Hay’adda SoDMA oo maanta la wareegtay gaadiid Ambulance ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa maanta gaari nuuca gurmadka deg-dega ah ee Ambulance waxa ay kala wareegtay Hay'adda daryeelka Hooyada iyo dhallaanka ee AMUCUBO.
Gaarigaan waxa ay hay’adda uga qeybqaadan doontaa u gurmashada shacabka Soomaaliyeed ee waxyeellada la kulma, waxaana maalmaha soo socda qorshuhu yahay in sidaan oo kale gaadiid kale oo gurmadka degdega ah...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la kulmay Senataro ka tirsan Aqalka Sare
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa kulan gaar ah la qaatay Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Dalka Deegan Doorashadoodu ay Tahay Koonfur Galbeed
Madaxweyne Laftagareen iyo Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa ka wada hadlay Arimaha Taagan ee Siyaasada Dalka, Hormarinta Bulshada iyo Amniga Guud ee Deeganada Koonfur Galbeed.
Kulankan ayaa kusoo aadaya, xilli xasaasi ah isla...
Former Somali Foreign Minister Warns of Ethiopian Influence Amid Regional Tensions
MOGADISHU, Somalia — The former Minister of Foreign Affairs of Somalia, Ahmed Isse Awad, has expressed concerns over the growing influence of Ethiopia in Somalia's internal affairs, exacerbated by recent tensions over the Somaliland Sea access Memorandum of Understanding (MoU).
In a statement that could further inflame regional tensions, Awad revealed that Ethiopia has allegedly entered into secret agreements with...
Sawirro: Duqa magaalada Muqdisho oo ka qayb-galay shir muhiim ah
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa ka qeyb galay Shirka isku xirka Howlaha iyo Fulinta Qorshaha Shanta sano ee soo socota (2024-2028) ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed.
Madashan oo uu furay Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS Mudane Cabdullaahi Sheekh ismaaciil Fartaag, ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Agaasimaha guud ee...
Daawo: Baarlamaanka Soomaaliya oo ka doodayo arrimo xasaasi ah
MUQDISHO (SMN) - Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa haatan kulan xasaasi ah ku leh xarunta Villa Hargeysa, kaas oo looga hadlayo arrimo dhowr ah.
Kulankan oo uu guddoomyinayo Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa goordhow furmay, waxaana looga doodayo dhowr ajende.
Sidoo kale waxaa golaha hortegay wasiirka cadaaladda iyo dastuurka Xasan Macallin oo xildhibaannada horgeeyay heshiiska Qaramada Midoobe ee la...
Khilaafaadka DF iyo Dowlad-goboleedyada oo fursado cusub u abuuray Itoobiya
MUQDISHO (SMN) - Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaliya, Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa shaaca ka qaaday in khilaafaadka DFS iyo Dowlad-goboleedyada uu fursado cusub u abuuray Itoobiya oo haatan xiisad xoogan ay kala dhexeyso Soomaaluya.
Cawad ayaa sheegay in Itoobiya ay heshiisyo qarsoodi ah la gashay madaxweynayaasha maamul goboleedyada, isla markaana arrintaas ay dhabar jab ku tahay dowladda dhexe.
Sidoo...
Galmudug and Puntland Leaders Forge Ahead with Strategic Partnership for Peace and Development
GALKAYO, Somalia - Leaders from the Galmudug and Puntland regional states, Ahmed Abdi Kariye and Said Abdullahi Deni respectively, convened at the Presidential Palace in Galkayo on Friday night to deepen their strategic partnership.
The high-level meeting, which included senior officials from both regions, aimed to bolster cooperation across critical sectors including security, trade, peacebuilding, and development.
The discussions revolved around...
Somalia-Ethiopia Tensions Rise Amid US Diplomatic Moves for Peace
MOGADISHU, Somalia — Heightened tensions between Somalia and Ethiopia are stirring concerns of conflict, with social media buzz from Mogadishu indicating that President Hassan Sheikh Mohamud's administration is increasingly assertive, even claiming Ethiopian territory in the Ogaden region. Despite this, diplomatic channels remain active, with the United States pushing for a peaceful resolution.
Richard Riley, U.S. Ambassador to Somalia, has...
Galmudug iyo Puntland oo heshiis cusub ku gaaray magaalada Gaalkacyo
GAALKACYO (SMM) - Madaxda maamullada Galmudug iyo Puntland ayaa xalay wada-hadallo xasaasi ah ku yeeshay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.
Kulan wadajir ah oo ay yeesheen labada maamul ayaa waxaa gudddoomiyay madaxweyne Axmed Qoor Qoor iyo madaxweyne Saciid Deni, ayada oo diiradda lagu saaray iskaashiga labada dhinac.
Galmudug iyo Puntland ayaa go'aanno cusub kaso saaray shirka ka dhacay magaalada...
Faah-faahino kasoo baxaya howlgal culus oo ka dhacay gobolka Hiiraan
BELEDWEYNE (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya howlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay gobolka Hiiraan, kaas oo ay qaadeen ciidamada dadka deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleyda.
Howlgalka oo si gaar ah uga dhacay duleedka degmada Halgan ayaa waxaa lagu beegsaday goobo ay ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab.
Sidoo kale ciidamada ayaa cagta mariyay fariisimo...










