Mogadishu Mayor Oversees Drug Seizure and Destruction
MOGADISHU, Somalia — Mogadishu Mayor Yusuf Hussein Jimale (Madaale) on Thursday observed a significant operation by the Somali Police Force, which culminated in the seizure of a substantial amount of narcotics, including alcohol and cannabis, known locally as Hashiis.
The confiscated drugs were later incinerated on the outskirts of the Karaan District.
Mayor Jimale commended the police for their efforts in...
Kulanka billaha xaaladaha bani’aadanimo oo lagu qabtay xarunta SoDMA + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Xarunta dhexe ee Hay'adda Maareynta Musiibooyinka ayaa marti-galisay kulan si bille ah loogu gorfeeyo xaaladaha bani’aadannimo ee dalka, kaasoo dhex mara Hay’adda SoDMA, Xafiiska Qaramada Midoobay ee isku xirka arrimaha bini'aadannimada (OCHA) iyo barnaamijka horumarinta ee Qaramada Midoobay (UNDP).
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loogu diyaar-garoobi lahaa shirka madasha arrimaha bani’aadannimada (CHF) ee dhawaan lagu wado...
Xiisadda ka taagan Sanaag oo kasii dirtay kadib dil ay gaysteen ciidanka Somaliland
MUQDISHO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Sanaag ee waqooyiga Soomaaliya ayaa shergaya in weli xiisad colaadeed laga dareemayo magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolkaasi.
Xiisadda ayaa saacadihii lasoo dhaafay ka sii dartay kadib markii xalay halkaasi lagu dilay wiil dhalinyaro ah oo ku sugnaa xaafad ka tirsan Ceerigaabo.
Dilka wiilka dhalinyarada ah ayaa waxaa lagu eedeeyay inay gaysteen ciidamada Somaliland,...
Hantidhowraha iyo Xisaabiyaha Guud oo hortegay guddiga maaliyadda BF
MUQDISHO (SMN) - Guddiyada Maaliyadda ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulamo gaar gaar ah la yeeshay mas’uuliyiin ka socday xafiisyada Hanti dhowraha Qaranka iyo Xisaabiyaha guud ee dalka.
Masuuliyiintan ayaa waxaa kala hoggaaminaayay mudane Axmed Ciise Guutaale oo ah Hanti dhowraha Qaranka iyo mudane Cabdiraxmaan Maxamed Anas oo ah Xisaabiyaha guud ee dalka.
Xubnaha guddiyada maaliyadda...
Sawirro: Maadooriye halis ah oo lagu gubay duleedka magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kormeeray howlgal ay ciidanka Booliska Soomaaliyeed kusoo bandhigeen Maandooriyaal halis ku ah bulshada Caasimadda kaas oo lagu gubay duleedka Degmada Kaaraan.
Duqa Muqdisho ayaa ku amaanay laamaha Amniga howlgallada ay kusoo qab qabteen Maandooriyaha, asigoona ugu digay cid kasta oo ku howlan isticmaalka iyo...
Somali Disaster Management Agency Engages with Saudi Ambassador on Aid Delivery
MOGADISHU, Somalia — The Commissioner of the Somali Disaster Management Agency (SoDMA), Mohmaud Mo’allin Abdulle, held a strategic meeting today with the Somali Ambassador to the Kingdom of Saudi Arabia, Aweys Haji, at the National Emergency Operations Center (NEOC).
The meeting focused on expediting the delivery of pledged aid from the King Salman Center and the Saudi Fund.
During the discussions,...
Somalia Appoints New Deputy Director for Identification Agency
MOGADISHU, Somalia — The Council of Ministers of the Federal Republic of Somalia has recently confirmed the appointment of Mr. Abdirahman Syed Ahmed as the new Deputy Director of the Agency for Identification and Public Registration.
The announcement came following the council's weekly meeting, which was presided over by Acting Prime Minister and Deputy Prime Minister, Mr. Salah Ahmed Jama.
The...
Ciidamo cusub oo tababar loogu soo xiray magaalada Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaliyeed S/Guuto Sulub Axmad Firin iyo Safiirka Dowlada Mareykanka u fadhiya Muqdisho ayaa maanta Tababar u soo xirey qeyb Ka mid ah Ciidanka Bar hubinta Guur guurta ama (Checkpiont-yada Guur Guura ) ee Booliiska Soomaaliyeed.
Xaflada tababarka loogu soo xiraayay askartaan waxaa Ka soo qeybgalay Taliyaha Hoggaanka howlaha Booliiska S/Guuto Maxamed Maxamud Garaar, Taliyaha...
Aadan Madoobe oo loo gudbiyay warbixin ku saabsan xaaladda xabsiga dhexe
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada ah oo ka dhacay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa.
Ugu horeyn kulanka Guddiga ayaa warbixin looga dhageystay guddi gaar ah oo uu...
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay safiirka Soomaaliya ee dalka Sacuudiga
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta xarunta qaran ee howl-gallada gurmadka deg degga ah ee NEOC, Waxa uu ku qaabilay Safiirka Soomaaliya ee Boqortooyada Sucuudiga Danjire Aweys Xaaji.
Shirkaan waxaa looga hadlay arrimo kala duwan oo ay kamid yihiin sidii Danjire Aweys u daba-gal diblomaasiyadeed ugu sameyn lahaa ballan-qaadyo ay hore dalka ugu yabooheen Xarunta...











