MUQDISHO (SMN) – Madaxwaynaha JFS Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo galabta gaaray Guriga General Gaafow oo ay taalo Tacsida AUN Ugaaska Murusade ayaa Saxiixay Buugga Tacsida Ugaas Cabdullahi Ugaas Xaashi Ugaas Fara-cade.
Madaxwaynaha ayaa u tacsiiyay ehelka, Qoys, Qaraabada iyo dhamaan Umadda Soomaaliyeed geerida ku timid ugaas Abdullahi Waxaa uuna Allah uga baryay in Janatul Firdowsa ka waraabiyo Ugaaska
Halkan boose ka daawo Sawirrada:-




![Nabadoonka Beesha Aadan Warsame ee Xawaadle oo lagu doortay Muqdisho [Sawirro]](https://shabellemedia.com/wp-content/uploads/2026/07/yaab-150x150.png)
