Ex-Somali PM Demands Apology from President for Remarks on Unemployed Youth Alarm
MOGADISHU, Somalia - Former Somali Prime Minister Hassan Ali Khaire has called on President Hassan Sheikh Mohamud to apologize for remarks made during a speech at a mosque in the Presidential Palace after Friday prayers.
President Mohamud criticized young people complaining about unemployment, suggesting those previously involved in al-Shabab activities or theft are the ones now complaining about the lack...
Somali President Pushes Fair Elections and Economic Growth
MOGADISHU, Somalia - President Hassan Sheikh Mohamud emphasized the importance of a fair and inclusive electoral process during a recent address, reaffirming the government's commitment to ensuring that every Somali citizen has the opportunity to vote, regardless of their location.
The president's remarks underscore the government's dedication to upholding democratic principles and empowering the Somali people to choose their leaders.
President...
Xisbiga Himilo Qaran oo eedeyn culus u jeediyay madaxweyne Xasan Sheekh
MUQDISHO (SMN) - Xisbiga Himilo Qaran ayaa si weyn u cambaareeyay hadalkii kasoo yeeray madaxweynaha Soomaaliya ee ku aadana cabashada dhalinyarada shaqo la'aanta ah.
Xisbigan oo uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee dalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa shaaca ka qaaday in madaxweynaha uu u gefay dhalinyarada Soomaaliyeed.
Sidoo kale wuxuu tilmaamay in hadalka Madaxweynu uu dhiirri gelinayo in dhallinyaradu ay ka...
Madaxweynaha JFS oo ka hadlay sida ay ku suurtageli karto doorasho qof iyo cod
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay hanaanka doorasho ee dalka ayaa sheegay in ujeedka dowladda uu yahay in shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ay fursad u helaan inay codkooda dhiibtaan.
Madaxweyne Xasan“Dalka waxaa ka dhici doona doorasho qof iyo cod ah, shacabka Soomaaliyeed ayaa wax dooranaya, taasi waa mabda’a, Soomaaliya...
Puntland oo soo qabatay mid kamid ah Shabaab ka baxsaday xabsiga Gaalkacyo
GAALKACYO (SMN) - Ciidamada Booliska Maamulka Puntland oo howlgal sameeyay ayaa gacanta kusoo dhigay mid kamid ah xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo dhawaan ka baxsaday xabsi ku yaalla waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.
Ciidamada ayaa soo qabtay Barkhad Cawil Xirsi oo ku xukumanaa dil toogasho ah, waxaana weli ciidamadu ayku raadjoogaan saddex kale oo baxsad ah.
Warsaxaafadeed kasoo baxay...
Guddoomiyaha BFS oo booqasho ku tegay xarunta Hay’adda SoDMA + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo kormeer ku tagay xarunta qaran ee howlgalada gurmadka deg dega ah oo hoostagta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SODMA ayaa halkaasi kulan kula qaatay maamulka iyo howlwadeenada hay’adda oo uu guddoomiyaha hay’adaasi hogaaminayo.
Ugu horeyn maamulka xarunta Qaran ee Howlgalada Gurmadka Degdega...
Somalia, Ethiopia to resume talks on port deal under Turkish mediation, Ankara says
ANKARA — The foreign ministers of Somalia and Ethiopia will meet in Ankara next week to discuss disagreements over a port deal Addis Ababa signed with the breakaway region of Somaliland earlier this year, Turkey's foreign minister Hakan Fidan said.
Turkey is now mediating talks between the East African neighbors, whose ties became strained in January when Ethiopia agreed to lease...
Khayre oo ugu baaqay madaxweynaha inuu raaligelin siiyo dhalinyarada
MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa ka falceliyay khudbadii uu shalay jeediyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay cabashada dhalinyarada dalka ee shaqo la'aanta.
Khayre ayaa tilmaamay in jawaabta uu bixiyay madaxweynaha uu ugu gefay dhalinyarada Soomaaliyeed, wuxuna ugu baaqay inuu raalligelin ka bixiyo arrintaasi.
Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa...
Somalia: Explosion at Beled-Hawo Police Station Kills 1, Injures 4
BELED HAWO, Somalia - The tranquility of Beled-Haawo district in the Gedo region was shattered last night as a devastating explosion ripped through the local police station.
Reports from the town which lies near the Kenya border suggest that the blast, believed to have been caused by bombs, resulted in the tragic loss of one life and left four others...
Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya oo la kulmay odayaasha dhaqanka Awdal
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS Hon Ali Yusuf Ali - Xoosh ayaa xafiiskiisa kula yeeshay kulan kala warqaadasho iyo xog wareysi ah Odeyaasha dhaqanka Awdal oo soo gaaray caasimadda Muqdisho iyo Siyaasiyiinta kumatasha goleyaasha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.
Odeyaasha dhaqanka Awdal ayaa Wasiirka Arrimaha Gudaha uga warbixiyey xaaladda dadka iyo deegaanka Awdal...










