Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Golaha wasiirada oo ansixiyay Xeerka Dhismaha Xafiiska Amniga Qaranka

MUQDISHO (SMN) -  Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu ansixiyey Xeerka Dhismaha Xafiiska Amniga Qaranka oo ay Wasaaradda Amniga Guduha soo gudbisay.   Shirka oo uu guddoominaayey Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa sidoo kale Wasaaradaha Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga looga dhageystay warbixin ku saabsan amniga...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo guddoomiyay shir muhiim ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Mudane Baashe Yuusuf Axmed ayaa guddoomiyey shirka dardargelinta nidaamka danabaysan online-ka ee dacwadaha.   Shirkan waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir Saciid Cali Maxamed, guddoomiyeyaasha Maxkamadaha degmooyinka gobolka iyo sido kale Garsooreyaal, ayada oo ujeedka kulanka uu ahaa sidii loo dardargalin lahaa nidaamka danabeysan ee dacwadaha. Inta uu kulanka socday ayaa...

Somalia’s PM Chairs Southwest State Cabinet Meeting on Key Issues

BAIDOA, Somalia — Somalia's Prime Minister Hamsa Abdi Barre presided over a crucial meeting of the South West State Council in Baidoa, aiming to fortify cooperation and improve essential services in the region, according to officials on Tuesday.   The gathering, which included discussions on political, economic, and security enhancements, also tackled the intensification of efforts against terrorism, particularly the eradication...

Somalia Receives Over 1,300 Tons of Food Aid from China Amidst Drought Concerns

MOGADISHU, Somalia — In a significant display of international solidarity, the Somali Disaster Management Agency (SoDMA) has received over 1,300 tons of food aid from the Chinese government. The handover ceremony, which took place at the SoDMA warehouse, was attended by SoDMA Commissioner Mohamud Ma’allin Abdulle and the Chinese Ambassador to Somalia, Wang Yu.   This substantial aid package is strategically...

Wararkii ugu dambeeyay kulamada uu R/W Xamza ka wado Baydhabo + Sawirro

BAYDHABO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane XamZa Cabdi Barre oo uu Wehliyo Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa si Wadajir ah U-Gudoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Koonfur Galbeed   Shirka waxaa Diirada lagu Saaray Xaalada Guud ee Dalka Dhinacyada Arimaha Amniga, Siyaasada iyo Xoojinta Wada-Shaqaynta Wasaaradaha Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed. Ra'iisul wasaaraha...

Sawirro: Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo gargaar kala wareegay Shiinaha

MUQDISHO (SMN) -  Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka, Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta munaasabad kooban oo ka dhacday Bakhaarrada keydka SoDMA waxa uu Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya dalkeenna Wang Yu, kala wareegay gargaar raashin ah oo ka badan 1,300 oo tan.   Gargaarkaan ayaa dowladda Shiinaha waxa ay ugu talagashay in la gaarsiiyo shacabka Soomaaliyeed ee xaaladaha adag wajahaya, looguna diyaar...

Somalia: Couple Killed in Clan-Related Attack in Galgadud Region

MOGADISHU, Somalia — Tensions flared in central Somalia's Galgadud region last night when armed militias executed a man and his wife in a settlement located between Godinlabe and Adado, sources confirmed.   The victims, identified as Ilmi Omar, who hails from Adado city, and his wife, were killed in their home in what appears to be a retaliatory strike motivated by...

Arab League Unanimously Backs Somalia’s Sovereignty Against Ethiopia-Somaliland Deal

CAIRO, Egypt  — At the 162nd session of the Arab League Council held in Cairo, a unanimous show of solidarity emerged supporting Somalia's sovereignty, particularly in response to a contentious Memorandum of Understanding (MoU) between Ethiopia and Somaliland.   The agreement, which would grant Ethiopia access to the Red Sea in exchange for recognizing Somaliland's independence, has been sharply criticized as...

Ciidanka Booliska Soomaaliya oo soo qabtay burcaddii ugu badneyd + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada Booliska Soomaaliya oo maalmihii u dambeeyay howlgallo ka waday magaalada Muqdisho ayaa gacanta kusoo dhigay burcaddii ugu badneyd oo dhibaato ku heysay shacabka.   Illaa 10 eedeysane oo loo haysto dil, dhaawac iyo dhac ayuu soo bandhigay taliska qaybta booliska ee gobolka Banaadir. Warsaxaafadeed uu soo saaray taliska ayaa waxaa lagu sheegay in dhammaantood la horgeyn doono maxkamad,...

Faah faahino ka laga helayo Nin iyo Xaaskiisa oo lagu dilay gobolka Galgaduud

CADAADO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in xalay maleeshiyaad hubeysan ay dil ka gaysteen inta u dhexeysa magaalooyinka Godinlabe iyo Cadaado ee gobolkaasi, kaas oo loo gaystay nin iyo xaaskiisa.   Marxuumka oo kasoo jeeday dhanka Cadaado ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cilmi Cumar, waxaana lala dilay marwadiisa xilli ay ku sugnaayeen hoygooda. Wararka ayaa intaasi kusii...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo beeniyay wararka sheegaya in Kenya ay masaafurisay

MUQDISHO – Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa beeniyay wararka sheegaya in 25-kii bishan laga soo celiyay dalka...

Somalia’s deputy prime minister denies reports of deportation from Kenya

MOGADISHU — Somalia's Second Deputy Prime Minister Jibril Abdirashid Haji has denied reports that he was denied entry and deported from Kenya on June 24,...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed, kana dhagax-dhigay kuwo cusub

MUQDISHO -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay mashaariic horumarineed oo isugu jira waddooyin iyo xarumo...