Wasiir Axmed Macallin Fiqi oo guddoomiyay shir muhiim ah + Ujeedka
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa xalay hogaamiyey shir muhiim ah oo looga hadlaayey istaraatiijiyadda Wasaaradda ee Qorshaha Isbeddelka Qaran ee sanadka 2025-2029.
Shirka ayaa diiradda lagu saaray dejinta mudnaanta ku saleysan dhammaan dhinacyada muhiimka ah ee waajibaadka Wasaaradda, oo ay ku jiraan siyaasadda arrimaha dibadda, diblomaasiyadda, iskaashiga caalamiga, adeegyada qunsuliyadda,...
Dowladda Soomaaliya oo soo saartay warbixin ka kooban 28 qodob oo xasaasi ah
MUQDISHO (SMN) - 1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Jarmalka uga qeybgalay Shirweynaha Maalgashiga Afrika iyo Jarmalka, isla markaana sharraxay fursadaha maalgashi ee ka jira Soomaaliya.
2-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Berlin kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Jarmalka, Mudane Olaf Scholz, iyagoo ka wadahadley xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhexeeya labada dal.
3-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Baarlamanka Federaalka ka codsadey...
Egypt Hosts Launch of Major Somalia Urban Development Initiative
CAIRO, Egypt — Somalia took a significant step towards addressing its internal displacement crisis with the launch of the "Saameynta: Scaling Solutions to Displacement through Financing Inclusive Urban Development" during the World Urban Forum in Cairo on Thursday.
Second Deputy Prime Minister Abdisalam Dhaay presented the initiative, which uses innovative financing to manage the displacement of over 3.8 million Somalis...
Airstrike Hits Al-Shabaab stronghold in Somalia’s Mudug Region
AMARA, Somalia — An airstrike in the early hours of Friday devastated an Al-Shabaab stronghold in Amara, a town in Somalia's Mudug region, according to local sources.
The strike, aimed at a building believed to house senior members of the militant group, was part of an ongoing campaign by the Somali government and its allies to curb the influence of...
Faah-faahino kasoo baxaya duqeyn ka dhacday deegaanka Camaara
CAMAARA (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay duqeyn saaka ay diyaarado dagaal ka fuliyeen gudaha deegaanka Camaara ee gobolka Mudug, taas oo lala beegsaday Al-Shabaab.
Duqeynta ayaa si gaar ah loola beegsaday guri ay ku sugnaayeen saraakiil ka tirsan Al-Shabaab, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo xilkas ah.
Wararka ayaaa intaasi kusii daraya inuu jiro khasaare...
Ra’iisul wasaare ku xigeenka 2-aad ee Soomaaliya oo shir ka furay Qaahira
QAAHIRA (SMN) - Ra’iisul Wasaare ku xigeenka labaad ee dalka Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa magaalada Qaahir ee dalka Masar ka daahfuray kulanka kor u qaadista arrimaha xalka waara ee Soomaaliya.
Kulanka ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray sidii loo maalgelin lahaa horumarka magaalooyinka, si loo xoojiyo xalalla waara ee loogu talagalay dadka barakacay iyo guryeynta bulshada Soomaaliyeed.
Ra’iisul Wasaare ku...
Somalia Secures ¥14 Billion Debt Relief from Japan
MOGADISHU, Somalia — In a significant move bolstering Somalia's economic recovery, Finance Minister H.E. Bihi Iman Egeh signed a debt relief agreement with Japan on Thursday, amounting to ¥14 billion, approximately a hundred million dollars.
The agreement was inked alongside Mr. Ogihara Hiroshi, the Deputy Head of Mission at the Japan Embassy in Kenya.
"This follows the successful debt relief process...
Somalia’s Council of Ministers Steps Up Anti-Terrorism and Money Laundering Efforts
MOGADISHU, Somalia — In its weekly session, Somalia's Council of Ministers, under the leadership of Prime Minister Hamsa Abdi Barre, delved into a comprehensive review of the nation's strategies and achievements in combating terrorism and financial crimes.
The primary focus was on disrupting the financial networks supporting Al-Shabaab, a terrorist group that has long plagued the region with its insurgent...
Somalia’s Intelligence Agency Arrests Two Al-Shabaab Affiliates in Mogadishu
MOGADISHU, Somalia — The National Intelligence and Security Agency (NISA) of Somalia announced on Thursday the arrest of two men with ties to the militant group Al-Shabaab in the capital city of Mogadishu.
The detainees have been identified as Sakariye, son of a senior Al-Shabaab figure, Said Abdullahi Sulsul, and Abdullahi Ahmed Hassan, a soldier accused of aiding the insurgents.
According...
Shirka golaha wasiirada XFS oo lagu soo bandhigay warbixino xasaasi ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa lagu soo bandhigay warbixin ku saabsan Qiimeynta Qaranka ee la-dagaallanka argagixisadda iyo lacag dhaqista maadama dowlada Soomaaliya hirgelisay joojinta ilaha dhaqaale ee ay ku tiirsanaayeen kooxaha Khawaarijta.
Shirka oo uu guddoominaayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu soo bandhigay...










