Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Dowladda Jabuuti oo war kasoo saartay xaaladda madaxweyne Geelle + Sawirro

JABUUTI (SMN) - Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa dib ugu laabtay dalka Jaabuti kadib markii uu booqasho horey loo qorsheeyay ku tagey Faransiiska oo xulafo ay yihiin.   Madaxtooyadda Jabuuti oo qoraal soo saartay ayaa beenisay in safarka Madaxweynaha uu la xiriiray xaalad caafimaad xili aad loo hadal-hayay inuu xanuunsanayo Geelle oo 76 jir ah. Halkan hoose ka daawo Sawirrada:- ...

Ethiopia Defends Somaliland Deal at U.N., Calls for Regional Cooperation

ADDIS ABABA, Ethiopia - Ethiopia's Minister of Foreign Affairs, Taye Atske-Selassie, today defended his country's controversial Memorandum of Understanding (MoU) with Somaliland at the 79th session of the United Nations General Assembly.   The agreement, which aims to secure sea access for landlocked Ethiopia, has stirred tensions with Somalia, which claims the deal infringes on its sovereignty. Speaking at the assembly, Minister...

Madaxweyne Xasan oo shir muhiim ah ka daah-furay Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) -  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka sannadlaha ah ee Midowga Bangiyada Soomaaliyeed oo diiradda lagu saarayo maalgashig, kobcinta kaabayaasha dhaqaalaha iyo talooyinka ku aaddan dib u habaynta nidaamka maaliyadeed ee dalka.   Madaxweynaha ayaa ku boggaadiyey ganacsatada Soomaaliyeed dadaalkooda ku aaddan horumarinta dalka, waxa uuna ku adkeeyey in ay mas’uuliyad gaar ah iska...

Somali President Accuses Ethiopia of seizing control of airports in his country 

MOGADISHU, Somalia - In a candid interview with Al-Jazeera, President Hassan Sheikh Mohamud of Somalia has escalated his criticism of Ethiopia, accusing the neighboring country of not only seeking illegal sea access through a controversial deal with Somaliland but also of overt military interference within Somalia's borders.   President Mohamud stated, "Ethiopia is not only claiming the issue of the Somaliland...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in Itoobiya ay qabsatay garoomada Gedo

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u warramay Telefeshinka Al-jazeera ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan xiisadda Soomaaliya kala dhexeyso Itoobiya.   Madaxweynaha ayaa sheegay in Itoobiya ay qaaday tallaabooyin uga sii daraya xiisadda, isla markaana ciidankeeda ay la wareegeen garoomada iyo waddooyinka muhiimka ah ee gobolka Gedo. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in...

Halkee ayuu marayaa ollolaha dalka looga joojinayo Bacaha + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimillada  XFS Mudane Axmed Maxamed Cumar iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Wasaaradda.   Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada XFS ayaa warbixin ka siiyay Duqa Magaalada Muqdisho halka uu maraayo ollolaha dalka...

Ethiopia Condemns Heinous Terrorist Attack in Mogadishu, Somalia

ADDIS ABABA - Ethiopia's Foreign Affairs Ministry of Ethiopia has condemned the heinous terrorist attack in Mogadishu, Somalia on Saturday that killed at least 3 people.   The Foreign Affairs Ministry of Ethiopia has condemned the heinous terrorist attack and conveyed its condolences to the family of the deceased. Ethiopia reiterates its commitment to stand in solidarity with the people of Somalia...

Itoobiya oo difaacday heshiiska badda ay la gashay Somaliland

ADDIS ABAABA (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya Faye Atske ayaa si kulul u difaacay heshiiska badda ay la gashay dowladiisa maamulka Somaliland horaantii sanadkan, kaasoo dowlada Federaalka ay ku tilmaantay daandaansi dagaalka iyo xad gudub lagu sameeyay madax-banaanida dalka.   "Ujeedkeena heshiiska badda ee aan la galnay Somaliland wuxuu ku salaysan yahay hormar dhaqaale oo la wadaago iyo barwaaqo inuu...

NISA oo sameysay howlgallo amni xaqiijin ah iyo digniino ka imaanaya Xalane

MUQDISHO (SMN) - Warar soo baxaya ayaa sheegaya in magaalada Muqdisho lasoo geliyay gaadiid ay ka buuxaan walxaha qarxa, kuwaas oo lasoo wariyay inay ku raad joogaan ciidamada ammaanka.   Xog ay heshay Shabelle ayaa sheegeysa in ciidamada dowladda la geliyay heegan buuxa, si ay uga hortegaan weeraradan laga cabsi qabo inay ka dhacaan magaalada Muqdisho. Sidoo kale ciidamada NISA ayaa sameeyay...

Xildhibaano badan oo xalay ku shiray guriga Sheekh Shariif + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - In ka badan 40 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha shacabka ee BFS iyo siyaasiyiin kale oo horey xilal uga soo qabtay Dowladda ayaa xalay shir xasaasi ah ugu soo dhamaaday guriga uu ka degan yahay Muqdisho Madaxweynihii hore ee dalka Xildhibaan Sheekh Shariif Sheekh Axmed.   Siyaasiyiinta ka qeyb galay kulankan u dhaxeeyay Xildhibaanada iyo madaxweynihii hore Shariifka...

WARAR KALE

Safiirka Soomaaliya ee Liibiya oo Gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo

TRIPOLI - Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Liibiya, Mudane Cabdifataax Sheekh Axmed Cabdulmanaan, ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo u gudbiyay Guddoomiyaha Golaha Madaxtooyada...

Taliyaha Ciidanka XDS oo Guddoomiyay Shirka Dardargelinta Howlgalada iyo U Diyaargarowga Amniga Qaranka

MUQDISHO – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta guddoomiyay shirka subaxlaha ee Taliska Guud ee Ciidanka XDS,...

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed iyo Jaamacadda Ruwaanda oo Kala Saxiixday Heshiis Iskaashi

KIGALI – Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) iyo Jaamacadda Ruwaanda (University of Rwanda) ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo lagu xoojinayo iskaashiga dhinacyada waxbarashada...