Arab League Warns Ethiopia Over Somalia Sovereignty Violations
Cairo, Egypt — In a decisive show of solidarity, the Arab League has issued a stern warning to Ethiopia over its actions that threaten Somalia's sovereignty.
Following a high-level meeting in Cairo, attended by key Arab foreign ministers including Somalia's Ahmed Maalim Fiqi, the League condemned Ethiopia's recent moves as violations of international norms and Somalia's territorial integrity.
The statement from...
Itoobiya oo looga digay inay qaado tallaabo khalkhal gelinaysa xasilloonida Somalia
MUQDISHO (SMN) - Ururka Jaamacadda Carabta ayaa fariin luuqad adag lagu qoray u diray dowladda Itoobiya kadib markii ay kusoo xad-gudubtay madax-banaanida Soomaaliya, iyadoo isku dayaysa inay si sharci darro ah ku qaadato badeeda.
Kulanka ka dhacay Todobaadkan magaalada Qaahira oo ay yeesheen Wasiiradda Arrimaha Dibadda Ururka Jaamacadda Carabta ayaa laga soo saarey mar-murtiyeed lagu taageeray dadaallada dowladda Soomaaliya ee...
Odayaasha dhaqanka Mudulood oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Duubabka dhaqanka ee beesha Muddulood oo ay hoggaaminayaan Imaam Maxamed Yuusuf, Ugaas Maxamuud Cali Ugaas iyo qaar kamid ah madaxda ku matala dowladda heer federal iyo Gobolka Banaadir ayaa kulan is xog wareysi iyo kala war qaadasho ah ku yeeshay Muqdisho.
Waxaa la isla qaatay in laga wada shaqeeyo midnimada iyo danta guud ee dalka, sidoo kalena...
Muxuu Ra’iisul wasaare Xamza kala hadlay Odayaasha Koonfur Galbeed? + Sawirro
BAYDHABO (SMN) - Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan kula yeeshay magaalada Baydhabo odayaasha dhaqanka ee Koonfur Galbeed, kaas oo looga hadlay doorka ay dhaqanku ka qaateen dowlad-dhisidda Soomaaliya iyo sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta dowladda iyo bulshada.
Kulanka oo uu ku weheliyey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen),...
Askari lagu magacaabo Musiibo Qaran oo dil toogasho ah lagu xukumay
MUQDISHO (SMN) - Dable Asluub Maxamed Axmed Cabdi “Musiibo Qaran” , Dable Xoogga Jaamac Cabdiqani Jaamac( oo maqane ah) iyo Axmed Daahir Cabdi “Qiiqaalka” (oo maqane ah), ayaa lagu soo eedeeyey Jidgooyo iyo dhac ay ka dhalatay Dhimashada Ex Labo Xidigle Cabuqaadir Muxudiin Aadan oo ka tirsanaa Ciidanka Xoogga dalka, falkaasi oo dhacay Habeen ku Tariikheysan Lix iyo Tobanka...
Golaha wasiirada oo ansixiyay Xeerka Dhismaha Xafiiska Amniga Qaranka
MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu ansixiyey Xeerka Dhismaha Xafiiska Amniga Qaranka oo ay Wasaaradda Amniga Guduha soo gudbisay.
Shirka oo uu guddoominaayey Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa sidoo kale Wasaaradaha Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga looga dhageystay warbixin ku saabsan amniga...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo guddoomiyay shir muhiim ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Mudane Baashe Yuusuf Axmed ayaa guddoomiyey shirka dardargelinta nidaamka danabaysan online-ka ee dacwadaha.
Shirkan waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir Saciid Cali Maxamed, guddoomiyeyaasha Maxkamadaha degmooyinka gobolka iyo sido kale Garsooreyaal, ayada oo ujeedka kulanka uu ahaa sidii loo dardargalin lahaa nidaamka danabeysan ee dacwadaha.
Inta uu kulanka socday ayaa...
Somalia’s PM Chairs Southwest State Cabinet Meeting on Key Issues
BAIDOA, Somalia — Somalia's Prime Minister Hamsa Abdi Barre presided over a crucial meeting of the South West State Council in Baidoa, aiming to fortify cooperation and improve essential services in the region, according to officials on Tuesday.
The gathering, which included discussions on political, economic, and security enhancements, also tackled the intensification of efforts against terrorism, particularly the eradication...
Somalia Receives Over 1,300 Tons of Food Aid from China Amidst Drought Concerns
MOGADISHU, Somalia — In a significant display of international solidarity, the Somali Disaster Management Agency (SoDMA) has received over 1,300 tons of food aid from the Chinese government. The handover ceremony, which took place at the SoDMA warehouse, was attended by SoDMA Commissioner Mohamud Ma’allin Abdulle and the Chinese Ambassador to Somalia, Wang Yu.
This substantial aid package is strategically...
Wararkii ugu dambeeyay kulamada uu R/W Xamza ka wado Baydhabo + Sawirro
BAYDHABO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane XamZa Cabdi Barre oo uu Wehliyo Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa si Wadajir ah U-Gudoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Koonfur Galbeed
Shirka waxaa Diirada lagu Saaray Xaalada Guud ee Dalka Dhinacyada Arimaha Amniga, Siyaasada iyo Xoojinta Wada-Shaqaynta Wasaaradaha Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed.
Ra'iisul wasaaraha...










