R/W Xamza oo soo buuxiyay kuraastii ay baneeyeen wasiiradii kasoo jeeday J/land
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa soo buuxiyay boosaskii Wasiiru Dowlihii Qorsheynta iyo midka Wasiir Ku xigeenkii waxbarashada ee ay shalay iska casileen Cabdirashiid Jire iyo Axmed Cismaan Daqare oo labaduba deegaan ahaan kasoo jeedo Jubbaland.
Xildhibaan Axmednuur Sheekh Maxamed Laxos ayaa loo magacaabay xilka Wasiiru Dowlaha Qorsheynta, halka Cabdirashiid Maxamed Ducaale isna loo magacaabay Wasiir...
Somalia’s PM and EU’s Briens Discuss Security, Stability, and Elections in Constructive Talks
Mogadishu, Somalia - Today, Prime Minister Hamza Abdi Barre of Somalia engaged in a significant dialogue with Mathieu Briens, the European Union's Deputy Managing Director for Africa, focusing on the nation's path towards enhanced security, political stability, and economic advancement.
The meeting, which took place in Mogadishu, delved into Somalia's ongoing efforts to transition security responsibilities, a critical step towards...
Mas’uuliyiin ka socda QM oo gaaray xarunta diyaarinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka
MUQDISHO (SMN) - Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul wasaaraha dalka Mudane Kamaal Daahir Guutaale iyo agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorsheynta iyo Maalgashiga Caalamiga ah Maxamed Shire ayaa xarunta diyaarinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka (QIQ) ku soo dhaweeyey isku duwaha Hay’adaha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Mr George Conway oo soo booqday xarunta.
Mas’uuliyiinta ayaa yeeshay kulan gaar ah iyadoo Warbixin laga...
BF Soomaaliya oo ansixiyay miisaaniyadda dowladda ee 2025
MUQDISHO (SMN) - Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah ah ansixiyay Qoondada miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2025.
Miisaaniyadda Dowladda ee 2025-ka ee uu maanta ansixiyay Baarlamaanka ayaa gaareysa $1,359,714,328 ,waxaana ogolaatay 172-Xildhibaan laba Xildhibaan ayaa diiday hal Xildhibaanna waa uu ka aamusay.
Kororka miisaaniyaddan marka loo barbar dhigo tan sanadka 2024 oo ahayd $1,079,315,783, ayaa...
Ra’iisul wasaarha XFS oo qaabilay wafdi ka socday Midowga Yurub + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiska ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Ku Xigeenka Agaasimaha Guud ee Midowga Yurub u qaabilsan Qaaradda Afrika, Mr. Mathieu Briens, waxayna ka wada hadleen arrimo la xiriira xoojinta iskaashiga iyo cilaaqaadka u dhaxeeya Midowga Yurub iyo Soomaaliya.
Kulanka ayaa waxaa diiradda lagu saaray taageerada Midowga Yurub...
Wafdi uu hoggaaminayo ra’iisul wasaare ku xigeenka 2-aad oo gaaray Masar
QAAHIRA (SMN) - Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisal wasaare ku xigeenka labaad ee XFS Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa gaaray magaalada Qaahira ee Dalka Masar iyadoo halkaas uu ku soo dhaweeyey Safiirka Soomaaliya u fadhiya Qaahira Danjire Cali Cabdi Awaare.
Ra’iisul wasaare ku xigeenka labaad ee XFS socdaalka uu ku tagay Masar waxaa ku wehliya Wasiirka Howlaha guud iyo Guryeynta Cilmi Maxamuud...
Madobe Calls for Urgent Meeting with Federal MPs Amid Jubaland-Villa Somalia Tensions
KISMAYO, Somalia — Jubaland State President Ahmed Madobe has summoned federal lawmakers from Jubaland to an urgent consultation meeting in Kismayo, scheduled from November 8 to 11, aiming to discuss the volatile political situation in Somalia and its effects on the region.
This call follows a similar move by Puntland's administration to convene its parliamentarians in Garowe on October 22,...
Two Ministers Resign from Somalia’s Government Amid Tensions
MOGADISHU, Somalia — In a significant political development, two ministers from Somalia's federal government resigned on Sunday, November 3, 2024, citing what they described as the government's plans to exacerbate tensions with regional administrations, particularly Jubbaland and Puntland.
The resignations were announced by Abdirashid Jire Qalinle, the State Minister for Planning and International Cooperation, and Ahmed Isman Ibrahim Daqare, the...
Two AU peacekeepers killed in Somalia attack
MOGADISHU, Somalia - Two African Union soldiers were killed and a third one injured by an al-Shabab mortar attack Sunday on their base inside the perimeters of Mogadishu’s international airport.
A statement by the head of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) and Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission Mohamed El-Amine Souef condemned the...
Wararkii ugu dambeeyay khasaaraha madaafiicda lagu garaacay Xalane
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar loo adeegsaday madaafiic oo ay shalay Al-Shabaab ku qaadeen gudaha xerada Xalane ee magaalada Muqdisho.
Xog heshay Idaacadda Shabelle ayaa sheegeysa in ugu yaraan 3 kamid ahaa shaqaalaha QM ay ku dhinteen weerarka, waxaana jiro dhaawacyo kale.
Qoraal kasoo baxay taliska ATMIS ayaa sidoo kale lagu cambaareeyay weerarkan,...











