Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Egypt Military Jets Land in Somalia Amid Regional Tensions

MOGADISHU, Somalia — Two Egyptian C-130 military aircraft touched down at Mogadishu's Aden Adde International Airport on Tuesday, delivering both equipment and personnel.   This deployment comes at a time of heightened tension between Somalia and Ethiopia, primarily over Ethiopia's controversial Memorandum of Understanding with the breakaway region of Somaliland, which has soured relations between Addis Ababa and Mogadishu. The arrival of...

Somalia Takes Stride Towards Local Governance with Dowlad-Kaab Program Launch

MOGADISHU, Somalia - The Minister of Interior, Federal Affairs, and Reconciliation, H.E. Ali Yusuf Hosh, spearheaded the launch of the Dowlad-Kaab Local Governance Program today, in an event that underscored a collaborative effort towards strengthening local governance in Somalia.   The ceremony, held in Mogadishu, was attended by representatives from Federal Member States, the Banadir Regional Administration, various diplomatic missions, and...

Guddoomiye Yabooh oo kormeer ku tegay xabsiga dhexe ee Xamar + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasada maamulka gpbolka Banaadir mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) iyo xoghayaha guud ee maamulka gpbolka Banaadir mudane Feysal Caraale Afrax ayaa maanta kormeeray xabsiga dhaxe ee Xamar.   Ujeedka booqashadan ayaa aheyd mid ay mas’uuliyiinta maamulka gobolka Banaadir ugu kuurgalayeen xaalada dhabta ah ee ka jirta Xabsiga dhaxe iyo sidii ay ugu jawaabi...

DF oo ku dhawaaqday natiijada Imtixaanka fasalka 12-aad

MUQDISHO (SMN) -  Wasaaradda Waxbarashada Hiddiha iyo Tacliinta Sare ee Xukumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday natiijada Imtixaanka Fasalka 12aad Dugsiga Sare ee Dalka.   Wasaaradda waxbarashadda ayaa sheegtay in tirada Imtixaanka u fariisatay ahayd 36,034Arday halka tirada Gudubtay tahay Arday 33,666. Waxa sidoo kale natiijada Imtixaanka ku dhacay 2,366 Arday Dhinaca kale Wasiirka Waxbarashada ayaa ku dhawaaqay in dowladdu sannadkan waxbarasho...

UN and Somali Partners Enhance Disability Rights through Digital Training

MOGADISHU, Somalia – United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) has joined hands with Somali institutions and civil society organizations to foster an environment of accessibility and empowerment for individuals with disabilities. This initiative marks a pivotal moment in the ongoing efforts to enhance disability rights and inclusion in the Horn of African nation.   Recently, the United Nations played a...

Sawirro: Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo shir muhiim ah ka furay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Hon Cali Yusuf Cali – Xoosh ayaa maanta ku daahfuray caasimadda Muqdisho mashruuca Dowlad-Kaab.   Kulanka waxaa goobjoog ka ahaa qaar ka tirsan Wasiirrada Arrimaha Gudaha ee dowlad goboleedyada, maamulka Gobolka Banaadir iyo saxiibada caalamka. Khudbaddiisa, Wasiirka Arrimaha Gudaha mudane Cali Xoosh ayaa ku dheeraaday guulihii mashruucii dhammaaday ee...

Somalia Allocates $2,000 per Family After Lido Beach Attack Claims 36 Lives

MOGADISHU, Somalia  — The National Emergency Committee has announced the allocation of $2,000 in cash support to each of the families affected by the recent terrorist attack at Lido Beach, where 36 individuals lost their lives. This financial aid aims to assist with immediate needs following the tragedy, which has deeply shaken the community.   The attack, described as heinous by...

Puntland Security Forces Seize Advanced Drones, Arrest Suspected Militants

GAROWE, Somalia — Puntland security forces have seized a cache of sophisticated "suicide" drones, marking the first known instance of such weaponry in Somalia. The operation also led to the arrest of seven individuals suspected of links to either Al Shabaab or Daesh, according to local reports.   The drones intercepted during a raid on a convoy between Garowe and Galkayo,...

Puntland oo gacanta ku dhigtay diyaarado Drones ah iyo halka loo waday

GAROOWE (SMN) - Laamaha ammaanka Puntland ayaa shaaca ka qaaday in shalay ay gacanta ku dhigeen 5 diyaaradood oo ah nooca loo yaqaano Kamikaze-ka ah oo la rumeysan yahay in la doonayay in lagu fuliyo weeraro qaraxyo ah.   Puntland ayaa sheegtay in diyaaradahan laga keenay dalka Yemen, isla markaana lasoo marsiiyey dekedda magaalada Boosaaso. Sidoo kale waxaa ay saraakiisha amniga intaasi...

DF Soomaaliya oo kaalmo lacageed siisay dhibanayaasha Qaraxii Liido

MUQDISHO (SMN) - Guddiga gurmadka Qaran ee Qaraxi Liido ayaa xarunta Qaran ee hawlgallada gurmadka Degdegga ah ee hay’adda maareeynta Musiibooyinka kula kulmay ehellada dadkii ku naf-waayay weerarkii Al-Shabaab ee billowgii bishaan ka dhacay Xeebta Liido.   Guddiga ayaa min $2000 oo doolar oo taakulo ah guddoonsiiyay ehellada 36 qof oo ku dhintay weerarkaas, iyagoo ballan-qaaday in aan intaas looga hari...

WARAR KALE

Danjiraha Soomaaliya ee Sacuudiga oo La Kulmay Xoghayaha Guud ee Golaha Iskaashiga Khaliijka

Riyaad  - Danjiraha Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Boqortooyada Sacuudiga, Mudane Maxamed Aamiin Sheekh Cusmaan, ayaa magaalada Riyaad kulan kula qaatay Xoghayaha Guud ee...

Wasiirka Warfaafinta oo Furay Aqoon-isweydaarsi Qaran oo Ku Saabsan Ilaalinta Dhaxalka Taariikheed ee Soomaaliya

Muqdisho - Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa furay Aqoon-isweydaarsiga Qaran ee ku saabsan Barnaamijka Diiwaanka Xasuusta...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Kulanka Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada Qaranka

Muqdisho - Guddoomiyaha Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada Qaranka, ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Cali Yuusuf Cali,...