Kulmiye uga guuleystay codad ka badan 100 kun, taas oo...

Somaliland Election Results: Irro Wins Presidency

HARGEISA, Somalia — The Somaliland Electoral Commission on Tuesday declared Abdirahman Mohamed Abdullahi "Irro" as the victor in the presidential election, garnering 63.92% of the total votes.   His main rival, incumbent President Muse Bihi, received 34.81% of the vote. This election marks a significant political shift in Somaliland, with Irro from the WADANI party leading the charge. The other major parties,...

SoDMA oo shirka COP29 kusoo bandhigtay warbixin lagu qiimeyn ah

MUQDISHO (SMN) - Waxaa hoollka ay Bulshada Bariga Africa (East African Community EAC), ku leedahay xarunta uu ka socdo shirweynaha caalamiga ah ee COP29, ka qabsoomay munaasabad ay Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka SoDMA ku soo bandhigtay daraasad qiimeeeyn ah oo lagu ogaanayay baaxadda saameeynta khasaarahii iyo waxyeelladii ka dhalatay fatahaaddii El Niño ee dalka ku habsatay xilligii Deyrta 2023kii.   Kadib markii...

WARAR KALE

Somalia Takes Part in Islamic Data Protection Network Meeting in Turkey

ISTANBUL – Somalia's Director General of the Public Data Protection Authority, Mohamed Nur Olow, took part in the second meeting of the Executive Committee...

Somalia Condemns Abuse of Young Woman After Video Circulates Online

MOGADISHU – Somalia's Ministry of Family and Human Rights Development has strongly condemned what it described as a "barbaric" assault on the dignity and...

Clashes Erupt Near Baidoa Between SNA Forces and Fighters Loyal to Former Southwest Leader

BAIDOA, Somalia – Heavy fighting broke out near the southwestern Somali city of Baidoa overnight between government forces and fighters loyal to former Southwest...