Ethiopia’s Actions in Somalia: A Breach of Sovereignty
If BRICS is to take Ethiopia’s membership seriously, it must consider Ethiopia’s recent actions against its long-term commitment to upholding the coalition’s values. Ethiopia must address its violation of Somalia’s territorial integrity and recommit to the principles of non-interference and mutual respect. Failure to do so risks not only destabilizing the region but also undermining BRICS' credibility as a...
Shaqada duulimaadka Garoonka Boosaaso oo dib loo soo celiyay
BOOSAASO, Soomaaliya - Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland ayaa u xaqiijisay shacabka in garoonka Boosaaso uu yahay mid ammaankiisa sugan yahay.
Hadalkaan ayaa imaanaya kadib hanjabaad kasoo yeertay ciidamada PSF oo horay ugu eedeeyay maamulka garoonka diyaaradaha inay xadideen gaadiidka gaar ahaan askarta dhaawaca ah, isla markaana ay garoonka ka dhigeen xero ciidan.
Iyadoo ay taasi jirto ayaa Wasiirka Duulistu...
Puntland says Bosaso Airport Remains Fully Operational Amidst Security Tensions
BOSASO, Somalia - Recent developments in Puntland have seen Bosaso Airport continue its operations without disruption, despite earlier warnings from the Puntland Security Forces (PSF).
The PSF had issued a stern warning to airlines and residents, citing a dispute over airport management and security concerns. However, as of today, the airport has maintained its full operational status, with flights landing...
Gollaha Shacabka oo fadhi ka yeeshay Hindise Sharciyeed muhiim ah
MUQDISHO, Soomaaliya - Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan yeeshay ayaa akhrinta koowaad marsiiyay Hindise Sharciyeedka Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, waxaana kulanka shir guddoominaayay Guddoomiye Kuxigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow.
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka...
Wafdi ka socda Urur Goboleedka IGAD oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS, Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in wafdiga maanta yimid muqdisha ee uu hoggaaminayay Xog-hayaha fulinta Urur Goboleedka IGAD Dr Workneh Gebeyehu, ay ka wada hadleen xaaladda gobolka oo ay ku jiraan arrimaha ay Soomaaliya iyo Itoobiya isku hayaan.
Wasiir Fiqi “Wafdiga maanta noo yimid waxaan kala hadalnay xaaladda gobolka...
Dr. Workneh Gebeyehu Arrives in Mogadishu to Bolster Regional Ties Amidst Tensions
MOGADISHU, Somalia — Dr. Workneh Gebeyehu, the Executive Secretary of the Intergovernmental Authority on Development (IGAD), arrived in Mogadishu on Monday, marking a significant diplomatic visit to foster regional cooperation.
At Adan Adde International Airport, he was greeted with a warm reception by Somalia's Foreign Minister, Ahmed MoFiqi.
Dr. Gebeyehu, who served as Ethiopia's Minister of Foreign Affairs from 2016 to...
Donald Trump survives 2nd assassination attempt in 2 months
WASHINGTON - Donald Trump was the target of an apparent assassination attempt Sunday in Florida, the FBI said, with the Republican presidential candidate's campaign and law enforcement reporting he was safe and unharmed.
The U.S. Secret Service confirmed one or more of its agents "opened fire on a gunman" located near the boundary of Trump's golf course and that an...
Madaxweynaha JFS oo booqday guriga Tacsida Ugaas Cabdullahi Ugaas Xaashi
MUQDISHO (SMN) - Madaxwaynaha JFS Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo galabta gaaray Guriga General Gaafow oo ay taalo Tacsida AUN Ugaaska Murusade ayaa Saxiixay Buugga Tacsida Ugaas Cabdullahi Ugaas Xaashi Ugaas Fara-cade.
Madaxwaynaha ayaa u tacsiiyay ehelka, Qoys, Qaraabada iyo dhamaan Umadda Soomaaliyeed geerida ku timid ugaas Abdullahi Waxaa uuna Allah uga baryay in Janatul Firdowsa ka waraabiyo Ugaaska
Halkan...
Booliska oo eedeysane usoo xiray gabar si arxan darro ah loogu dilay Warta Nabadda
MUQDISHO (SMN) - Ciidanka Boliiska Gobalka Banaadir, gaar ahaan saladhigga Boliiska degmada Warta-Nabadda ayaa gacanta ku soo dhigay, eedeysane Cabdicasiis Cismaan Maxamed (Sadaam) oo ku eedeysan in uu ceejo ku dilay Marxuum Maa'ido Maxamed Axmed oo 17 jir aheyd.
Falkan oo si weyn looga argagaxay ayaa gelinkii dambe ee Sabtidii ka dhacay degmada Warta-Nabadda ee gobolka Banaadir.
Qoraal kooban oo kasoo...
Donald Trump oo isku day kale oo lagu dili rabay ka bad-baaday
WASHINGTON (SMN) - Madaxweynihi hore ee Mareykanka ayaa gelinki danbe ee Axaddii shalay ka badbaaday isku-day kale oo lagu khaariji rabay, xilli uu ku sugnaa beertiisa ciyaarta golf-ka lagu dheelo ee ku taalla magaalada West Palm Beach ee gobolka Florida.
Ciidanka ilaalada qarsoon ayaa sheegay, in ay arkeen nin hubeysan oo isku qarinayay juq u dhaw halka uu golf-ka ku...











