Ingiriiska oo soo dhaweeyay go’aan ay Soomaliya ku diiday ciidamada Itoobiya
MUQDISHO (SMN) - Safiirka Ingiriiska u fadhiya Muqdisho Michael Nithafriyankis ayaa sheegay go’aanka ciidamada Itoobiya ee qeyb-galka howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika inuu horyaalo dowladda Federaalka Soomaaliya.
Danjiraha ayaa xusay in Soomaaliya ay galayso wajiga cusub sanadkan 2025, iyadoo la wareegi doonto hogaanka howlgalka cusub ee midowga Afrika , oo dalalka ka qeybgalaya lagu soo daray Masar, iyadoo tirada Ciidanka ay noqonto...
Hay’adda IMF oo soo saartay warbixinta horumarka maaliyadda Soomaaliya
NEW YORK (SMN) - Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa soo saartay Warbixinteeda ku aadan hannaanka dib-u-eegista 4-aad wajigiisa 2-aad kadib shirar ay yeesheen IMF iyo Dowladda Soomaaliya oo ka kala dhacay Turkiga iyo Mareykanka.
IMF ayaa Warbixinta ay soo saartay ku amaantay dadaalka Dowladda Soomaaliya ee horumarinta ilaha dhaqaalaha iyo dib-u-habeynta hannaanka maamulka maaliyadda dalka, oo ay ugu muhiim...
Sawirro: Maxay ka wadahadleen guddiga maaliyadda BF & taliyeyaasha ciidanka?
MUQDISHO (SMN) - Guddiga Maaliyadda ee labada gole BJFS ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda XFS, iyo Taliyaasha Ciidanka XDS, Booliiska, Nabad sugida, iyo Taliye ku xigeenka Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.
Ugu horeeyn Guddiga Wuxuu warbixin ka dhageystay dhammaan Taliyaasha iyo wasiirada shirka ka soo qeyb-galay iyagoona faahfaahiyay daruufaha ciidanka ku gadaaman iyo in kororka...
Somalia Retains Authority Over Ethiopian Troop Inclusion in AUSSOM, says UK Ambassador
MOGADISHU, Somalia — The United Kingdom's Ambassador to Somalia, Michael Nithavrianakis, has affirmed that Somalia holds the authority to decide on whether Ethiopian troops will participate in the upcoming African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM), scheduled to begin in January 2025.
In a recent interview, Ambassador Nithavrianakis discussed the diplomatic efforts spearheaded by Kenya and Turkey to...
Abiy oo sheegay in Itoobiya ay raadinayso in si nabad ah ku gasho Badda Cas
ADDIS ABABA - Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa si cad u sheegay in wali dalkiisa ka tanaasulin mowqifkiisa helitaanka badda xili cambaareyn iyo cadaadis kala kulantay heshiiskii sharci darrada ahaa ee uu horaantii sanadkan Addisa Ababa kula galay hogaamiyaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.
“Itoobiya waxay doonaysaa inay si nabad ah ku gasho Badda Cas, waxayna arrintan ka taagan tahay mawqif cad,...
Ethiopia Pursues Peaceful Access to Red Sea Amid Growing Economy: PM Abiy
Addis Ababa - Prime Minister Abiy Ahmed expressed Ethiopia's pursuit of peaceful access to the Red Sea, citing the necessity for a sea outlet to support the nation’s growing economy and expanding population of over 120 million.
Speaking before Parliament, PM Abiy emphasized Ethiopia’s commitment to a non-aggressive approach to realizing these strategic goals.
“We seek access to the Red Sea...
President Hassan Sheikh Pledges Direct Elections in Somalia, Rules Out Extension
MOGADISHU, Somalia — President Hassan Sheikh Mohamud addressed delegates at the 5th Annual Leadership and Innovation Summit in Mogadishu on Wednesday, where he firmly stated that there will be no further delays in implementing Somalia's electoral process.
Speaking to a diverse audience of national and international leaders, President Mohamud reiterated the government's pledge to hold one-person, one-vote elections, emphasizing the...
Somalia’s Special Forces Kill 15 Al-Shabaab Militants in Galmudug State Operation
MOGADISHU, Somalia — Somalia's elite special forces units, known as DANAB and Gorgor, successfully neutralized 15 Al-Shabaab militants and demolished several of their hideouts near Qaycad, in the Galmudug State, according to a statement from the ministry of information.
The operation, which took place in the pre-dawn hours, marks another significant military action against the Al-Qaeda-linked group Al-Shabaab, which has...
Madaxweynaha JF oo soo xiray shirweyne ka socday magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo xiray Shiweynaha 5-aad ee Hoggaaminta iyo Hal-abuurka dhallinyarada Soomaaliyeed, kaasi oo lagu soo bandhigay Aalado casri ah oo ay hal abuureen dhallinyaro Soomaaliyeed, caqabadaha ku hor gudban dhallinyarada iyo fursadaha u baahan in looga faa’iideeyo.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay in dowladda ay ka go’antahay baadi goobka xaquuqda dhallinyarada...
Golaha Wasiirada oo ansixiyay heshiisyo lala soo galay Shiinaha iyo Qatar
MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey heshiis is-afgarad ah oo u dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Shiinaha, kaas oo ku saabsan hirgalinta hindisaha horumarinta Adduunka, iyo heshiis is-afgarad wada shaqayn iyo iskaashi u dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Qatar.
Shirka oo uu guddoominaayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi...









